sidee soomaili xal kahelikartaa written by mohamed ibrahim , July 24, 2008
somali xal uhelideda waxa lagu xirey ka tagida ethopia dalka somalia run ahaan hadii an kahadalno dowladna ma ogala iney ethopia ciidamadeeda kala baxdo soomaliya ayadoo la heli ciidamo lagu bedelo kuwa ethopia wayo dawlada soomalia ee madax kayahay c/lahi yusuf aya waxey ku naf dhooraneysaa ciidamad ethopia tasina wa run wayo waxaa hubal ah hadey lahelin ciidan bedala kuwa ethopia oona ethopia cidamadeeda kala baxdo iney lagu festeysan doona kuwa dowlada ayna kuwa sharuuda dad kuxirey ah waa mucaradka iney ayagana dowladkale dhisi karin waayo soomalia rayi ahanteyda waa in lasameeya sharci cusub oo calamka ka jirin kasii oo ah in lasiiyo qabilkast halmadaxweyne waa in loomagacawaa wadanka 20 madaxweyne oo ka kala socdaa qabiilkasta soomaila ah >