|
|
| News in Somali/Siyaasadda | Somaliya |
|
|
|
|
|
|
|
Sunday, 06 July 2008
|
|
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Askarta Dowalada KMG Soomaaliya oo taageero ka helya kuwa Itoobiya ayaa saka waxa ay howlgalo baaritaano ah ka fuliyeen deegaano ay marto wadad warshadaha.
Ciidamadaan oo ahaa kuwii dhawaan lagu soo tababaray wadanka Itoobiya oo ay la socdaan Ciidamo Itoobiya ayaa subaxnimadii hore ee saaka isku fidayay qaybo k...
|
|
|
|
 Sunday, 06 July 2008
Dhusa Mareeb,(insidesomali.org)-Haddii dad badani ay maqleen uun waxaa Dhuusamareeb lagu dilay hoggaamiyihii dh... |
|
 Sunday, 06 July 2008
Beledweyne,(insidesomalia.org)- Abaare Saacaddu markey aheyd xalay 1:00 am waxaa mar kaliya laga wada maqlay Xaafadaha Magaala... |
|
Sunday, 06 July 2008
Beledweyne,(insidesomalia.org)- Col. Cumar Xaashi Aadan oo ah Xoghayah Arrimaha Gudaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya a... |
|
|
Sunday, 06 July 2008
Walaweyn,(insidesomalia.org)- Guddoomiye ku xigeenka dhinaca ammaanka ee Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Maxamuud Cilmi ayaa wuxuu sheegay in Ciidamo Boolis ah oo u joogay Deegaanka Yaaq biriweyne ay weerar ku qaadeen Ciidamo Mileteri ah oo ka tirsan Guut... |
|
Sunday, 06 July 2008
Baydhabo,(insidesomalia.org)- Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo shir ku yeeshay xaruntooda Magaalada Baydhabo ayaa waxay gunaanadkii shirkooda isku raaceen in aan fasax lagelin oo ay sii wadaan howlaha Baarlamaanka.
Xildhibaannada oo m... |
|
.jpg) Sunday, 06 July 2008
Beledweyne, (insidesomalia.org) - Saacadihii ugu dambeeyay dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne waxaa ay ahaayeen kuwo ku jira xaalad jahwareer badan, kadib markii qeybo ka mid ah Magaalada dhaqdhaqaaqyo Malatari ay ka bilaabeen Xoogagga Maxkamadaha Islaam... |
|
Sunday, 06 July 2008
Cadaado, (insidesomalia.org)-Dagaal culus ayaa waxaa uu ka soconayaa Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, iyadoo dagaalka laysku adeegsanayo hubka Nuucyadiisa kala duwan.
Dagaalkaan ayaa yimid ka dib, markii muran ka dhashay dhul ku yaala Deg... |
|
 Saturday, 05 July 2008
Walaweyn,(insidesomalia.org)- Wararka naga soo gaarayo Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabelaha hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in galabta dagaal Culus uu ku dhaxmaray Ciidamada Booliska iyo dagaalyahanada Al,shabaab, iyadoo dagaalka laysku adeegsaday hubka nu... |
|
 Saturday, 05 July 2008
Yemen, (insidesomalia.org)-Xubnaha Isbeheeysiga dib u xoreeynta Dalka Soomaaliya qeeybtooda Asmara u matalaya wadahadalada dalka Yemen ayaa waxaa ay maanta gaareen magaalada Sanca ee dalkaasi Yemen.
Xubnahani oo ka koobnaa illaa 6 Xubnood oo u... |
|
 Saturday, 05 July 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Kooxo Hubeeysan ayaa barqanimadii maanta dil toogasho ah ugu geeystay Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir askari ka tirsanaa ciidamada Dowladda xili la sheegay in uu ku gudo jiray fal burcadnimo ah.
Askarigani... |
|
Saturday, 05 July 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Waxaa Qarax Miino ku geeriyooday Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Yaaqshiid Xasan Cadde iyo inta badan ilaaladiisii oo ay gaari wada saarnaayeen, kuwaasi oo uu ka soo haray mid kaliya oo dhaawac ahaan Isbitaal loogu qaaday.
... |
|
 Saturday, 05 July 2008
Fere Feer,(insidesomalia.org)- Xoogagga Makamadaha Islaamiga ayaa saaka waxaa ay weerar u qaadeen kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sii jeeday dhinaca Degmada Feer-feer xilli ay marayeen halka lagu magacaabo Baar kuul oo ah tuulo u dhaxeysa Kalabeyr iyo ... |
|
Saturday, 05 July 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in xaalada Amaan ee Dalka Soomaaliya ay ka sii dareeyso, isla markaana ay sii kordhayaan dhibaatooyinka loo geeysanayo dadka rayidka ah.
Saraakiisha gargaarka ee Qaramada Midoobey a... |
|
.jpg) Saturday, 05 July 2008
Baydhabo,(insidesomalia.org)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in maanta ay xaruntooda ADC-da kulan ku yeelan doonaan Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.
Kulan... |
|
 Saturday, 05 July 2008
Baydhabo,(insidesomalia.or)- Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay qarax geystay dhaawaca afar ruux oo isugu jiray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo dad rayid ah.
... |
|
Friday, 04 July 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Afhayeenka Howl-gallada Maxkamadaha Islaamka Cabdiraxiin Ciise Caddow ayaa wuxuu beeniyay hadal ay sii deysay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Itoobiya, kaasi oo ahaa in ay Ciidamada Itoobiya dileen 71 dagaalyaha... |
|
.jpg) Friday, 04 July 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa saaka subaxnimadii waxaa lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo xiligaasina ay xirnaayeen waddooyinka u dhow garoonka.
Madaafiicdaas oo dhowr ahaa ayaa mid ah ka mi... |
|
Friday, 04 July 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa shaaca ka qaaday in uu fashilmay qorshe la doonayay in lagu weerayo xoogaga ka amar qaata Al-Shabaab oo ku sugan deegaanno ka tirsan Gobollada Bay iyo ... |
|
Friday, 04 July 2008
Baladweyne,(insidesomalia.org)-Qarax Miino oo dad ay ku dhinteen ayaa waxaa uu saaka waaberigii ka dhacay gudaha Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo ahaa mid wadada dhinaceeda lagu aasay, waxaana uu ku qarxay dad rayid ah oo halkaasi ... |
|
.jpg) Friday, 04 July 2008
Qaahira,(insidesomalia.org)- Xaflad lagu maamuusayay Munaasabadaha xuriyada Soomaalida oo uu ka soo qeyb galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr.Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Wadanka Masar.
Xafladan oo... |
|
Friday, 04 July 2008
Mogadishu,(insidesomalia.org)- Waxaa shalay gelinkii dambe lagu dilay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya alle ha u naxariistee Cabdikariin Shiikh Ibraahim oo ka mid ahaa Ganacsatada sida weyn looga yaqaano Dalka Soomaaliya.
Mar... |
|
Friday, 04 July 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org)-Muddo ku dhaw 10 maalmood ama laba toddobaad ahba waxey indhaheyga qabaneyeen qoraalo looga hadlayo maalinta xorriyadda Soomaaliyeed, waxaana maqlayey masuuliyiin hambalyo direysay, waxaase igu soo noqnoqotay su’aal ah “Soomaa... |
|
Thursday, 03 July 2008
Yemen,(insidesomalia.org)-Waxaa dib u dhac uu ku yimid kulan Dalka Yemen lagu dhex dhexaadin lahaa Mas'uuliyiinta Isbaheysiga dib u Xoreynta ee uu hareeyay khilaafka xaga fikirka ah.
Xubno uu horkacayo Sheekh Sharii... |
|
|
Jabuuti,(insidesomalia.org)-Xaflad-suugaaneed weyn oo si wacan loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday Guriga Ummadda ee magaalada Jabuuti 30kii Juun 2008da. Habeen-suugaaneedkaas oo lagu maamuusayey munaasabadda toban-jirsiga Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Halabuurka Soomaaliyeed kuna abtirsada dallad-weynta caalamiga ah ee International PEN. Waxaa kale ee ay munaasabaddu ku beegnayd shan sano oo u buu... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Gudiga Baarlamaanka Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya u qaabilsan arimha Warbaahinta ayaa Xukuumada ugu Baaqay in ay xaqdhoowraan Saxaafada xorta ah ee ka Jirta Dalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Gudiga Baarlamaanka Soomaaliya ee u qaabilsan Saxaafada Xildhibaan Axmed Cawad Casharo oo Saxaafada u waramayay isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ... |
Kismayo, (insidesomalia.org)- Waxaa saaka lagu aasay Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose Wariye Nasteex Daahir Faaax oo xalay kooxo hubeysan ay ku dileen gudaha Magaaladaasasagoo ku jiraha howlihiisa Saxaafadeed.
Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qeybgalay Dad aad u fara badan oo isugu jiray Eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday iyo weliba Mas'uuliyiinta gacanta ku heysa... |
|
.jpg)
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in aysan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofi doonin kana soo degi doonin cid aan talaal qabin.
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca Arrimaha Bulshada Maxamed Cusmaan Cali Dhagax-tuur ayaa sheegay in wixii ka dambeeya Talaadada soo socota ... |
Nairobi,(insidesomalia.org)- Soomaaliya oo aan laheyn Dolwlad si fiican u shaqaysa tan iyo sanadkii 1991 ayaa noqtay meel wasaqda badan lagu soo daadiyo gaar ahaan sunta Nuclearka sidaas waxaa ku waramay Danjire Walad Cabdalla, asagoo intaas sii raaciyay in warkaan uu ka helay meel uu ku kalsoonhay.
Axmed Walad Cabdalla, waxuu kaloo uu yari Soomaaliya waxay noqotay goob lagu q... |
Burtinle (insidesomalia.org)- Waxaa xalay tuulada Xarfo oo u dhaxeysa Bacaad weyn iyo Burtinle ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Shiriye, kaasoo mudooyinkan ku xanuunsanaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamil Goboleedka Puntland.
Ka hor inta uusan geeriyoon Xildhibaankan ayaa waxaa shalay galab loo ambabixiyay Magaal... |
|
Marka (insidesomalia.org)- Masaajida Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha Hose ayaa maanta waxaa looga hadlay duqeyntii habeen hore diyaaradaha Mareykanka ay u gaysteen guri ku yaala Degmada Dhuusa mareeb oo ay ku sugnaayeen Mas'uuliyiin ka tirsan Ururka Al shabaab oo uu ka mid ahaa yahay Macalin Aadan Xaashi Ceyrow.
Qaar ka mid ah Culamaa'udiinka Magaalada Marka ayaa waxa ay Cambaareeyeen duqeyntii Mareykanka uu ka gaystay Degmada Dhuus... |
Mugdisho, (insidesomalia.org) - Maanta oo ah Ciidda Carafo, waa Maalin farxad leh oo ay Dadka Muslimiinta ah si weyn u Maamuusaan, iyadoo ay xusid mudan tahay in Ciiddan ka mid tahay labada Ciidood ee ay Dadka Muslimiinta ah leeyihiin.
Hayeeshee Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Dalka Soomaaliya ayaan maanta si weyn looga ciidin, waxaana taas ugu wacan iyadoo uusan hagaagsaneyn Ammaanka Magaalada, isla markaana Dagaallo ka dhacay ay ku barak... |
Muqdisho, (insidesomalia.org) Wararka laga helayo shirkadaha duulimaadyada Muqdisho ayaa sheegaya in dowladda Sacuudiga ay ka diiday Dowladda KMG Soomaaliya in dadka xajinaya sanadkan ee Soomaaliya ka tagaya ay ku xajiyaan waraaqo aqoonsi ah oo ku aaddan Xajka maadaama Baasaboorka cusub ee dowladdu soo samaysatay uu dalal badan ka socon la' yahay ayna diidan yihiin.
Xukuumadda Sacuudiga ayaa si cad u sheegtay inaan dalkeeda lagu soo gali karin B... |
|
Muqdosho,(insidesomalia.org)- Waxaa gebi ahaanba hakad la geliyay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, waxayna xayiraadda ganacsiga saameyn ku yeeelatay dadka degmadaas ku dhaqan.
Xasan Axmed Nuur oo ka mid ah dadka Degmadaas ku dhaqan oo uu saameyn ku yeeshay xayiraadda ganacsi ee lagu soo rogay Degmada Dharkeenley ayaa wuxuu sheegay in amarka lagu joojiyay dhaq... |
Beledweyne,(insidesomalia.org)-Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar culus ku qaaday Guriga ganacsade Ibraahim Cabdi Dhaay oo ka mid ah Milkiilayaasha Shirkada Khaadka soo galiya Magaalada Beledweyne.
Xiliga weerarku dhacay oo ku beegneyd 1:00 habeenimo ee xalay ayaa markaliya laga wada maqlay xaafadaha Magaalada dhawaaqa hubka fudud iyo kuwa la dul rido gadiidka dagaalka ee loo yaqaan Tikinikada waxaana wararku sheegayaan in kooxaha soo weeraray gur... |
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Dalka Jamhuuriyada Jabuuti waa Dal yar oo barwaaqo ah, wuxuuna Xuduudo laleeyahay Dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretereya, wuxuuna dalkan gaaray horumar wanaagsan mudooyinkii ugu dambeeyey.
Dalkan wuxuu xiriir wanaagsan la leeyahay Dalalka Reer Galbeedka waxaana halkaan Jabuuti saldhigyo ku leh Ciidamado ay leeyihiin Dalalka laysku yiraahdo Gaas... |
|

Baladweyne, (insidesomalia.org)-Caruur iyo dad waaweeyn ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday deegaano hoos taga gobolka Hiiraan ee Dalka Soomaaliya.
Tirada Caruurta iyo dadka da’da ah ee u geeriyoonaya cudurka shuban biyoodka iyo macluusha kana mid ah dadka ku jira xerooyinka dadka soo barakacay ee ku yaala gudah Magaalada Baladweyne ayaa maalinba maalinta ka danbeeya ayaa waxaa ay ... |
.jpg)
Dhadhab,(insidesomalia.org)- Qoxooti hor leh oo Soomaaliyeed ayaa buux dhaafiyay Xeryahay Qaxootiga ee kuyaala Wadanka Kenya.
Sida uu shaaciyay Tv-ga Qaran ee Wadanka Kenya kumanaan Qaxooti Soomaaliya ayaa malmihii ugu dambeeyay waxa ay aad u soo galyeen Xuduuda wadanka Kenya, iyagoo siwayn u sii galay xerooyinka Qaxootiga ee Dalkaasi Kenya.
Qaxootigan ayaa la sheegay in ay tir... |
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ugu baaqaay kooxaha afduubka u geeysta shaqaalaha Hay'adaha Samafalka in ay joojiyaan, isla markaana waxaa ay ugu baaqeen in ay sii daayaan kuwa ay haatan heystaan.
Afhayeenka Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo xalay u waramayay Idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in aysan munaasib ... |
|

Nairobi,(insidesomalia.org)- Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqaday in Ciidamo ka socda Qaramada Midoobey oo hordhac ah la keeno Dalka Soomaaliya.
Safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Dalka Kenya Mr Michael Ranneberger oo u waramayay wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Dalkaasi Kenya ayaa waxaa uu sheegay in xiligan ay Qaramada Midoobey ka codsanayaan in Dalka Soomaaliya loo soo diro Ciidam... |
Muqdisho, (insidesomqliq.org)- Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay soo dhawaysay Dowladda Maraykanka oo dhawaan lacago ugu deeqday Soomaaliya, waxaa sidoo kale Dowladu ay soo dhawaysay Mowqifkii Dowaladda Maraykanku ay ku taageertay Arimaha dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo go'aankii ay ku taageertay heshiiskii lagu gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuuti.
... |
Muqdisho, (insidesomalia.org)-Jaamacada Carabta ayaa waxaa ay sheegtay in wadamada Midowga Africa ay iska kaashanayaan sidii loo dajin laha Xaalada kacasan ee wadanka Soomaaliya.
Uqeybsamaha Arimaha Africa Jaamacada Carabta Samiir Xusni oo ku sugan Magaalada Qahira ee Dalka Masar ayaa waxa uu sheegay in Jaamacada Carabta iyo midowga Africa ay iska kaashanayaan sidii loo dajin lahaa Xaalada dalka Soomaaliya,waxaana uu tilmaamay in Jaamacada Carab... |
|

Muqdisho, (insidesomalia.org) - Afhayeen u hadlay Ciidamada Rwandan oo lagu Magacaabo Jill Rutaremara ayaa wakaalada wararka AFP u sheegay in ay Ciidamo udiri doonan Dalka Soomaaliya.
Go'aankaan u dirida Ciidamada ka socda Dowladda Rwandan ee Dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo warmayaa in lakeeni doono dhamaadka Sanadka 2008.
Tirada Ciidamada ay udirayaan Dowladda Rowanda Dal... |

Sharma Shekh, (insidesomalia.org)-Ilaa iyo labatan qodob ayaa aad lagu falanqayay kulamadii labada malmood ka socday Sharma sheekh, ku waasoo horay ay u soo diyariyeen Golha Wasiirada, hasa yeeshee shir gudoonka ayaa waxuu soo saray qaraaro.
ugu horeentii Dhanka Soomaalida Golaha Midowga Afrika Maamulka iyo ka hortigida Dagaalada waxuu qaraar ku qaatay sida ku cad bayaanka uu ... |
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Dowladda iyo Shacabka Jibouti ayaa maanta waxay u dabaal degeen sanadguuradii 31aad ee ka soo wareegatay markii ay Jibouti xornimada ka qaadatay Gumeystihii Faransiiska.
Shacabka Jibouti ayaa maanta waxay u ahayd maalin Ciid ah oo kale, waxayna iyagoo faraxsan isugu soo baxeen Waddooyinka Magaalada Djibouti iyagoo weliba wata Calanka Jamhuuriyada Jibouti.
... |
|

Tripoli, (insidesomalia.org) - Tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku geeriyooday Saxaraha weyn ee u dhaxeeya wadamada liibiya iyo Suudaan.
Dadkaan Soomaalida ah ee ku geeriyooday Saxaraha weyn ee u dhaxeeya liibiya iyo Suudaan ayaa la sheegayaa in ay ka yimaadeen Magaalada Muqdisho iyo Magaalada Nairoobi ee xarunta wadanka kenya, kuwaasi oo doonaya in ay gaarayaan dalka liibiya kadibna ay uga si... |
Muqdisho.(insidesomalia.org)- Xaalada shaqaalaha saran Markabka laga leeyahay Wadanka Germany ee lagu magacaabo Lehmann Timber oo 28kii Bishii May lagu afduubtay xeebaha Dalka Soomaaliya ayaa ka sii dareysa.
Kabtanka Markabkani oo awood u helay in uu la xiiriro qoyskiisa ayaa Aabihaha kabtankani oo ka warbixinaya xaalada shaqaalaha markabkasi saaran ayaa waxaa uu sheegay in aynaan helin raa... |
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Burcad Badeed Soomaaliyed ayaa la sheegayaa in ay afduubtteen Markab laga leeyahay Wadanka Holland, kaasi oo la sheegay in uu marayey Xeebaha Wadanka Soomaaliya
Maarkabkaani ayaa waxa uu ku sii jeeday Dekada Magaalada Constanza ee Wadanka Romania,waxaana xaqiijiyay in la afduubtey Milkiilaha Markabkaasi oo u dhasahay Wadanka Holland iyo nin ka tirsan Kooxda Ba... |
|
.jpg)
Mogadishu,(insidesomalia.org)- Xaflad lagu maamuusayay bilaabashada Sanad-dugsiyeedka 2008-2009 ee Dugsiyada hoos-taga Jimciyadda Makka Al-Mukarrama oo kala ah Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan, Makka Al-Mukarrama iyo Macallin Jaamac ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga Macallin Jaamac ee Magaalada Muqdisho.
Xafladdaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay mas... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Hotelka Jidda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Dood Cilmiyeed ku saabsan dhowrista Xuquuqda Caruurta, kaasi oo ay ka qeybgaleen Dad aad u faro badan oo ka socday Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Dood Cilmiyeedkan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Ilaalinta Caddaaladda, isla markaana ay maalgelisay Hay'adda NOVIB ayaa wuxuu socday hal maal... |
Kismaayo, (insadesomalia.org)- Masuuliyiinta Jaamcada Magaalada Kismaayo ayaa shaaca kaqaadey in Jaamacada juba ee magaalada kismaayo ay qabsadeen maleeshiyo Beeleedyo kuhubeysan gaadiidka tiknikada looyaqaano.
Masuuliyiin ka tirsan Jaamacada Juba ee Magalada Kismaayo ayaa walaac xoogan ka muujiyay heeysashada Jaamacadasi ee Maleeshiyaadka ay haystaan, waxaana ay Maamulka Magaaladasi gacant... |
|
|
|
|