|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Saturday, 11 October 2008
|
|
Addis Abba,(insidesomalia.org)-War ka soo baxay mid ka mid ah gar gaarka ayaa lagu sheegay in dhibaato cunno xumi middii ugu darneyn xiligaan ka tagaan tahay dalka Itoobiya.
Oxfam ayaa tibaaxday in tira dadka u baahan kaalmooyinka cunno deg deg ah ay kor u dhaafayaan 4.6 milyan oo qof.
Hay`addani wa...
|
|
|
|
Saturday, 11 October 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Wararka ka kala imaanaya deegaanno ka tirsan Soomaaliya ayaa sheegaya in meelo kala duwan oo ay k... |
|
Friday, 10 October 2008
Muqdishio,(insidesomalia.org)- Wafdi ka socda hey’adda cuntadda Adduunka ee WFP ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iya... |
|
Wednesday, 08 October 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Hay'addaha xaquuqul insaanka iyo kuwa gargaarka ayaa ku eedeeyay dhinacyada ku lugta leh dagaala... |
|
|
.jpg) Wednesday, 01 October 2008
Burco,(insidesomalia.org)- Hay’ada wadaniga ah ee East African Well Fare and Development Association ayaa manta markii u horeysay deeq raashin ah gaadhsiisay dadweynaha dan yarta ah, ee ku nool meelo ka mida deegaanada Gobalka Togdheer.
... |
|
 Monday, 29 September 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Dadku ku dhibaataysan is bitalaada magaalada Muqdisho ayaa in tooda badan waxaa dhibaatadu ama dhaawacayada ay ka soo gaaraan dagaalada xoogan ee ka dhaca Magalaada Muqdisho iyadoo markii ay dagalamaayan xooga ku hardamaya mag... |
|
Monday, 29 September 2008
Sanca,(insidesomalia.org)- In kabadan 50-qof oo Soomaali ah ayaa waxaa ay ku geeriyoodeen xeebaha wadanka Yemen halka kuwa kalena la soo badbaadiyay.
Ugu yaraan 52-muhaajiriin Soomaali ah ayaa ku geeriyootay xeebaha wadanka Yame... |
|
Friday, 26 September 2008
Marko, (insidesomalia.org)- Guddoomiyaha Gargaarka ee Maamulka Shabeeladda Hoose Maxamuud Daahir Faarax (Qooleey) ayaa ka codsaday hay'adaha gargaarka iyo ganacsatada Soomaaliyeed inay gargaar la gaaraan dadkii kasoo barokacay Muqdisho.
Mas'uu... |
|
 Sunday, 21 September 2008
Yemen,(insidesomalia.org)- 12 qof ayaa geeriyooday halka 25 qofna la la yahay ka gadaal markii dooni yar oo ay la socdeen dadkaasi oo tahriibayaal ah kuna socday Dalka Yemen habeenimadii arbacada ee aynu soo dhaafnay, doontaas ayaa siday dad tiradoodu ku d... |
|
Sunday, 14 September 2008
Qahira,(insidesomalia.org)- Jaamacada Carabta iyo barnaamijka cuntada aduunka Qaramada Midoobay ee WFP ayaa markii ugu horeysay waxay si toos ah uga wadahadleen talaabooyin lagu doonayo in lagu gargaaro bulshada Soomaalida.
Xogh... |
|
.jpg) Friday, 12 September 2008
Afgooye,(insidesomalia.org)- Qaar ka mid ah Dadka u baracay inta u dhaxeyso xaawo Cabdi iyo ceelasha biyaha oo nasiib u yeeshay bishaan in ay helaan dhalinyaro afur u sameyso maalin kasta iyada oo qaarkoodna la siiyey 260 bacaha robka laga galo ah
... |
|
Thursday, 11 September 2008
World Bank,(insidesomalia.org)- Bankiga Adduunka ayaa u ansixiyay wadanka Soomaaliya 7 Milyan oo Doollar oo wax lagaga qabto saboolnimada iyo wax soo saarka dalagga beeraha,Bankiga ayaa sheegay in deeqdaasi lacageed lagu bixin doono gargaarka deg dega si... |
|
 Wednesday, 10 September 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Degmooyinka Shibis,Kaaraan iyo Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka soconaya olole wax loogu uruurinayo dadka aan waxba heysan ee degmooyinkaas ku nool.
Culumaa’udiin iyo waxgarad ka mid ah ... |
|
.jpg) Saturday, 06 September 2008
Nairobi,(insidesomalia.org)- Hey'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF, ayaa sheegtay in ku dhawaad saddex milyan oo carruur ah oo ku sugan Geeska Africa ay halis ugu jiraan geeri, cudurro iyo nafaqodarro ka dhashay masiibooyin isbiirsaday... |
|
 Friday, 05 September 2008
Boosaaso,(insidesomalia.org)- Waxaa Bilahan dambe Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug laga bilaabay dhismo loogu talagalay in lagu xanaaneeyo Caruur Agoon ah oo sanooyin farabadan dulsaar ku-ahaa,qeyb kamid ah Iskuulka sare ee (Cumar-Samatar).
... |
|
 Friday, 05 September 2008
Nairobi,(insidesomalia.org)- Baraf aan la sugeyn ayaa si lama filaan ah uga da`ay dalka Kenya dhawaan, waxaana goobaha uu harqiyay barafkan ka mid ah tuulada Nyahururu oo 220 kilo mitir dhinaca waqooyiga kaga beegan caasimadda dalkaasi ee Nairobi.
... |
|
.jpg) Thursday, 04 September 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Roobab aan kala go,laheyn oo ka da,ayo Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran xalay ilaa iyo xiligaan ayaa waxaa ay geesyteen qasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo hakad ku yimid isu socodka dadka iyo gaadiidka.
... |
|
Thursday, 04 September 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Dadka barakaca ah ee kunool deegaano fara baran oo ku yaalo duleedka Magaalada Muqdisho ayaa qeylo dhaan xoog leh ka muujiyey dhibaatooyin kasoo gaaray roobab mahiigaan ah oo xiriir ah oo tan iyo xalay ka da,ayey Magaalada Muq... |
|
Thursday, 04 September 2008
Mogadisho,(insidesomalia.org)- Abaarihii 10-kii habeenimo xaley ayaa Magaalada Muqdisha iyo deegaannada la xariira waxaa ka biloowday roob ilaa iyo hadda socda.
Roobkaan oo sababay in uu guud ahaan joogsado gaadiidkii isaga goos... |
|
Thursday, 04 September 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org)-Hay'adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahay ee MSF ayaa sheegtay in ay joojinayso howl ay ka waday xarumo caafimaad oo ay ku lahayd Degmooyinka Wardhiigley iyo Hodan ee Magaalada Muqdisho.
Médecins Sans... |
|
Wednesday, 03 September 2008
Hargeysa,(insidesomalia.org)- Dooxa Magaalada Hargeysa ayaa xalay 10:30 qaaday Gaari Bas ah iyo rakaabkii saarnaa oo tiradooda lagu qiyaasay 30 qof, Waxaana socda hawlgal lagu samata bixinayo dadkii saarnaa Baska ee uu qaaday daadka.
... |
|
Wednesday, 03 September 2008
Baladweyne ,(insidesomalia.org)- Shacabkii ka barokacay magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa si weyn uga cabanaya cunno la'aan iyo biyo la'aan ku haysata goobihii ay ku barokaceen.
Dadkaas oo Baladweyne uga cararay dagaa... |
|
Saturday, 30 August 2008
Nairobi, (insidesomalia.org)- Hay'adaha caalamiga ah ee gargaarka ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay gargaar dheeraad ah geeyaan Somalia iyagoo ka dayriyay xaaladaha amaan ee dalka ay dagaaladu la dageen.
In badan oo ka tirsan... |
|
Saturday, 30 August 2008
Hargeysa,(insidesomalia.org)-Munaasibad maanta lagu qabtay Xarunta daryeelka,xanaaneynta iyo quudinta dhimirka ee Xaafada New Hargeisa, ayaa lagu guddoonsiisay deeq maryo ah oo ay soo gaadhsiiyeen,shakhsiyaad u dhashay Somlaliland oo ku nool Magaalada Teh... |
|
|
Baydhabo,(insidesomalia.org)- Barqanimadii maanta ayaa xabsiga Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay laga sii daayey weriye lagu magacaabo Cali Ilyaas Cabdulle oo Magaaladaasi uga soo warama Idaacadda Qur’aanka kariimka IQK oo ka mid ah Idaacadaha madaxa banaan ee ka howlgala Magaaladan Muqdisho, ka dib markii ay shalay qabteen gudahana dhigeen Ciidamada Booliska ee Magaalada Baydhabo.
... |
Hargaysa,(insidesomalia.org)-Maamulka Sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa maanta markii u horeysay go,aan ka danbaysa ka soo saaray cida ay u aqoonsan yihiin Gudoomiyaha SOLJA ee Gobalka Togdheer.
Go,aankan cusub ee SOLJA oo habeenkii xalay ay soo saareen War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Caasimada Hargaysa, waxaa lagu cadeeyey in xubnaha Maamulka ee Uru... |
Laascaano,(insidesomalia.org)- Waxaa maalintii labaad lugu haya Xabsiga Wariye Cabdi Qani Ismaaciil goox oo kamid ahaan jiray wariye yaashii ka howlgalijiray Radio Laascaanood haatana ka howlgala baraha Internet-ka ,Wariyaahaan ayaa xabsiga waxaa dhigay shalay gelinkii dambe oo ka kaxeystay gurigiisa oo ku yaala Magaalada Laascaanood Ciidama ka amar qaata Maamulka Soomaaliland.
ee haatan ... |
|
Marka,(insidesomalia.org)- In ka badan 150-qof oo uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabelaha hoose.
Cudurka shuban biyoodka ayaa faraba’an ku haya Degmada Marka ee gobolka Shabelaha hoose, halkaasi kaasi oo soo ritay tiro dad ah oo u badan caruur waxana si weyn looga dareemay labadii maalin ee ugu d... |

Mexico,(insidesomalia.org)- Manuel Uribe oo loo aqoonsaday inuu yahay ninka aduunka ugu buuran isla markaana xaddiga baruurta jirkiisa maansheesay 2006-dii uu ahaa 560kg, taasoo ah culeys fuula ruux bini'aadam ah jirkiisa kii ugu darnaa ebid ayaa dhawaantaan warar ay soo xigteen wakaaladaha wararka aduunka waxa ay shaaciyeen.
in ninkani oo iminka miisaanka jirkiisu yahay 250-kg lagu wado i... |

China,(insidesomalia.org)- Diin Diin labo Madax leh oo culeyskiisu uu yahay 17gram ayaa ku dhashay Gobol la yiraahdo Anhui oo ka tirsan Dalkaasi China,waxaana warka ay sheegayaan in saynisyahanada dalkaasi China ay Diin-kani yar ka iibsadeen nin beeraleey ah oo helay Diinkaasi meel ku dhaw beertiisa, Waxayna sheegeen inay xanaaneyn doonaan Diinkan mucjisada ah.
Dhanka kale, n... |
|

Hargeysa,(insidesomalia.org)-Guud ahaan Magaalooyinka Somaliland iyo dalal badan oo Caalamka Islaamka ka tirsan ayaa shaley laga ciidey, iyada oo meelo kala duwan looga Ciiday siyaabo kala duwan.
Magaalooyinka iyo Degmooyinka Somaliland ayaa guud ahaanba laga Ciiday, iyada oo ay Magaalooyinka waawayn isugu soo baxeen Dadweyne aad u tiro badan oo Farxadda Ciiddal Fidriga awgee... |

Bosaaso,(insidesomalia.org)- Magaalada Bosaaso ayaa si wayn looga oogay maalinta Ciidul Fidiriga, Boqolaal kun oo ruux ayaa isugu soo baxay Garoonka wayn ee kubada Cagta ee magaalada Bosaaso halkaasi oo lagu gutay Salaada Sunaha ah ee Ciidul Fidriga, qaar ka mid ah Masuuliyiinta xukuumada Puntland ayaa munaasibadaasi joogay oo uu ka mid ahaa Madaxwayne Cade Muuse
Dadwaynaha k... |
Nigera,(insidesomalia.org)- Iyadoo weli ay taagan tahay doodii uu dhaliyay ninka u dhashay dalka Nayjeeriya ee qabay 86-ka xaas ayaa maalintii shalay waxaa banaanbax xoogan dhigay hawenkaasi oo codsanaya in ninkooda loo sii daayo kaasi Maamulka Islaamiga waqooyiga Nayjeeriya ka joojiyeen in uu booqdo haweenka.
Haweenka ayaa banaanxa ka horsameeyay wasaarada diinta iyo cadaala... |
|
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Waxaa socda dadaal lagu badbaadinayo Markab weyn oo ay ku raran yihiin Gaadiid iyo Shamiindo, kaasi oo ay biyo badan hoos ka soo galeen mar uu ku soo dhawaaday Dekedda Muqdisho.
Markabkan oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa markii uu ku soo dhawaaday Dekedda Muqdisho oo uu isu diyaarinayay in uu Baroosinka dhigto ayaa la sheegay in ay biyo hoo... |
Eyl,(insidesomalia.org)- Markab dagaal oo uu Maraykanku leeyahay ayaa ku dul-wareegaya markabka reer Ukraine ee ku afduuban xeebaha Soomaaliyeed, si Maraykanku ay uxaqiijiyaan in xamuulka uu sido ee Taangiyada iyo hubka kale ee saaran aan loola degin.
Mid ka mid ah burcad badeedda oo soo wacay BBC-da ayaa waxa uu ku sheegay in maraakiibta Mareykanka ay u jeedaan, oo ay diyaar... |
Marka,(insidesomalia.org)- Dhaqdhaqaaq xoogan oo luugu diyaargaroobayo Ciidul Fidriga ayaa si weyn looga dareemayaa suuqyada kala duwan ee Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha hoose.
Waxaa si xoogan looga dareemayaa suuqyada kala duwan ee Magaalada Marka dhaqdhaqaaq ganacsi oo dadka ku nool magalada Marka iyo hareeraheeda ay ugu diyaargarobayaan munaasibada ciidul fid... |
|
Sanca,(insidesomalia.org)- Dowlada Yemen ayaa walaac ka muujisay ciidamada Shisheey ee ku soo badanaya biyaha Soomaaliya waxaana ay sheegtay in Qatar weyn ay galin doonto Mustaqbalka Dalka Soomaaliya.
Siyaasiyin u dhashay wadanka Yemen ayaa walaac xoogan ka muujiyay xoogaga Ajinabiga ah iyo Ciidamada Shisheeye ee ku sii badanaya biyaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed.
... |
New York,(insidesomalia.org)- Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in maraakiib dagaal iyo Ciidan loo diro xeebaha Sommaliya si ey ula dagaalamaan kooxaha Burcad-badeeda ee caadeysatay afduubka maraakiibta.
Qaraarkan ayaa la ansixiyay kadib markii maalmihii ugu danbeeyay arintani fadhi ka lahaayeen golaha amaanka, waxaa horboodaya dowladda France oo markeedii ... |
.jpg)
Baydhabo,(insidesomalia.org)-Wararka ka imaanaya tuulada Goof guduud oo 30-kiilo mitir u jirta Magaalada Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in tuuladaasi duqeyn xoogan u geysteen shaley waaberigii diyaarado aan la garan wali cida iska leh ama halka ay ka yimaadeen.
Tuuladan oo la sheegay in ay fariisin u aheyd kooxo islaamiyiin ah oo howlgalo dagaal ka wada Gobolada Baay iyo Bako... |
|
Mandheera,(insidesomalia.org)- Ciidamada Kenya ayaa xir xiray dad u badan caruur iyo haween kuwaasi oo ka cararay dagaalada ka jira dalka Soomaaliya.
Ciidamada Booliiska dalka Kenya ayaa waxaa ay xirxireen dad kor u dhaafaya 40-qof oo u badan haween iyo Caruur kuwaasi oo la sheegay in la qabatay xili ay ka sii talaabayeen xadka labada dal kala qeybiya waxana dad goobjogayaal ... |
New York,(insidesomalia.org)- Xoghayaha guud ee cusub ee Urur-goboleedka IGAD Mr. Maxbuub Macallim ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay wararka sheegaya in hay’adaha federaalka ku meel-gaarka ah ee Soomaaliya ay ku kilmi doonaan Magaalada Nairobi.
Xoghayuhu waxa uu sheegay in fikirkaasi asal ahaan ka dhashay kulan ay dhawaan wasiirada arimaha dibadda ee IGAD ku yeesheen New Y... |

Soot Afrika,(insidesomalia.org)- Waxaa Maxkamad la soo taagay maanta burcadii jar-jartay qoyskii soomaliyeed ee ka koobnaa hooyo iyo 3 caruur ay dhashay oo si arxan daro ah loogu dilay tuulada Queens Town ee gobolka Westren Cape.
Burcada oo ka koobnaa ilaa 4-nin ayaa mid ka mid ah qirtay falkani isagoo sheegay in uu ka mid ahaa ragii xasuuqay qoyskan Soamliyed, balse waxa ink... |
|
Puntland,(insidesomalia.org)- The piracy crisis that threatens to cripple vital shipping lines through the Indian Ocean has claimed fresh victims as Somali bandits attacked two more ships.
Gun-toting buccaneers were reported to have stormed a chemical tanker in the Gulf of Aden off Somalia's northern coast, while another group tried to seize a United Nations World Food Progr... |
.jpg)
Eyl,(insidesomalia.org)- Mid ka mid ah burcad badeeda Soomaalida ayaa si xirfadeysan looga boojeeyay (laga xaday) lacag uu qeyb ahaan (xaqiisa) uga helay markab laga lahaa daka Japan oo habeen hore lagu sii daayey aduun dhan 1.600,000-kun oo dollar.
Burcadkan ayaa gawaarida ka baxada magaalada Garoowe ka baadi-gooba boorsadii lacagta iyo ninkii sida xirfadeysan... |

Soot Afrika,(insidesomalia.org)- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya socdaalka xubnaha dowlada KMG iyo isbaheysiga dib u xoreynta ku joogaan magaalada Cape Town ee dalka Soot afrika .
Shabakada Calanka ayaa warar ku heshay in dhanka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya uu hogaaminayo Mr. Maareeye halka dhanka Isbaheysiga dib u xoreyntana uu hogaaminayo Xuseen Siyaad Qoor Gaab oo ka ... |
|
Eyl,(insidesomalia.org)- Burcadcad badeed Soomaaliyeed ayaa siidaayey labo markab oo laga kala maamulo Jarmalka iyo Japan, sida ay Khamiistii (Sept 11, 2008) soo werisey hay'adda wararka u faafisa Faransiiska ee AFP.
Markabka Jarmalka ee "MV Trinidad" oo uu saaran yahay calanka yahay Antigua & Barbuda iyo markabka Japan-ka ee "MT Irene" waxaa xeebaha Soomaaliya lagu qafaashay... |
Sanca,(insidesomalia.org)- Meeydka dad gaaraya 39 ruux oo Soomaali ah ayaa laga helay xeebaha wadanka Yemen iyagoo dul sabeeynaya.
Kooxaha wax tahriibiya ayaa ku qasbay illaa 40 ruux in ay bada isku daadiyaan xili ay marayeen xeebaha dalka Yemen.
Dhacadadani ayaa ka bilaabatay kadib markii kooxaha wax tahiiribaya ay bada ku tureen labo caruur ah oo... |
Maleysia,(insidesomalia.org)-Wadanka malaysia waxaa sanadahaan dambe ku soo badanaya soomaali, kuwaas oo intooda badan ka yimaada dalka soomaaliya , kadib markii malaysia ey noqotay dalka kaliya ee passaport somaliyeed visa la'aan lagu gali karo .
Soomaalida malaysia ku nool waxa ey dalkaan ujoogaan siyaabo ama ujeedooyin kala gadisan, hadaba waa maxay ujeedooyin ka soomaliyd... |
|
.jpg)
Qahira,(insidesomalia.org)- Xaflad si heer sare loo soo agasimay ayaa lagu qabtaya xaurnta Naadiga Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Masar,xafladaan oo aheed xaflad xil wareejin ah taasoo gudoonkii hore ee Naadiga Ardayda Soomaalieed ee Dalka Maser xilka ugu wareejinayay Gudoonka cusub ee Nadiga Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Masar.
Xafladaan xil wareejinta aheed waxaa goob jog ka... |
Nairobi,(insidesomalia.org)- Imtixaanada Dugsiyadda Sare ee Dalka Kenya oo Bilaabanaya October 21 Ilaa November 17, 2008 oo Ardaydgii QishlLagu arko lasheegay in lagu Ganaaxidoono Sh100,000 ama Sh250,000.
Shirkadaha Imtaxaanaadka Dalka Kenya ayaa digniino iyo sharciyo cusub ka soo saaray imnitaxaanaadka Dusiyadda Sare ee ka dhacayay Dalka ,iyadoona cidii ka hor timaadaan sha... |
Hargeysa,(insidesomalia.org)- Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa si rasmi ah u soo saarey natiijada imtixaanka shahaadiga sannad-dugsiyeedka 2007/2008-da fasallada 4aad iyo 8aad ee dugsiyada sare iyo dhexe ee dalka.
Imtixaankan oo guud ahaan u fadhiisteen 9,727 oo arday oo isugu jira fasallada siddeedaad ee dugsiyada dhexe iyo afraad ee dugsiyada sare, ayaa ah mid arda... |
|
|
|
|