|
|
|
|
|
|
|
|
Sunday, 13 July 2008
|
|
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho Milkiilayaasha qaar ka mid ah Hoteelada waaweyn ee Magaalada, iyagoo ka cabanaya inaan weli la siin lacag gaareysa illaa $3 Milyan oo Dollar oo ah kirada iyo cunadii boqolaal ka tirsanaa Ergooyinkii ka yimid Gobolada Dalka ee ka qeyb galay Shirkii dib u heshiisiinta ee ...
|
|
|
|
Saturday, 12 July 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Gaadiidka ka shaqeeya Isgooyska KM 4 iyo Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenleey ee gobolka Banaadir... |
|
Wednesday, 25 June 2008
Muqdosho,(insidesomalia.org)- Waxaa gebi ahaanba hakad la geliyay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaa... |
|
Wednesday, 25 June 2008 Beledweyne,(insidesomalia.org)-Kooxo hubeysan ayaa xalay weerar culus ku qaaday Guriga ganacsade Ibraahim Cabdi Dhaay oo ka mid ah Milkiilayaasha Shirkada Khaadka soo gal... |
|
|
Tuesday, 24 June 2008
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Dalka Jamhuuriyada Jabuuti waa Dal yar oo barwaaqo ah, wuxuuna Xuduudo laleeyahay Dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretereya, wuxuuna dalkan gaaray horumar wanaagsan mudooyinkii ugu dambeeyey.
Dalkan ... |
|
Sunday, 22 June 2008
Afmadoow, (insidesomalia.org)-Maamulka Degmada Afmadoow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa soo saaray ammaro lagu mamnuucayo jarida dhirta iyo dhoofinta Ugaadha ee deegaanada hoos taga Degmadaasi.
Kulan ay yeesheen Maamulka Degmada Afmadoow ee Gobol... |
|
Saturday, 21 June 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org)-Dedaalo lagu doonayo in dib loogu daycatiro wadooyinka ku bur buray roobabka iyo dayactir la'aanta ayaa waxaa ay ka soconayaan Magaalada Muqdisho.
Kadib is afgarad dhex maray gudiga gaadiidleeyda iyo gudiga gancsa... |
|
Friday, 20 June 2008
Bosaso,(insidesomalia.org)-Shirkan jaraa'id oo ay qabteen Masuuliyiinta ugu sareysa Shirkada Isgaarsiinta Ee Golis ayeey ku faah faahiyeen adeegyo hor leh oo ay shirkadu ku soo kordhisay adeegyadii ay hore u qaban jirtay sida adeeg loogu magacdaray ku Mush... |
|
Friday, 20 June 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Qaar ka mid ah Gaadiidka BL-ka ee isaga kala goosha gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa qiimaha lagu raaco wuxuu gaaray lacag ka badan 10 kun oo Shilin Soomaali ah.
Gaadiidka BL-ka ah ee L... |
|
Monday, 09 June 2008
Muqdishu,(insidesomalia.org)- Xaaladda Magaalada Muqdiso ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxay tahay mid degan, waxaana si caadi ah u socda dhaqdhaqaaqyada Dadka, Ganacsiga iyo Gaadiidka, kuwaasi oo shalay istaagay kadib markii uu dagaal ka dhaca... |
|
Sunday, 08 June 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku taala Wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha ayaa maanta waxaa ku dhacay Madfac waxyeello u geystay qeybta firdhisada Shirkaddaas, iyadoo taasina ay keentay in ay si hagaagsan u shaqeyn waayaa... |
|
Tuesday, 03 June 2008
Muqdishu,(insidesomalia.org)- Kooxo hubeysan ayaa waxay maanta Magaalada Muqdisho ku dileen Afhayeenkii Midowga Ganacsatada Gobolka Banaadir Cabaas Maxamed Ducaale.
Marxuumka ayaa la sheegay in ay kooxaha hubeysan ku dileen nawaaxiga Isgoyska ... |
|
Wednesday, 21 May 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Gawaarida Bl-ka ah ee ka shaqeeya Mgaalada Muqdisho ayaa maanta Busteejo looga sameeyay Isgooyska Hawlwadaag ee Magaalada Muqdisho, kadib is afgarad dhexe maray wadayaasha Gaadiidkaasi iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha.
... |
|
 Wednesday, 14 May 2008
Jowhar,(insidesomalia.org)- Dibaxbaxyo rabshado watay oo looga cabanayay diidista lacagaha duuga ah ee Shili Soomaaliga ah ee la diidayo ayaa maanta ka dhacday Magaalad Jowhar ee xarunta Gobolka Sh Dhexe.
Dibadbaxani oo ahaa mid rabshado watay... |
|
Saturday, 10 May 2008
Baladweeyne,(insidesomalia.org)- Roobab xoogan oo ma higaan ah ayaa xalay ka da'ay Magaalada Balladweeyne ee Gobolka Hiiraan iyo deegaano ku xeeran xili abaaro saameeyn ku yeeshay dadka iyo duunyada laga soo Sheegayay Gobolada Dhexe ee Dalka Somalia.
... |
|
Saturday, 10 May 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa Maanta Xarun Cusub oo Isgaarsiineed ka furtay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Wadada Makka Al Mukarama.
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah Shirkadaha Isgaar... |
|
Wednesday, 07 May 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliya ayaa sheegay in ay talaabo Adag ka qaadi doonaan Cidii diida lacaga duuga ah ee Shilin Soomsaliga, isla Markana waxaa ay ku hanjabeen in gacan bir ah ay ku qaban doonaan Cidii lagu arko ... |
|
 Tuesday, 06 May 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Banaanbax rabshado wata oo looga soo hor jeeda Diidista Lacagaha Shilin Soomaaliga ayaa maalintii labaad ka soconaya qeeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.
Dadweeyne careeysan oo gaaray kumaan kun oo ruux ayaa maant... |
|
Monday, 05 May 2008
Muqdishu,(insidesomalia.org)- Waxaa sii xoogeystay banaanbaxyo saaka ka bilowday Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay dhigayaan Dad ka careysan diidmada lacagta duugowday ee Kunka shilin, iyadoo haatan ay gebi ahaanba istaageen isu socodka Dadka, Gaadiidka iy... |
|
Sunday, 04 May 2008
Baydhabo,(insidesomalia.org)-Ciidamada Maamulka Degmada Afgooye ayaa maanta Xabsiga dhigay in ka badan 60 qofood oo ka mid ah Ganacsatada Degmadaasi, kadib markii ay diideen qaadashada Lacagaha Duuga ah.
In ka badan 60 ka mid ah ganacsatada De... |
|
Wednesday, 23 April 2008 Boosaaso, (insidesomalia.org)- Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka Waqooyi Bari ayaa maanta waxaa lagu gubay Warqadaha laga sameeyo Lacagta been abuurka ah ee Shilin Soomaaliga, iyadoo gubitaanka warqadahaasna ay ka dambeeyeen wada hadallo dhexmaray Ganacsatadii keensatay Warqadahaasi iyo wel... |
|
Saturday, 19 April 2008 Muqdisho,(insidesomalia.org)- Culumaa'udiinka iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay saaka kulan ka leeyihiin qaabka loo socodsiinayo lacagaha kunka Shilin Soomaaliga ah oo duugoobey,kaasi oo ay dhawaanahan dadka diidanaayeen qaadashadiisa.
Kulankani oo ka Socnaya Goob ... |
|
Thursday, 17 April 2008 Muqdisho,(insidesomalia.org)-Dowaladda KMG ah ee Soomaliya ayaa maanta sheegtay in ay wax ka qaban doonto maalmaha soo dhaw arimaha sicir Bararka iyo diidista lacagaha shilin somaliga ee la diidayo.
Ra'isul wasaare ku xigeenka Dowladda soomaaliya ahna Wasiirka Cadaalada iyo arimaha Diinta prf Saali... |
|
Wednesday, 16 April 2008 Muqdisho,(insidesomalia.org)-Waxaa Maanta gebi ahaanba Albaabada la,isugu dhuftey suuqaqa Waaweyn ee lagu Sarifo Lacagaha Qalaad oo ku kala yaala magaalooyin dhoor ah oo ay ugu horeyso magaaalda caasimada h ee Muqdisho.
Ganacsatada sarifleyda ayaa sheegey in ay tahay sababaha ay uxireen suuqqa ay... |
|
|
Jabuuti,(insidesomalia.org)-Xaflad-suugaaneed weyn oo si wacan loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday Guriga Ummadda ee magaalada Jabuuti 30kii Juun 2008da. Habeen-suugaaneedkaas oo lagu maamuusayey munaasabadda toban-jirsiga Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Halabuurka Soomaaliyeed kuna abtirsada dallad-weynta caalamiga ah ee International PEN. Waxaa kale ee ay munaasabaddu ku beegnayd shan sano oo u buu... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Gudiga Baarlamaanka Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya u qaabilsan arimha Warbaahinta ayaa Xukuumada ugu Baaqay in ay xaqdhoowraan Saxaafada xorta ah ee ka Jirta Dalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Gudiga Baarlamaanka Soomaaliya ee u qaabilsan Saxaafada Xildhibaan Axmed Cawad Casharo oo Saxaafada u waramayay isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ... |
Kismayo, (insidesomalia.org)- Waxaa saaka lagu aasay Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose Wariye Nasteex Daahir Faaax oo xalay kooxo hubeysan ay ku dileen gudaha Magaaladaasasagoo ku jiraha howlihiisa Saxaafadeed.
Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qeybgalay Dad aad u fara badan oo isugu jiray Eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday iyo weliba Mas'uuliyiinta gacanta ku heysa... |
|
.jpg)
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in aysan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofi doonin kana soo degi doonin cid aan talaal qabin.
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca Arrimaha Bulshada Maxamed Cusmaan Cali Dhagax-tuur ayaa sheegay in wixii ka dambeeya Talaadada soo socota ... |
Nairobi,(insidesomalia.org)- Soomaaliya oo aan laheyn Dolwlad si fiican u shaqaysa tan iyo sanadkii 1991 ayaa noqtay meel wasaqda badan lagu soo daadiyo gaar ahaan sunta Nuclearka sidaas waxaa ku waramay Danjire Walad Cabdalla, asagoo intaas sii raaciyay in warkaan uu ka helay meel uu ku kalsoonhay.
Axmed Walad Cabdalla, waxuu kaloo uu yari Soomaaliya waxay noqotay goob lagu q... |
Burtinle (insidesomalia.org)- Waxaa xalay tuulada Xarfo oo u dhaxeysa Bacaad weyn iyo Burtinle ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Shiriye, kaasoo mudooyinkan ku xanuunsanaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamil Goboleedka Puntland.
Ka hor inta uusan geeriyoon Xildhibaankan ayaa waxaa shalay galab loo ambabixiyay Magaal... |
|

Galkacyo,(insidesomalia.org)- Askar ka tirsan Ciidamada Maamulka Goboleedka Puntland, gaar ahaan kuwa ashahaado la dirirka ee loo yaqaano PIS-ta ayaa xalay weeraray Masaajid ku yaala dhinaca woqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo lagu magacaabo Shaac, iyagoo halkasi ka kaxeystay nin Sheekh ah oo ahaa Mu’aadinkii Masaajidkaasi, sida wararku ay nagu soo gaarayaan.
I... |
Marka (insidesomalia.org)- Masaajida Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha Hose ayaa maanta waxaa looga hadlay duqeyntii habeen hore diyaaradaha Mareykanka ay u gaysteen guri ku yaala Degmada Dhuusa mareeb oo ay ku sugnaayeen Mas'uuliyiin ka tirsan Ururka Al shabaab oo uu ka mid ahaa yahay Macalin Aadan Xaashi Ceyrow.
Qaar ka mid ah Culamaa'udiinka Magaalada Marka ayaa waxa ay Cambaareeyeen duqeyntii Mareykanka uu ka gaystay Degmada Dhuus... |
Mugdisho, (insidesomalia.org) - Maanta oo ah Ciidda Carafo, waa Maalin farxad leh oo ay Dadka Muslimiinta ah si weyn u Maamuusaan, iyadoo ay xusid mudan tahay in Ciiddan ka mid tahay labada Ciidood ee ay Dadka Muslimiinta ah leeyihiin.
Hayeeshee Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Dalka Soomaaliya ayaan maanta si weyn looga ciidin, waxaana taas ugu wacan iyadoo uusan hagaagsaneyn Ammaanka Magaalada, isla markaana Dagaallo ka dhacay ay ku barak... |
|
Baladweyne,(insidesomalia.org) - Dad fara badan oo horay uga qaxay degmada Baladweyne ayaa waxay bilaabeen in ay dib ugu laabtaan Magaalada,iyagoo kasoo laabanaya tuulooyin ay horay ugu qaxeen oo ay Madafiic lagu garaacay iyo meelo ay nolosheeda ka dayriyeen.
Iyadoo dadkaas ay ku laabanayaan Baladweyne ayaa waxaa hadda ka baxaya Degmadaasi dad kale oo fara badan, kuwaasoo cab... |

Baladweyne, (insidesomalia.org)-Boqolaal qooys oo u badnaa xoolo dhaqato iyo Beeraleey, isla markaana ku noolaa tuulooyinka Buq Goosaar,War dhabeel iyo Matoor ee Koonfur galbeed ee Magaalada Baladweyne ayaa isaga barakacay Deegaankooda, kadib markii ay soo food saareen biyo la aan baahsan oo saameeyn ku yeelatay nolsha qooysaskaasi.
Tuulooyinkani oo lahaa Ceel Biyood tiro yar... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Shaqaalaha Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala Dalka Soomaaliya ayaa waxay bilaabeen in ay isaga baxaan Dalka Soomaaliya, iyadoo go’aankaasi qaatey, kadib markii Muqdisho iyo duleedyadeeda lagu dilay Mas’uuliyiinta Hay’ado Samafal ah.
Waxaa Muqdisho lagu dilay Madaxii Xafiiska Muqdisho ee Hay’adda UNDP Cusmaan Cali Axmed, sidoo kalena waxaa Deegaanka Ceelasha Bi... |
|

Nairobi,(insidesomalia.org)- Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ayaa waxay walaac ka muujisay xaaladda nololeed ee dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo isugu jira kuwo nabadgelyo la’aan aawgeed guryahoodii uga barakacay iyo kuwo ay saameeyeen abaaro ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya.
Dad lagu qiyaasay 2.6 Milyan qof oo Soomaali ah oo u dhigma 35% dadka Soomaaliyeed a... |

Nairobi, (insidesomalia.org)- Ergayga Gaarka ah ee Qarammadda Midobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, Ahmedou Ould Abdallah ayaa ku amanay Dhinacyadda ama Garabyada Soomaaliyeed sida dhaqsaha leh ee ay ugu howlgaleen in ay horumariyaa heshiskii Jabuuti ee 9 kii June 2008.
"Horumarka illaa iyo hadda la garay waa mid na dhiirri gelinaya" ayuu yiri Ahmedou Ould Abdallah. "Muddo ha... |

Tahraan,(insidesomalia.org)- Dowladda Iiraan ayaa waxay ugu baaqday Indheer-garadka Soomaaliyeed in ay xaliyaan mushkiladda mudada dheer ka taagan Dalka Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan Mr. Manouchehr Mottaki ayaa sheegay in Indheer-garadka Soomaaliyeed haddii ay dadaal muujiyaan ay xalin karaan mushkiladda ka taagan Dalka Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku dhuftay i... |
|
Adis Abba,(insidesomalia.org)-Midowga Africa ayaa sheegay maalintii Arbacada in uusan awood ulahayn in uu nabad ku soo dabaalo soomaaliya sidaas daraadeedna uu ku boorinayo qaramda midowbe in ay kala wareegto howlaha amaanka soomaaliya.
Madaxa Amaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika Ramtane Lamamra ayaa u sheegay golaha amaanka inkastoo ay u nafhureen sidii ay nabad gelyo ug... |
.jpg)
Dakar,(insidesomalia.org)- Dowladda Senegal ayaa waxaa ay wadamada Qaarada Africa ugu baaqday in Dalka Soomaaliya loo soo diro Ciidamo ka qeyb qaata howlaha nabad ilaalinta ee Dalka Soomaaliya.
Safiirka Dowlada Senegal u fadhiya Dalka Itoobiya, isla markana ah wakiilka joogtada ah ee Ururka Midowga Africa ee wadanka Senegal Amadou Kebe ayaa waxaa uu ugu baaqay wadamada Africa in ay fuliyaan... |

Muqdisho, (insidesomalia.org) - Afhayeen u hadlay Ciidamada Rwandan oo lagu Magacaabo Jill Rutaremara ayaa wakaalada wararka AFP u sheegay in ay Ciidamo udiri doonan Dalka Soomaaliya.
Go'aankaan u dirida Ciidamada ka socda Dowladda Rwandan ee Dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo warmayaa in lakeeni doono dhamaadka Sanadka 2008.
Tirada Ciidamada ay udirayaan Dowladda Rowanda Dal... |
|
Xudur,(insidesomalia.org)-Dhaq dhaqaaq milatari ayaa laga soo sheegayaa Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, kaasi oo hakad galiyay dhaq dhaqaaqa ganacsi ee degmadaasi.
Gaabiskaan ku yimid howlihii adeega bulsha ee degmada Xudur ee Gobolka Bakool shalay galinkii dembe iyo saaka ayaa waxa uu ka dambeeyay ka dib markii gudaha Magaaladaasi ay dhaq dhaqaaq iyo hub aruursi ay ka bilaabeen gudah... |

Laasqorey,(insidesomalia.org)-Dhawaan ayaa deegaanka Laasqoray waxaa booqday saraakiil ciidan oo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasi oo halkaasi u booqday sidii ay u soo indha-indheyn lahaayeen xaalada deegaankaasi iyo ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka oo saldhigyo ku leh bartamaha iyo daafaha magaalada Laasqoray.
Isku xidhaha ciidamada ee gobolada Kar-kaar, Sanaag iy... |

Luuq,(insidesomalia.org)- Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo dhawaanahan howlgallo ka waday deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ayaa shalay waxay seddex burcad ah ku toogteen Duleedka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
Ciidamada Maxkamadaha ayaa markii ay toogteen seddexda Burcadda ah waxay ka qaateen qoryo gacmeedyo ay dadka ku dhacayeen, waxayna sii daayeen Gaadiid Safar ahaa oo ay Bu... |
|
Jowhar (insidesomalia.org) - Dabley hubeysan ayaa waxay xalay dhac ugu geysteen agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Jowhar oo ku yaalla duleedka waqooyi gaari Mini-bus ah oo ku wajahnaa Gobollada dhexe kana ambabaxay Magaalada Muqdisho.
Dableyda dhaca geystay ayaa waxaa halkaas u taalay isbaaro sida ay sheegeen rakaabkii gaarigaas la dhacay la socday, waxaana kooxahaan burcadda... |

Tanzania, (insidesomalia.org) - Kooxda Kubadda Cagta Banaadir Telcom oo heysata Horyaalka Kubadda Cagta Dalka Soomaaliya ayaa galabta waxay ka badisay Kooxda Fitalo oo iyadana heysata Horyaalka Dalka Burundi.
Labada Kooxood oo isaga horyimid ciyaar ka tirsaneyd Tartanka Kooxaha Horyaallada Dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo ka dhacaya Dalka Tanzania ayaa waxay labada koox... |

Liibiya,(insidesomalia.org)- In ka badan 50 Tahriibayaal Soomaali ah oo isugu jira, Caruur, Haween iyo Dad waa weyn ayaa waxay Doon kula ciladowday Badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga.
Tahriibayaashan oo dhamaantood Soomaali ah ayaa waxay kula soo xiriireen Taleefoonka Sattelite-ka ee Thuraya-ha Idaacadda BBD-da, waxayna u sheegeen in ay Doontii ay saarnaayeen ay kula sabbeyneyso Badda ... |
|
.jpg)
Mogadishu,(insidesomalia.org)- Xaflad lagu maamuusayay bilaabashada Sanad-dugsiyeedka 2008-2009 ee Dugsiyada hoos-taga Jimciyadda Makka Al-Mukarrama oo kala ah Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan, Makka Al-Mukarrama iyo Macallin Jaamac ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga Macallin Jaamac ee Magaalada Muqdisho.
Xafladdaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay mas... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Hotelka Jidda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Dood Cilmiyeed ku saabsan dhowrista Xuquuqda Caruurta, kaasi oo ay ka qeybgaleen Dad aad u faro badan oo ka socday Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Dood Cilmiyeedkan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Ilaalinta Caddaaladda, isla markaana ay maalgelisay Hay'adda NOVIB ayaa wuxuu socday hal maal... |
Kismaayo, (insadesomalia.org)- Masuuliyiinta Jaamcada Magaalada Kismaayo ayaa shaaca kaqaadey in Jaamacada juba ee magaalada kismaayo ay qabsadeen maleeshiyo Beeleedyo kuhubeysan gaadiidka tiknikada looyaqaano.
Masuuliyiin ka tirsan Jaamacada Juba ee Magalada Kismaayo ayaa walaac xoogan ka muujiyay heeysashada Jaamacadasi ee Maleeshiyaadka ay haystaan, waxaana ay Maamulka Magaaladasi gacant... |
|
|
|
|