|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Tuesday, 05 August 2008
|
|
Jakarta,(insidesomalia.org)-Shirkii seddexaad ee Culumada Islaamka Adduunka ayaa waxa uu ku soo gebageboobay magaalada Jakarta, Indonesia, kaasoo socday 29 July – 01 August 2008.
Shirkan oo labadii sanaba mar la qabto ayaa waxaa ka soo qeybgala Culumo, Siyaasiyiin, Ganacsato iyo dad magic ku leh bulshada Muslimiinta dhexdeeda....
|
|
|
|
 Tuesday, 15 July 2008
Galkacyo,(insidesomalia.org)- Askar ka tirsan Ciidamada Maamulka Goboleedka Puntland, gaar ahaan kuwa ashahaado la dirirka ee ... |
|
Friday, 02 May 2008 Marka (insidesomalia.org)- Masaajida Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha Hose ayaa maanta waxaa looga hadlay duqeyntii habeen hore diyaaradaha Mareykanka ay u ga... |
|
Tuesday, 18 December 2007 Mugdisho, (insidesomalia.org) - Maanta oo ah Ciidda Carafo, waa Maalin farxad leh oo ay Dadka Muslimiinta ah si weyn u Maamuusaan, iyadoo ay xusid mudan tahay in Ciiddan... |
|
|
Thursday, 08 November 2007 Muqdisho, (insidesomalia.org) Wararka laga helayo shirkadaha duulimaadyada Muqdisho ayaa sheegaya in dowladda Sacuudiga ay ka diiday Dowladda KMG Soomaaliya in dadka xajinaya sanadkan ee Soomaaliya ka tagaya ay ku xajiyaan waraaqo aqoonsi ah oo ku aaddan Xajka maadaama Baasaboorka cusub ee dowladdu ... |
|
Tuesday, 06 November 2007 Mogdishu,(insidesomalia.org) Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa dowladda KMG Soomaaliya ku eedeeyay in ay dadka Soomaaliyeed u diidan tahay in ay soo gutaan Waajibaadka Xajka Sanadkan.
Warsaxaafadeed uu soo saaray Golahaasi ayaa lagu sheegay in dad badan oo Soomaaliyeed ay iska dhaaf... |
|
|
Beledweyne,(insidesomalia.org)- Gobalka Hiiraan waxaa ka howlgala labo Idaacadood oo FM-ah kuwaa oo ka kala dhisan Degmooyinka Beledweyne iyo Buulaburte, inkastoo Idaacadda ka howlgasha Degmada Buulaburte la oran karo ma'aha mid si rasmi ah u shaqeysa.
Laakiin marka laga soo tago Idaacadaha waxaa gudaha Gobalka ku sugan Suxufiyiin aan tiro yaren kuwaas oo wararka u tabiya Ida... |

Birmingham ,(insidesomalia.org)-Waxaa baryahanba si xiiso leh uga socdey magaalada Leicester ciyaaro aad u xiiso badan oo ay dadweyne badana usoo daawasho tagaan maalin walaba, ciyaarahaas ayaa waxaa manta lacayaaray Semifaynalkoodii, waxaa ciyaarahaas isaga horyimid kooxaha kala ah Birmingham, Leicester,Al-Hijra,Waaberi.
Ciyaartii ugu horeysey manta ayaa waxaa isaga horyimaa... |
Jabuuti,(insidesomalia.org)-Xaflad-suugaaneed weyn oo si wacan loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday Guriga Ummadda ee magaalada Jabuuti 30kii Juun 2008da. Habeen-suugaaneedkaas oo lagu maamuusayey munaasabadda toban-jirsiga Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Halabuurka Soomaaliyeed kuna abtirsada dallad-weynta caalamiga ah ee International PEN. Waxaa kale ee ay munaasabaddu ku beegnayd shan sano oo u buu... |
|
Nairobi,(insidesomalia.org)- Waxaa Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ku geeriyooday Fannaan Cabdirisaaq Xasan Kuukaay, kaasi oo ka tirsanaa Kooxihii Waaberi iyo Shareero ee dalka Soomaaliya caanka ka ahaa.
Sida uu Idaacadda Horn Afrik u sheegay Maxamuud Maxamed Ooyaaye oo ka tirsanaa Kooxdii Dur-dur waxaa uu Fannaanka u geeriyooday Xanuunka Kaadi-macaanka oo in muddo ah hay... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Caasimadda Dalka Soomaaliyeed Madaxii Hay’adda Nabada iyo Xuquuqda Aadanaha ee Elman Inj. Suudaan Cali Axmed, kaasi oo dhawaanahan xanuunsanayay.
Cali Shiikh Yaasiin (Cali Fadhaa) oo ah madaxa baarista xadgudubyada Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman ayaa sheegay in Inj. Suudaan uu u geeriyooday xanuun ka haleelay dhinaca Keliyaha.
Cali Fa... |

Nairobi,(insidesoamlia.org)- Waxaa bishan July 26 keedii ku geeriyoodey Magaalada Nairobi Dalka Kenya Allaha u Naxariiste Maxamed Xaji Cabdi oo dhawaan loo magacaabay Safiirka Dalka Malaysia u Fadhiya Dowladda Fedaralka Somalia.
Marxuumka oo horey uga mid ahaan jiray Guddoonka Waxbarashadda ee Gobolka Banadir (REO) xilligii Xukuumadii Militariga ayaa wuxuu ahaa shakhsi aad l... |
|
Jabuuti, (insidesomalia.org) - Makab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta oo ku sii jeeday Dekedda dalka Jabuuti ayaa ku dagay xeebaha dalka Cumaan, waxaana ganacsiga saaran intiisa badan sheegtay shirkada ganacsiga ee Jabuuti.
Agaasimaha shirkadda ganacsiga ee Jabuuti Xirsi Axmed Kidaar oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ganacsiga markaabkaas saaran intiisa badan ay i... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Darawalada ka shaqeeya inta u dhaxeysa Isgooyska Fagax iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay kala kulmaan Kooxo ku libisan dareesyska Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.
Qaar ka mid ah darawalada Gaadidka Blka ah ee ka dhex shaqeeya inta u dhexeeysa isgooyska Fagax iyo Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in... |
Kismayo,(insidesomalia.org)- Seddex Ruux ayaa geeriyooday kadib markii ay qalibantay Doon ay saarnaayeen oo Shixnad Ganacsi u waday Dekedda Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Doontan ay Dadka ku dhinteen oo ka soo shiraacatay Jaziiradda Kudhaa ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay ku qalibantay Deegaanka Qandala oo 20km dhanka Galbeed kaga toosa Magaalada Kismaayo, wa... |
|

Cadaado,(insidesomalia.org)- In ka badan 150 Guri oo ka samaysnaa Cooshado Iyo Baakado ayaa Maanta ku bas beelay mid ka mid ah Xeryaha ay daganyihiin dadka soo Barakacay ee ku yaala duleedka Magaalada Bosaso.
Xeradaan Gubatay ayaa lagu Magacaabaa Buulo Mingis, waxaana Gudaheeda daganaa dad siyaabo kala duwan uga yimid Koonfurta Somalia, si ay u helaan Nolol ka wanaagsan tood... |
Bil Ciile,(insidesomalia.org)-Labo qor ayaa geeriyootay kadib markii ay ku dhaceen meel ay biyo ka dhaansanayeen oo ku taala Tuulada Bil Cille ee dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Geerida dadkaan ayaa timid xili ay doonayeen in biyo ka cabaan baraag ku taala tuulo lagu magacaabo Bili cili oo 60 KM kaga toosan dhinaca galbeed degmada Cadubwaaq ee gobolka Galgaduud.
... |
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Laba qof oo u dhashay dalka Taliyaaniga in ka badan saddex biloodna lagu haystay Muqdisho ayaa la sii daayay, iyadoo la sheegay in ay sii dayntooda ka shaqeeyeen waxgarad, halka warar kalena ay sheegayaan in madaxfurasho la bixiyay.
Labadan qofood oo kala ahaa rag iyo Dumar ayaa laga soo qafaashay degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose,... |
|

Canada,(insidesomalia.org)- Dowladda Canada waxay shaaca ka qaadday in ay Markab dagaal u direyso Xeebaha Soomaaliya, kaasi oo ilaalin doona Maraakibta Raashinka Mucaawinada ah geysa Xeebaha Soomaaliya.
Wasiirka Gaashaandhigga Canada Peter Mackay ayaa sheegay in Markabka ay u soo dirayaan Xeebaha Soomaaliya uu galbin doono Maraakiibta ay soo kireysato Hay’adda WFP ee raashin... |
Beijing,(insidesomalia.org)- Mustafa Hassan Mohamed waa orodyahan u safta wadanka Sweden, Mohamed Farah "Mo" isna wuxuu u saftaa wadanka Ingriiska, waxay labaduba ku aflaxeen in aay wadamadaa matalaan olympic 2008 Beyjing China ee inagu soo fool leh maalmo kadib. Labadan orodyahan waa wiilal u dhashay somalia asal ahaan, balse hada haysta dhalasho wadamo shisheeye.
Sida aay h... |
Nairobi,(insidesomalia.org)- Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay qarax dorraad lala beegsaday Haween howlo nadaafadeed ka waday Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo 15 ka mid ah ay geeriyoodeen, halka in ka badan 40 kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen.
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha ... |
|
.jpg)
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Sarkaal sare oo u hadlay Ciidamada Uganda ayaa sheegay in ay Ciidamadooda sii joogi doonaan Soomaaliya tan iyo inta ay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ay ka maarmayaan kaalintooda nabad ilaalineed.
Taliyaha Ciidamada Dhulka Uganda Gen Katumba Wamala ayaa sheegay in ay Ciidamadooda ku joogaan Soomaaliya amarka Midowga Afrika, wuxuuna sheegay ... |

Addis Abba,(insidesomalia.org)- Warar aynu ka helnay ilo diblumaasiyadeed oo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayan in uu mad madow soo kala dhexgalay Madaxda Dowladda Itoobiya iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Cabdulllaahi Yuusuf Axmed.
Mad madowga labada dhinac soo kala dhexgalay ayaa waxay wararku sheegayaan in uu soo baxay, kadib markii uu khil... |

Addis Ababa,(insidesomalia.org)-War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kaasoo lagu cambaareeyay weerar loo adeegsaday miino oo shalay lagu qaaday kolonyo ciidamada AMISOM ay wateen xili ay marayeen agagaarka Garoonka Diyaaraddaha ee magaalada Muqdisho.
Midowga Afrika ayaa sheegay in weerarkaasi lala beegsaday ciidamada AMISOM ee k... |
|
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Cutubyo ka tirsan ciidamada DFKMG ah ee soomaaliya Gaar ahaan kuwooda lagu soo tawabaray dalka itoobiya ayaa maata xarax lala beegsaday kadib markii ay gudaha u galeen suuqa towfiiq xili la sheegay in halkaasi ay ka sameynayeen howlgalo ama ay baadi goon ku ahaayeeen xoogaga hubeysan ee ka soo horjeeda hanaana siyaasadeed ee Dowladda Federaaka KMG ah ee Soomaaliya.
... |
Puntlad,(insidesomalia.org)- oo soo xiganaysa wareysi ay la yeelatay qaar ka mid ah burcad badeedda ka qaraabta xeebaha maamul goboleedka Puntland ee maraakiibta lagu afduubto ayaa sheegay in ay hada awood u leeyihiin in ay si fudud u soo gataan waxkasta oo ay u baahan yihiin maadaama ay heleen lacago lagu qiyaasay malaayiin Dollar.
Nin burcad badeeda ka tirsan magaciisana l... |
.jpg)
Laas caanood,(insidesomalia.org)-Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Gen.Cade) ayaa khubad dhinacyo kala duwan ka hadlaysa oo uu jeediyey wuxuu kaga Hadley amuuro ay ka mid yihiin xaaladaha gobolada Sool, Sanaaga, burcad badeedaka, sicir bararka iyo amuuro kala duwan.
Madaxweynaha ayaa mar uu ka hadlayey xaalada gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laas... |
|

Warshiikh,(insidesomalia.org)- Gaari kuwa xamuulka qaada ah ayaa waxaa uu kuqalinmey Degmada warshiik ee Gobolka Shabelaha dhexe,kaasoo arkii hore ka anbabaxay Magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeday Degmada Cadalle.
Gaarigani rogmaday ayaa waxaa ku dhawacmay dad gaaraya 4 ruux oo dhamaanatooda wada ahaa dadkii rakaabka ahaa ee gaarigaasi saarnaa oo 2 ka mid ah ay ahaayeen ha... |

Libiya,(insidesomalia.org)-Dooni ay saarnaayeen muhaajiriin Soomaali ah ayaa waxaa ay ka shiraacatay Xeebaha Dalka Libya 20 kii bishan aanu kujirno,taasi oo ku sii jeeday Dalka Talyaaniga.
Tahriibayaashani oo intooda badani ka cararay dagaalada ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay naftooda ugu biimeeyeen saxaraha isku xira wadamada Sudan iyo ... |
Jowhar (insidesomalia.org) - Dabley hubeysan ayaa waxay xalay dhac ugu geysteen agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Jowhar oo ku yaalla duleedka waqooyi gaari Mini-bus ah oo ku wajahnaa Gobollada dhexe kana ambabaxay Magaalada Muqdisho.
Dableyda dhaca geystay ayaa waxaa halkaas u taalay isbaaro sida ay sheegeen rakaabkii gaarigaas la dhacay la socday, waxaana kooxahaan burcadda... |
|
Bosaso,(insidesomalia.org)-Qeeybaha kala duwan ee aqoon yahanada ku dhaqan deganada puntland gaar ahaan kuwa ku dhaqan magalada bosaaoo gobolka bari ayaa soo dhaweeyay in laga hir galiyo jamacadii labaad ee ka howlgasha gobolka bari.
aqoonyahanadaan hadalkooda ku adan so dhaweeynta ayaa timid ka dib shalay xaflad lagu furay xarigana looga jaray jamacada muqdisho faraceeda pu... |
.jpg)
Mogadishu,(insidesomalia.org)- Xaflad lagu maamuusayay bilaabashada Sanad-dugsiyeedka 2008-2009 ee Dugsiyada hoos-taga Jimciyadda Makka Al-Mukarrama oo kala ah Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan, Makka Al-Mukarrama iyo Macallin Jaamac ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga Macallin Jaamac ee Magaalada Muqdisho.
Xafladdaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay mas... |
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Hotelka Jidda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Dood Cilmiyeed ku saabsan dhowrista Xuquuqda Caruurta, kaasi oo ay ka qeybgaleen Dad aad u faro badan oo ka socday Bulshada qeybaheeda kala duwan.
Dood Cilmiyeedkan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Ilaalinta Caddaaladda, isla markaana ay maalgelisay Hay'adda NOVIB ayaa wuxuu socday hal maal... |
|
|
|
|