Home arrow News in Somali
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:63
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:271
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:822
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
News in Somali/Caafimaad
Top stories
Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar Kusoorogey Dadka aan Qabin Talaaka oo Kadhoofaya Goroonka
Sunday, 06 July 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in aysan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofi doonin kana soo degi doonin cid aan talaal qabin.   Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca Arrimaha Bulshada Maxamed Cusmaan Cali Dhagax-tuur ayaa s...
Leading stories
Saturday, 21 June 2008
Nairobi,(insidesomalia.org)- Soomaaliya oo aan laheyn Dolwlad si fiican u shaqaysa tan iyo sanadkii 1991 ayaa noqtay meel wasa...
Saturday, 21 June 2008
Burtinle (insidesomalia.org)- Waxaa xalay tuulada Xarfo oo u dhaxeysa Bacaad weyn iyo Burtinle ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Dowladda ...
Tuesday, 11 March 2008
Muqdishu,(insidesomalia.org)-Boqolaal Soomaali ah ayaa ka faa'ideysta adeegyada Caafimaad ee ay bixiyaan Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Magaalada Muqdisho, iyadoo d...
More news
Sunday, 24 February 2008
Puntland,(insidesomalia.org)-Taliyaha Ciidanka Kulmista Puntland Xiif Cali Taar oo ka hawol galayey aaga Laascaano ee ay ku muransan yihiin Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta ku dhintey shil baabuur. Xiif ayaa sida wararku nagu soo gaarayaan ku soo socday Tukaraq isaga oo ka soo ambaba...
Monday, 11 February 2008
Muqdisho (insidesomalia.org)-Cudurka Juudaanka ayaa waxaa u fara ba'an ku hayaa Tuulooyin dhowar ah oo hoos Taga Magaalada Baladweeyne ee Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ugu dhinteen 4 Roox, iyadoo kudhawad 20 kalena ay la liitaan. Cadde Cabdi sheikh Doon oo ka mida Dadka uu sida ba'an u hayo c...
Thursday, 07 February 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-24kii saac ee aynu ka soo Gudubnay ayaa waxaa Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ladhigey 28 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan oo qaarkood ay Madaafiicdii xaley la isku weeydaarsanayay Xaafadaha Degmada Hodan ugu tagtey Guriyahooda. waraka laga helayo Saraakii...
Wednesday, 06 February 2008
Gedo,(insidesomalia.org)- Wararka ka imaanaya Magaalooyinka beledxaawo iyo Baardhere oo kamid ah Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dadka kudhaqan halkaasi ay soo wajahdey dhibaato caafimad daro ah,kadib markii uu dilaacay cudurka loo yaqaano shban biyoodka. waxaa Maalmihii la soo dhafay cu...
Saturday, 19 January 2008
Garbahaarey (insidesomalia.org)- Nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan Qori AK 47 ah ayaa maanta wuxuu dhaawac halis ah gaarsiiyay Guddoomiyaha Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo Maxamed Cabdulaahi Ciiro. Ninkan dhalinyarada ah ee Guddoomiyaha dhaawacay ayaa la sheegay in uu ka careysnaa isbedel lagu s...
Saturday, 19 January 2008
Kismaayo (insidesomalia.org)- Afar Caruur ah ayaa xaley Maqribkii dhaawacantey, ka dib markii Bam Gacameed ay kuciyaarayeen uu ku Qarxay, kaas oo ay kasoo qaateen Xero ay degenaanjireen Militerigii hore Soomaaliya oo ku taala Deegaanka Far Jano ee Magaalada Kismaayo. Caruurta dhaawacanta...
Friday, 18 January 2008
Mugdisho (insidesomalia.org)- Isbitaalka Madiina ee Magaalada Mugdisho ayaa maalintii shalay ahayd waxaa la gaarsiiyay dhaawacyo ka badan Sariiraha Isbitaalkaas yaala oo gaaraya 65 Sariidood. Dr. Daahir Maxamed Maxmauud (Daahir Dheere) oo ka mid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalka Madi...
Tuesday, 18 December 2007
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Golaha Samafalka iyo Horumarinta oo Dad Curyaamiin ah gaarsiiyey 32 Baaskiila oo ay ku sodaan Curiyaaminta, kuwaasi oo ku jira Xarunta Naafada Manhal ee Magaalada Muqdisho. Golaha Samafalka Soomaaliyeed oo ah Hay'ad Samafal ah, oo kashaqeysa Soomaaliya, waxay in...
Qaxooti Biyo Loogu Deeqey
Monday, 17 December 2007
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed ayaa ka hirgeliyay Mashruuc waraabin ah 2 labo Xero oo ka mid ah Xeryaha ay ku nool yihiin Dadkii ka soo barakacay Dagaallada ka soconaya Magaalada Muqdisho. Mashruucan waraabinta ah ayaa loogu dhisay 2 labadan Xero Barkad...
Isbitaalka Dayniile oo Lacag Loogu Deeqey
Wednesday, 12 December 2007
Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Magaalda Kooban Heegan ee Dalka Danmark ayaa Deeq Lacageed soo garsiiyey Isbitalka Dayniile, taas oo ay ugu talo galeen in lagu dhimeystiro Dhismaha Isbitaalka oo Qabyo ahaa . Isbitaalka ayaa waxaa loo dhisayaa Gidaar dhirarkiisu la,igyahay 3 Mitir kuna fadhiya D...
Thursday, 06 December 2007
Muqdisho, (insidesomalia.org ) - Dowladii Militiraga aheyd ee Soomaaliya oo Xukumejirtey Dalka Mudo 21 Sano ah oo ay Xukunka ka tuuteen Jabhado hubeysan hiraantii 1991-dii, kadib waxaa bur burey gebi ahaanba adegyadii Bulshada iyo ilihii dhaqaalo ee uu Dalka uu lahaa. Soolaaliya waxay lahaan jirte...
Muqdisho oo Maalinta Naafada Laga Xusey
Monday, 03 December 2007
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Waxaa maanta Magaalada Muqdisho laga xusay Maalinta Naafada Adduunka gaar ahaanna Naafada Soomaaliyeed iyadoo xaflad wayn oo ay ka soo qayb galeen Xubno isugu jiray Ganacsato, Arday ka socotay qaar ka mid ah Dugsiyada waxbarashada Gobolka Banaadir, Madaxda NGO-yada ...
AIDS-ka Adduunka Muqdisho Laga Xusey
Saturday, 01 December 2007
Muqdisho,(insidesomalia.org) - Munaasabad lagu xusayey Maalinta AIDS-ka Adduunka ee 1December oo maanta laguqabtey Magaalada Muqdisho, taas oo ay soo qaban qaabiyeen Dalada Dhalinyadara SOYDEN. Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin ka kala socotay hay'adaha ku lugta leh arrimaha ca...
Friday, 30 November 2007
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Deeq lacageed oo ka timid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Norway ayaa lasoo gaarsiiyey Bukaanadda jiifa isbilaada ka ah Keysaneey, Martiino Hospital , iyo Madiino. Deeqdaan lacageed oo gaareysay USD1,050 ayaa loo qaybiyey Bukanadii la ildarran dhaawacyaddii...
Isbitaalada Madiina & Dayniile oo Lacag Lasiiyey
Thursday, 22 November 2007
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Iyada oo asbuucyadii la soo dhaafay ay buuxdhaafiyeen dhaawacyadii la geeyey Isbitaalda Daynile iyo Madiina ayaa maanta waxaa lagudoonsiiyey lacag deeq ah oo ay soo dhiibeen Dad Soomaaliyeed oo Dibada kunool. Dadkan bukaan ah oo kusugan Isbitaaladaas oo la ildaran d...
Featured Categories
Media
Jabuuti,(insidesomalia.org)-Xaflad-suugaaneed weyn oo si wacan loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday Guriga Ummadda ee magaalada Jabuuti 30kii Juun 2008da. Habeen-suugaaneedkaas oo lagu maamuusayey munaasabadda toban-jirsiga Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Halabuurka Soomaaliyeed kuna abtirsada dallad-weynta caalamiga ah ee International PEN. Waxaa kale ee ay munaasabaddu ku beegnayd shan sano oo u buu...
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Gudiga Baarlamaanka Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya u qaabilsan arimha Warbaahinta ayaa Xukuumada ugu Baaqay in ay xaqdhoowraan Saxaafada xorta ah ee ka Jirta Dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Gudiga Baarlamaanka Soomaaliya ee u qaabilsan Saxaafada Xildhibaan Axmed Cawad Casharo oo Saxaafada u waramayay isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa ...
Kismayo, (insidesomalia.org)- Waxaa saaka lagu aasay Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose Wariye Nasteex Daahir Faaax oo xalay kooxo hubeysan ay ku dileen gudaha Magaaladaasasagoo ku jiraha howlihiisa Saxaafadeed. Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qeybgalay Dad aad u fara badan oo isugu jiray Eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday iyo weliba Mas'uuliyiinta gacanta ku heysa...
Diinta
Sheekh Mu’adin ka Ahaa Masaajid ku Yaala Gaalkacyo oo Laxirey
Galkacyo,(insidesomalia.org)- Askar ka tirsan Ciidamada Maamulka Goboleedka Puntland, gaar ahaan kuwa ashahaado la dirirka ee loo yaqaano PIS-ta ayaa xalay weeraray Masaajid ku yaala dhinaca woqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo lagu magacaabo Shaac, iyagoo halkasi ka kaxeystay nin Sheekh ah oo ahaa Mu’aadinkii Masaajidkaasi, sida wararku ay nagu soo gaarayaan.   I...
Marka (insidesomalia.org)- Masaajida Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha Hose ayaa maanta waxaa looga hadlay duqeyntii habeen hore diyaaradaha Mareykanka ay u gaysteen guri ku yaala Degmada Dhuusa mareeb oo ay ku sugnaayeen Mas'uuliyiin ka tirsan Ururka Al shabaab oo uu ka mid ahaa yahay Macalin Aadan Xaashi Ceyrow. Qaar ka mid ah Culamaa'udiinka Magaalada Marka ayaa waxa ay Cambaareeyeen duqeyntii Mareykanka uu ka gaystay Degmada Dhuus...
Mugdisho, (insidesomalia.org) - Maanta oo ah Ciidda Carafo, waa Maalin farxad leh oo ay Dadka Muslimiinta ah si weyn u Maamuusaan, iyadoo ay xusid mudan tahay in Ciiddan ka mid tahay labada Ciidood ee ay Dadka Muslimiinta ah leeyihiin. Hayeeshee Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Dalka Soomaaliya ayaan maanta si weyn looga ciidin, waxaana taas ugu wacan iyadoo uusan hagaagsaneyn Ammaanka Magaalada, isla markaana Dagaallo ka dhacay ay ku barak...
Ganacsiga
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho Milkiilayaasha qaar ka mid ah Hoteelada waaweyn ee Magaalada, iyagoo ka cabanaya inaan weli la siin lacag gaareysa illaa $3 Milyan oo Dollar oo ah kirada iyo cunadii boqolaal ka tirsanaa Ergooyinkii ka yimid Gobolada Dalka ee ka qeyb galay Shirkii dib u heshiisiinta ee lagu soo gebagebeeyay Sanadkii hore xarunta Gaadii...
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Gaadiidka ka shaqeeya Isgooyska KM 4 iyo Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenleey ee gobolka Banaadir ayaa maanta shaqo Joojin kooban Sameeyay, taasi oo saameeyn ku yeelatay isku socodka dadka ku nool degmooyinkasi. Shaqo joojintani ayaa timid, kadib markii ay awoodi waayeen darawalada gaadidka ka shaqeeya degmooyinkaasi sida ay sheegeen lacago fara badan oo si shar...
Muqdosho,(insidesomalia.org)- Waxaa gebi ahaanba hakad la geliyay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, waxayna xayiraadda ganacsiga saameyn ku yeeelatay dadka degmadaas ku dhaqan. Xasan Axmed Nuur oo ka mid ah dadka Degmadaas ku dhaqan oo uu saameyn ku yeeshay xayiraadda ganacsi ee lagu soo rogay Degmada Dharkeenley ayaa wuxuu sheegay in amarka lagu joojiyay dhaq...
Kaalmo
Baladweyne,(insidesomalia.org) - Dad fara badan oo horay uga qaxay degmada Baladweyne ayaa waxay bilaabeen in ay dib ugu laabtaan Magaalada,iyagoo kasoo laabanaya tuulooyin ay horay ugu qaxeen oo ay Madafiic lagu garaacay iyo meelo ay nolosheeda ka dayriyeen.   Iyadoo dadkaas ay ku laabanayaan Baladweyne ayaa waxaa hadda ka baxaya Degmadaasi dad kale oo fara badan, kuwaasoo cab...
Biyo La,aan Kajita Deegaano ka Tirsan Gobolka Hiiraan
Baladweyne, (insidesomalia.org)-Boqolaal qooys oo u badnaa xoolo dhaqato iyo Beeraleey, isla markaana ku noolaa tuulooyinka Buq Goosaar,War dhabeel iyo Matoor ee Koonfur galbeed ee Magaalada Baladweyne ayaa isaga barakacay Deegaankooda, kadib markii ay soo food saareen biyo la aan baahsan oo saameeyn ku yeelatay nolsha qooysaskaasi.   Tuulooyinkani oo lahaa Ceel Biyood tiro yar...
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Shaqaalaha Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala Dalka Soomaaliya ayaa waxay bilaabeen in ay isaga baxaan Dalka Soomaaliya, iyadoo go’aankaasi qaatey, kadib markii Muqdisho iyo duleedyadeeda lagu dilay Mas’uuliyiinta Hay’ado Samafal ah. Waxaa Muqdisho lagu dilay Madaxii Xafiiska Muqdisho ee Hay’adda UNDP Cusmaan Cali Axmed, sidoo kalena waxaa Deegaanka Ceelasha Bi...
Siyaasadda | Aduunka
UN-ka oo Sheegey in Malaayiin Soomaali ah Kaalmo Ubaahanyihiin
Nairobi,(insidesomalia.org)-  Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ayaa waxay walaac ka muujisay xaaladda nololeed ee dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo isugu jira kuwo nabadgelyo la’aan aawgeed guryahoodii uga barakacay iyo kuwo ay saameeyeen abaaro ka dhacay meelo ka mid ah Soomaaliya. Dad lagu qiyaasay 2.6 Milyan qof oo Soomaali ah oo u dhigma 35% dadka Soomaaliyeed a...
Qarammadda Midobay oo Ammantey Hormarka Soomaaliya
Nairobi, (insidesomalia.org)- Ergayga Gaarka ah ee Qarammadda Midobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, Ahmedou Ould Abdallah ayaa ku amanay Dhinacyadda ama Garabyada Soomaaliyeed sida dhaqsaha leh ee ay ugu howlgaleen in ay horumariyaa heshiskii Jabuuti ee 9 kii June 2008. "Horumarka illaa iyo hadda la garay waa mid na dhiirri gelinaya" ayuu yiri Ahmedou Ould Abdallah. "Muddo ha...
Iiraan oo Kahadashey Arimaha Soomaaliya
Tahraan,(insidesomalia.org)- Dowladda Iiraan ayaa waxay ugu baaqday Indheer-garadka Soomaaliyeed in ay xaliyaan mushkiladda mudada dheer ka taagan Dalka Soomaaliya.   Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan Mr. Manouchehr Mottaki ayaa sheegay in Indheer-garadka Soomaaliyeed haddii ay dadaal muujiyaan ay xalin karaan mushkiladda ka taagan Dalka Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku dhuftay i...
Siyaasadda | Africa
Adis Abba,(insidesomalia.org)-Midowga Africa ayaa sheegay maalintii Arbacada in uusan awood ulahayn in uu nabad ku soo dabaalo soomaaliya sidaas daraadeedna uu ku boorinayo qaramda midowbe in ay kala wareegto howlaha amaanka soomaaliya.   Madaxa  Amaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika Ramtane Lamamra ayaa u sheegay golaha amaanka inkastoo ay u nafhureen sidii ay nabad gelyo ug...
Dowladda Senegal oo ku Baaqaday in Ciidamo Nabad Ilaalin ah loo Soo Diro Dalka Soomaaliya
Dakar,(insidesomalia.org)- Dowladda Senegal ayaa waxaa ay wadamada Qaarada Africa ugu baaqday in Dalka Soomaaliya loo soo diro Ciidamo ka qeyb qaata howlaha nabad ilaalinta ee Dalka Soomaaliya. Safiirka Dowlada Senegal u fadhiya Dalka Itoobiya, isla markana ah wakiilka joogtada ah ee Ururka Midowga Africa ee wadanka Senegal Amadou Kebe ayaa waxaa uu ugu baaqay wadamada Africa in ay fuliyaan...
Dowladda Rwandan oo Ciidamo u soo Direysa Soomaaliya
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Afhayeen u hadlay Ciidamada Rwandan oo lagu Magacaabo Jill Rutaremara ayaa wakaalada wararka AFP u sheegay in ay Ciidamo udiri doonan Dalka Soomaaliya. Go'aankaan u dirida Ciidamada ka socda Dowladda Rwandan ee Dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo warmayaa in lakeeni doono dhamaadka Sanadka 2008. Tirada Ciidamada ay udirayaan Dowladda Rowanda Dal...
Siyaasadda | Somaliya
Xudur,(insidesomalia.org)-Dhaq dhaqaaq milatari ayaa laga soo sheegayaa Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, kaasi oo hakad galiyay dhaq dhaqaaqa ganacsi ee degmadaasi. Gaabiskaan ku yimid howlihii adeega bulsha ee degmada Xudur ee Gobolka Bakool shalay galinkii dembe iyo saaka ayaa waxa uu ka dambeeyay ka dib markii gudaha Magaaladaasi ay dhaq dhaqaaq iyo hub aruursi ay ka bilaabeen gudah...
Saraakiil Puntland ka Socota oo Gaaray Laasqoray
Laasqorey,(insidesomalia.org)-Dhawaan ayaa deegaanka Laasqoray waxaa booqday saraakiil ciidan oo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasi oo halkaasi u booqday sidii ay u soo indha-indheyn lahaayeen xaalada deegaankaasi iyo ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka oo saldhigyo ku leh bartamaha iyo daafaha magaalada Laasqoray.   Isku xidhaha ciidamada ee gobolada Kar-kaar, Sanaag iy...
Ciidamada Maxkamadaha oo Burcad Ladagaalamey
Luuq,(insidesomalia.org)- Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo dhawaanahan howlgallo ka waday deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ayaa shalay waxay seddex burcad ah ku toogteen Duleedka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Ciidamada Maxkamadaha ayaa markii ay toogteen seddexda Burcadda ah waxay ka qaateen qoryo gacmeedyo ay dadka ku dhacayeen, waxayna sii daayeen Gaadiid Safar ahaa oo ay Bu...
Safar
Jowhar (insidesomalia.org) - Dabley hubeysan ayaa waxay xalay dhac ugu geysteen agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Jowhar oo ku yaalla duleedka waqooyi gaari Mini-bus ah oo ku wajahnaa Gobollada dhexe kana ambabaxay Magaalada Muqdisho.   Dableyda dhaca geystay ayaa waxaa halkaas u taalay isbaaro sida ay sheegeen rakaabkii gaarigaas la dhacay la socday, waxaana kooxahaan burcadda...
Kooxda Kubada Cagta Banaadir Telcom oo ka Badisay Kooxda Fitalo ee Burundi
Tanzania, (insidesomalia.org) - Kooxda Kubadda Cagta Banaadir Telcom oo heysata Horyaalka Kubadda Cagta Dalka Soomaaliya ayaa galabta waxay ka badisay Kooxda Fitalo oo iyadana heysata Horyaalka Dalka Burundi.   Labada Kooxood oo isaga horyimid ciyaar ka tirsaneyd Tartanka Kooxaha Horyaallada Dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo ka dhacaya Dalka Tanzania ayaa waxay labada koox...
Tahriibayaal Soomaali ah oo ay Doon Kula Qalibantey Badda
Liibiya,(insidesomalia.org)- In ka badan 50 Tahriibayaal Soomaali ah oo isugu jira, Caruur, Haween iyo Dad waa weyn ayaa waxay Doon kula ciladowday Badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga. Tahriibayaashan oo dhamaantood Soomaali ah ayaa waxay kula soo xiriireen Taleefoonka Sattelite-ka ee Thuraya-ha Idaacadda BBD-da, waxayna u sheegeen in ay Doontii ay saarnaayeen ay kula sabbeyneyso Badda ...
Tacaliinta
Iskuulo Bilaabey Waxbarahsdii Sanad-Dugsiyeedka 2008-2009
Mogadishu,(insidesomalia.org)- Xaflad lagu maamuusayay bilaabashada Sanad-dugsiyeedka 2008-2009 ee Dugsiyada hoos-taga Jimciyadda Makka Al-Mukarrama oo kala ah Dugsiyada Jaabir Bin Xayaan, Makka Al-Mukarrama iyo Macallin Jaamac ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga Macallin Jaamac ee Magaalada Muqdisho. Xafladdaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay mas...
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Hotelka Jidda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Dood Cilmiyeed ku saabsan dhowrista Xuquuqda Caruurta, kaasi oo ay ka qeybgaleen Dad aad u faro badan oo ka socday Bulshada qeybaheeda kala duwan. Dood Cilmiyeedkan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Ilaalinta Caddaaladda, isla markaana ay maalgelisay Hay'adda NOVIB ayaa wuxuu socday hal maal...
Kismaayo, (insadesomalia.org)- Masuuliyiinta Jaamcada Magaalada Kismaayo ayaa shaaca kaqaadey in Jaamacada juba ee magaalada kismaayo ay qabsadeen maleeshiyo Beeleedyo kuhubeysan gaadiidka tiknikada looyaqaano. Masuuliyiin ka tirsan Jaamacada Juba ee Magalada Kismaayo ayaa walaac xoogan ka muujiyay heeysashada Jaamacadasi ee Maleeshiyaadka ay haystaan, waxaana ay Maamulka Magaaladasi gacant...