Home arrow News in Somali

User Videos

    123    
Groundation - Nelson Mandela
By: Mohamed Abdi
Dagaal Xamar
By: Abbas Gassem
Maryan Mursal
By: Abbas Gassem
New Beginning
By: Mohamed Abdi
What is Going on?
By: Mohamed Abdi

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Login

Syndicate

Get Our News Updates
News in Somali
Top stories
Friday, 16 May 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Afhayeen Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ku tilmaamay Xubnaha diidan Shirka ka socda Wadanka Jabuuti ee katirsan Isbahaysiga dib u Xuraynta Soomaaliya in ay yihiin kuwo Mas'uuliyadooda ku cayaaraya waa sida uu hadalka u dhegay, isagoo Sheegay in Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ay Taageersan yihiin Shirkaasi. Nabadoon Axmed Diriye Cali oo u waramayay Idaacada Muqdisho ayaa Ku tilmaamay in xubnaha ka tirsan Isbahaysiga dib u xoraynta ee diidan Shirka dib u heshiisiin ee ka socada Dalka Jabuuti in ay Mas'uuliyadooda ku Cayaarayaan isala markaana ayasan Jirin cid ku taageeraysa fakarkaasi. Axmed Diiriye waxa uu sheegay in ay taageersanyihiin Xubnaha uga qayb galaya Shirkaasi Isbahaysiga dib u xuraynta, isagoo sheegay in isku Mabda' ay yihiin Xu...
Leading stories
Friday, 16 May 2008
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa ay an...
Thursday, 15 May 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org0-Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Burundi ayaa maanta Sh...
Thursday, 15 May 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Kooxo aan la garaneeyn ayaa xalay Bam Gacmeed ku weer...
Thursday, 15 May 2008
Baladweeyne,(insidesomalia.org)-Dadweeynaha ku nool Magaalada Baladweeyne ee xarunt...
Featured Categories
Media
Jabuti, (insidesomalia.org)-Waxaa ka socda Xarunta Kooxda Fanaaniinta Dalka Djibuti ee Degaan abaabul xoogan ay ugu diyaar garoobayaan sidii ay kaalin wax ku ool ah uga qadan lahaayeen Shirka dib u heshiisnta Soomaalida oo ka furmey Dalka Jabuuti. Kooxda Degaan ee Dalka Jabuuti oo ah koox madaxa banaan oo ay leeyhiin Fanaaniin iyo abwaniin reer Jibuuti ah ayaa wa...
Muqdisho,(insidesomlia.org)- Maalinta Saxaafada Aaduunka ayaa maanta laga xusay Magaalada Muqdisho, iyadoo Saxaafada xurta ah ee reer Muqdishana ay u aqoonsadeen in warbaahinta dhibaatada ugu badan ay la soo deristay ay tahay Idaacada Shabelle. Munasibadani oo lagu maamusayay maalinta Saxaafada Aduunka ee ku beegan 3 May ayaa maanta lagu qabtay Magalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeeyb gale...
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ciidamada DFKM ayaa maanta gacanta ku dhigay Madaxa Wararka Shabkadda Warbaahinta Shabelle Cabdi Maxamed Ismaaciil(Cabdu Cuud) xili uu marayay Isgoyska Banaadir ee Magaaada Muqdisho Wariye Cabdi Cuud Ayaa iminka ku jira Xarunta Ciidamada Dowladda Ee ex xaruntii hore ee Gulwadayaasha lama oga ujeeda ay Ciidamada Dowladda u qabteen Cabdi Maxamed Ismaaciil (Cabdi Cuud) oo ah Madaxa Wararka ee Idaacada Shabelle,waxaana...
Caafimaad
Muqdishu,(insidesomalia.org)-Boqolaal Soomaali ah ayaa ka faa'ideysta adeegyada Caafimaad ee ay bixiyaan Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Magaalada Muqdisho, iyadoo dadkaasi xarumaha ay degan yihiin Ciidamada loogu sameeyo Gargaar Caafimaad oo kala duwan. Baabuurta ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qaadaa dadka xanuunsamn iyo kuwa qaba dhaawacyada si loo gaarsiiyo Xarumaha ay degan yihiin Ciida...
Puntland,(insidesomalia.org)-Taliyaha Ciidanka Kulmista Puntland Xiif Cali Taar oo ka hawol galayey aaga Laascaano ee ay ku muransan yihiin Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta ku dhintey shil baabuur. Xiif ayaa sida wararku nagu soo gaarayaan ku soo socday Tukaraq isaga oo ka soo ambabaxey goob Talis u aheyd Ciidankiisa, taas oo aan ka fogeyn Magaalada Tukaraq. Shilkaan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmey Afar kamid ah Ciidamdiisa...
Muqdisho (insidesomalia.org)-Cudurka Juudaanka ayaa waxaa u fara ba'an ku hayaa Tuulooyin dhowar ah oo hoos Taga Magaalada Baladweeyne ee Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ugu dhinteen 4 Roox, iyadoo kudhawad 20 kalena ay la liitaan. Cadde Cabdi sheikh Doon oo ka mida Dadka uu sida ba'an u hayo cudurka Juudaanka isla markaan Adimada uu Jaray ayaa waxaa uu sheegay in cudurkani uu la il daraa mudo ku dhawaad 8 sano ah, ayna meel kuwada jireen Da...
Diinta
Marka (insidesomalia.org)- Masaajida Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha Hose ayaa maanta waxaa looga hadlay duqeyntii habeen hore diyaaradaha Mareykanka ay u gaysteen guri ku yaala Degmada Dhuusa mareeb oo ay ku sugnaayeen Mas'uuliyiin ka tirsan Ururka Al shabaab oo uu ka mid ahaa yahay Macalin Aadan Xaashi Ceyrow. Qaar ka mid ah Culamaa'udiinka Magaalada Marka ayaa waxa ay Cambaareeyeen duqeyntii Mareykanka uu ka gaystay Degmada Dhuus...
Mugdisho, (insidesomalia.org) - Maanta oo ah Ciidda Carafo, waa Maalin farxad leh oo ay Dadka Muslimiinta ah si weyn u Maamuusaan, iyadoo ay xusid mudan tahay in Ciiddan ka mid tahay labada Ciidood ee ay Dadka Muslimiinta ah leeyihiin. Hayeeshee Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Dalka Soomaaliya ayaan maanta si weyn looga ciidin, waxaana taas ugu wacan iyadoo uusan hagaagsaneyn Ammaanka Magaalada, isla markaana Dagaallo ka dhacay ay ku barak...
Muqdisho, (insidesomalia.org) Wararka laga helayo shirkadaha duulimaadyada Muqdisho ayaa sheegaya in dowladda Sacuudiga ay ka diiday Dowladda KMG Soomaaliya in dadka xajinaya sanadkan ee Soomaaliya ka tagaya ay ku xajiyaan waraaqo aqoonsi ah oo ku aaddan Xajka maadaama Baasaboorka cusub ee dowladdu soo samaysatay uu dalal badan ka socon la' yahay ayna diidan yihiin. Xukuumadda Sacuudiga ayaa si cad u sheegtay inaan dalkeeda lagu soo gali karin B...
Ganacsiga
Banaan Bax Rabshado Wata oo Maanta ka Dhacay Magaalada Jowhar
Jowhar,(insidesomalia.org)- Dibaxbaxyo rabshado watay oo looga cabanayay diidista lacagaha duuga ah ee Shili Soomaaliga ah ee la diidayo ayaa maanta ka dhacday Magaalad Jowhar ee xarunta Gobolka Sh Dhexe. Dibadbaxani oo ahaa mid rabshado watay, isla markaana ay soo agaasimeen shacabka ku nool Magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ahaa mid ay kaga Cabanayeen diidista lacagaha Duuga ah iyo kuwa jeex...
Baladweeyne,(insidesomalia.org)- Roobab xoogan oo ma higaan ah ayaa xalay ka da'ay Magaalada Balladweeyne ee Gobolka Hiiraan iyo deegaano ku xeeran xili abaaro saameeyn ku yeeshay dadka iyo duunyada laga soo Sheegayay Gobolada Dhexe ee Dalka Somalia. Robaabkani ma hiigaanka ah ee xalay ka da'ay magalada Baldweeyne iyo nawaaxigeeda ayaa ahaa mid socday qiyaasti Mudo 4 saacadood ayaa ahaa mid...
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa Maanta Xarun Cusub oo Isgaarsiineed ka furtay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Wadada Makka Al Mukarama. Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah Shirkadaha Isgaarsiinta ugu waaweeyn ee ka jira Dalka ayaa maanta Xarun Cusub oo qabaneeysa dhamaan Adeegyada kala duwan ee ay dadweeynaha uga Baahani yihiin dhanka Is...
Kaalmo
Muqdisho, (insidesomalia.org)-Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho in ay qaataan deeq raashiin ah oo ay Qiibiyeen Ciidamada Itoobiya, kuwaasi oo ku tilmaamay in deeqdaasi ay tahay mid sun ah. Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Max'ed Xasan Xaad oo xalay u waramay Idaacadaha locolka ah ayaa Sha...
Beledweyne,(insidesomalia.org)- Roobab lagu diirsaday ayaa 24kii saac ee ugu dambeysay waxaa ay ka da'een qeybo ka mid ah gobolka hiiraan. Roobabkan ayaa sida dadku ku dhaqan Gobolkan Hiiraan ay sheegeen waxaa ay da'een xili ay Gobolka ka jirto abaar iyo cuduro dabo dheeraad, kuwaasoo sababay dhimaso dad iyo duunyaba leh waxaana roobabkani haatan ka da'ay qeybo ka mid ah Gobo...
Hiiraan,(insidesomalia.org)- Roobab lagu diirsaday ayaa 24kii saac ee ugu dambeysay waxaa ay ka da'een qeybo ka mid ah Gobolka hiiraan oo abaaro Ba,an ay kajireen. Roobabkan ayaa sida dadka ku dhaqan Gobolkan Hiiraan ay sheegeen waxaa ay da'een xili ay Gobolku ka jirto abaar iyo cuduro dabo dheeraad, kuwaasi oo sababay dhimaso dad iyo duunyo, waxaana roobabkani haatan ka da'a...
Siyaasadda | Aduunka
Muqdisho, (insidesomalia.org)- Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa ay ansixiyeen in wadanka Soomaaliya loo soo diro Ciidamo caalami ah oo kasocda Qaramada Midoobey, ku waasoo badalaya Ciidamada haatan jooga Wadanka Soomaaliya ee Midowga Afrika. Kadib Kulan xasaasi ah oo xalay ay yeesheen Xubno Golaha Amaanka ayaa waxaa ay isku raceen intabadan Wadamada awooda ku leh Golaha amaank...
Muqdisho, (insidesomalia.org) - Amnesty International ayaa bayaan ay manta soo saartay waxey ku sheegtay in dhibaatooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya ay bartilmaameed u ahaayeen dadka rayidka ah ee ku sugan goobaha ay dirirtu ku dhexmareyso dhinacyada isku haya Dalka Soomaaliya. Bayaankaani ayaa Hey'addu waxey ku soo bandhigtay xadiga dhibaatada ah ee haatan ka jir...
Nairobi,(insidesomalia.org)- Qaramada Midoobay iyo Dawladda Jabuuti ayaa iska kaashanaya qorshe ay ku doonayaan in ay ku badbaadiyaan wadahadaladii lagu wadey in bishan 10-keeda ay ka furmaan Magaalada Jabuuti, kuwaasi oo ay isugu imaan lahaayeen wakiilo ka kala socda Dalwadda KMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta Soomaaliya. Dadaalkan ayaa ku aadan sidii wadaha...
Siyaasadda | Africa
Muqdisho,(insidesomalia.org0-Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Burundi ayaa maanta Sheegay in ay taageerayaan Shirka dib u heshiisiinta ee ka soconaya wadanka Jabuti, kadib Shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho. Wasiirka Gaashaandhiga Wadanka Burundi Jirmiim Niyoyonkana oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay Dowladiisa si weeyn u taageeyreeyso Shirka di...
Asmara,(insidesomalia.org)- Dowlada Eritrea ayaa Qarmad Midoobey ku eedeeysay in ay kala qeeybineeyso kooxaha ka soo hor jeeda Dowladda Soomaaliya xili shir ay hor keceeyso Qarmada Midoobey uu ka furmay Dalka Jabuti dhawaantan. Madaxweynaha Wadanka Eritrea Isaias Afwerki oo wareesi gaar ah sinayay wakaalada Wararka ee Reuters, isagoo ku sugan Qasirga Madaxtooyada ee Dalkaasi ayuu ku eedeeya...
Baladxaawo,(insidesomalia.org)-Dowlada Kenya ayaa xirtay isla markaana Ciidamo fara badan ku soo daadisay Xuduuda ay Kenya la wadaagto Gobolka Gedo ee Dalka Soomaaliya. Wararka laga helay Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in si weeyn loo adkeeyay, isla markaana la xiray Xadka ay Kenya la wadaagto Dalka Soomaaliya gaar ahaan Dhanka Gobolka Gedo, halkasi oo la soo dhigay Ciid...
Siyaasadda | Somaliya
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Afhayeen Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa ku tilmaamay Xubnaha diidan Shirka ka socda Wadanka Jabuuti ee katirsan Isbahaysiga dib u Xuraynta Soomaaliya in ay yihiin kuwo Mas'uuliyadooda ku cayaaraya waa sida uu hadalka u dhegay, isagoo Sheegay in Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ay Taageersan yihiin Shirkaasi. Nab...
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Kooxo aan la garaneeyn ayaa xalay Bam Gacmeed ku weeraray fariisin ay Ciidamada Itoobiyaanka ku leeyihiin deegaanka Toowfiiq ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Kadib markii xalay Bamgacmeed lagu weeraray CiidamadaItoobiya oo fariisinka ku lahaa qeeyb ka mid ah Degmada Yaaqshiid, gaar inta u dhexeeysa Hotel Towfiiq iyo Daarta Soomaali Post ee isla Degmada...
Baladweeyne,(insidesomalia.org)-Dadweeynaha ku nool Magaalada Baladweeyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay bilaabeen in ay ka bara kacaan Guryahooda, kadib markii ay dareemeen dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ay Magaaladaasi ka sameeynayaan Ciidamada Itoobiyaanka. Kadib markii ay sii Koradhay dhaqdhaqaaqa Ciidamada Itoobiya xiliyada habeenkii ah ay ka wadaan xaafadaha Magalada Baladweeyne ay...
Safar
Puntland,(insidesomalia.org)-Wakaalada wararka ee Dalka Spain ee rasmiga ayaa ka soo xigatay Mas'uuliyiinta Dalkaas in Markabkii lagu haystay Xeebaha Dalka Soomaaliya ee lagu Magacaabo El paya de pakio in la sii daayey . Ra'iisal wasaara Kuxigeenka Dalka Spain Maariya Teriza Di la viga ayaa sheegtay in sii dayntaan ay ku timid hab diplomaasiyeed balse, aysan jirin wax Madax furasha ah oo labixiyey . Inkastto Mas'uul ku sugan Harardheere uu she...
Puntland,(insidesomalia.org)-Wakaalada wararka ee Dalka Spain ee rasmiga ayaa ka soo xigatay Mas'uuliyiinta Dalkaas in Markabkii lagu haystay Xeebaha Dalka Soomaaliya ee lagu Magacaabo El paya de pakio in la sii daayey . Ra'iisal wasaara Kuxigeenka Dalka Spain Maariya Teriza Di la viga ayaa sheegtay in sii dayntaan ay ku timid hab diplomaasiyeed balse, aysan jirin wax Madax furasha ah oo labixiyey . Inkastto Mas'uul ku sugan Harardheere uu she...
Puntland, (insidesomalia.org) - Kooxda burcad badeeda ah ee afduubka u haysata Markab kaluumaysi iyo shaqaalihiisa oo laga leeyahay Dalka Spain ayaa waxay dalbadeen lacag madaxfurasho ah oo gaaraysa boqolaal kun oo doolar. War ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee Dalka Spain ayaa waxaa lagu sheegay in burcad badeeda Soomaalida ah ay dalbadeen in la siiyo lacag gaaraysa 400 kun oo ah lacagta Euro-ga, taasi oo ay ku xireen siideynta Markanka i...
Tacaliinta
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen Maamulka Jaamacada Muqdisho ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in shalay abaro 12-kii duhurnimo ay kooxo hubeeysani ka kexeeysteen Jaamcada Muqdisho Macalin ka mid ahaa Macalimiinta Jaamcada, gaar ahaan Kuliyada dhaqaalaha iyo Maamulka Jaamcada Muqdisho una dhashay Dalka Kenya xili uu ka soo baxay Xarunta Jaamcada. Maca...
Baydhabo(insidesomalia.org)-Waxaa maanta ka furmay hoolka barlamaanaka oo ku yaalla Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay siminaar ay ka qeyb galayaan in ka badan illaa 100 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka KMG Soomaaliya. wuxuuna socondoonaa dhowr maalmood, sida ay sheegeen hoowadeenada siminaarka, iyadoo Munaasabadii furitaanka siminarkaasina uu ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Baarlamanka Md Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Simin...
Aqoon Isweydaarsi La Soo Gebegebeeyey
India, (insidesomalia.org)- Aqoon isweydaarsigan ayaa waxaa soo abaabulay Ardayda iyo Waalidiinta iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka India , waxaana barnaamijkaasi loogu magac daray SOMALI STUDENT'S EDUCATIONAL PROGRAM. Barnaamijkan ayaa waxaa loogu tala galay in Ardayda ay isku weydaarsadaan aqoontooda, dhamaan ardayda wax ka barata Dalka India, qasataan Magaalada Hyderabad oo ah halka Soomaalida wax ka barata dalka india ay ugu...