|
|
|
|
|
|
|
|
Monday, 01 December 2008
|
|
Filimkan ayaa waxaa sameeyay Abwaaniinta kala ah SSDF, SNM, USC, SPM, waxaana laxanka saaray SNF, SDM, SDU iyo USP, soo dhaweeyaha dariiq walba taagan waa Wadaad, atooraha filmka waa Fanaanka jilista wanaagsan ee waayahan laga-daba-dhacay waa Qabiil, Atariishada waa gabadhii la isugu lumay ee Somalia qabriyada u hurudo,Waa Kursi. Atooraha labaad waa been, atariishada...
|
|
|
|
Monday, 01 December 2008
Garowe,(insidesomalia.org)- Galabta ayaa garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garowe waxaa ka dhacday cayaar final u ahayd wareega labaad ee c... |
|
.jpg) Monday, 01 December 2008
Nairobi,(insidesomalia.org)- Xafiiska Hay'ada Badmareenada Barige Africa ayaa laga sheegay in ay socdaan wadahadalo ku saabsan siidaynta ... |
|
.jpg) Monday, 01 December 2008
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Xildhibaan Jinni Boqor ayaa waxaa uu Cambaareeyay hadalkii Madaxweyne Yuusuf ee ahaa in Shirkii Jabuuti uu ah... |
|
|
Sunday, 30 November 2008
Wanlaweyn, (insidesomalia.org)- Dab xalay qabsaday suuqa Siinaay ee Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sababay inay gubtaan dhismayaal ganacsi oo ku yaalay suuqaasi.
Inkastoo aan dabka kacay la garanayn waxa sababay hadana wa... |
|
.jpg) Sunday, 30 November 2008
Baydhabo, (insidesomalia.org) - kulan gaar ah oo ay xarunta Gobolka Bay ee Magaalada Baydhabo ku yeesheen Mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka Bay iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka aaya looga hadlay amaanka Magaalada Baydhabo.
Kulankan oo ahaa mid loo... |
|
.jpg) Sunday, 30 November 2008
Baydhabo,(insidesomalia.org)- Qaraxyo is xig xigay oo dhaliyay Qasaare isugu jira Dhimasho iyo dhawac ayaa maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
4 ruux ayaa geeriyootay oo mid ka mid ah uu ka tirsanaa Ciidamada Dowladd... |
|
.jpg) Sunday, 30 November 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa si kulul ugu eedeeyay qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida in ay faafiyaan warar aan sax ahayn oo ka dhan ah Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Xiriirrada hoos-yimaada.
... |
|
 Sunday, 30 November 2008
Jabuuti,(insidesomalia.org)- Hogaamiyaha Mucaaradka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waydiistay Midowga Afrika in ay soo diraan Ciidamo dheeraad ah oo gacan ka gaysta xasilinta dalka Soomaaliya.
Hogaamiyaha Islaamiga ah ee Sheekh S... |
|
 Sunday, 30 November 2008
Adiis Abba,(insidesomalia.org)- Gudoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping ayaa mar uu ka hadley ka bixitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ay ka baxayaan gudaha Dalka Soomaaliya ay tahay mid deg deg ah xiligan.
Jean Ping wuxuu sheegay in hadii Ciidamada... |
|
Sunday, 30 November 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)-Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa saaka wuxuu howlgallo isbaaro qaadis ah ka sameeyay inta u dhaxeysa Magaalada Muqdisho iyo Deegaanka Siinka Dheer oo u dhaxeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
Meelaha ... |
|
.jpg) Sunday, 30 November 2008
Garowe,(insidesomalia.org)- Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomalia Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan magaalada garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mowqifkiisa ku wajahan heshiiskii dhowaan ay magaalada Jabuuti ku... |
|
.jpg) Saturday, 29 November 2008
Jowhar,(insidesomalia.org)- Midowga Maxaakiimta Gobolka Sh/dhexe oo soo rogay Amaro ku aadan In aan Waxhub ah lagu dhexsidan Karin Gudaha Magaalada Jowhay Xarunta Gobolkaasi Sh/dhexe .
Amarkan ayaa waxa uu yimid ay soo bateen Habeenadii la so... |
|
 Saturday, 29 November 2008
Santiago,(insidesomalia.org) - Weerayahankii hore ee xulka dalka Chile iyo kooxa Lazio ee dalka talyaaniga Marcelo Salas, ayaa ku dhawaaqay in uu ka fariistay guud ahaanba ciyaaraha k/cakta isaga oo da,diisu ay tahay 33-sano jir.
Agaasimaha g... |
|
 Saturday, 29 November 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagu maamuusayay soo andhigitaanka wax qabadka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta sanadka 2008-da ayaa waxaa maanta lagu qabtay xarunta guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho... |
|
 Saturday, 29 November 2008
Baydhabo,(insidesomalia.org)- Gudoonka sare ee Golaha Baarlamaanka ayaa wal wal ka muujiyay bixitaanka Ciidamada Itoobiya hadii aan la helin Ciidamo kale oo lagu badalo, kuwaasoo suga ammaanka Dowladda aan cagaha badan ku taagneyn ee uu Beesha caalamka aqoonsan yahay.
... |
|
Saturday, 29 November 2008
Afgooye,(insidesomalia.org)- Ilaa boqol caruur ah oo sida la sheegay ku sumoobay caano ay cabeen ayaa xalay la soo gaarsiiyay isbitaalka Xaawo Cabdi ee deegaanka Lafoole, kuwaasoo gaadiidka loo yaqaan hoomayga looga soo daabulay deegaano hoos yimada Degmada Afgooye ee ... |
|
.jpg) Saturday, 29 November 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho muddo 18 sano ah waxay dhexda uga jirtaa dagaallo aad u burburiyay, kuwaasi oo marba heer soo marayay, mar dagaallo sokeeye oo ahli ah, mar dagaalladii hoggaamiye kooxeedyada, mar dagaalladii dhexmar... |
|
 Saturday, 29 November 2008
NEW YORK,(insidesomalia.org)- Dowlada Maraykan ayaa waxaa ay ku cadaadinaysa Qaramada Midoobey in Ciidamo nabad ilaalin ah u soo dirdto Dalka Soomaaliya sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan Maraykanka, kadib markii ay Itoobiya ku dhawaaqday in Ciidamadeeda ay kala... |
|
 Saturday, 29 November 2008
Doolaow,(insidesomalia.org)- Ciidamo Itoobiyaan ah oo tiradooda lagu qiyaasay kumanaan ayaa xalay illaa saaka ka soo talaabay xadka Gobolka Gedo ee Dalka Soomaaliya uu la wadaago dalka Itoobiya gaar ahaan Degmooyinka Doolow iyo iy Luuq sida dadka deegaanaadaasi ku dhaq... |
|
Saturday, 29 November 2008
Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ururka Al Shabaab ayaa saaka aroor hore waxaa ay Madaafiic ku weerareen xeradii hore ee Ciidanka Asluubta iyo nawaaxigeeda oo fariisin u ah Ciidamada Itoobya
Madaafiicdaan oo gaaraysa dhowr iyo toban hoobiye ay... |
|
Friday, 28 November 2008
Jowhar,(insidesomalia.org)- Faah faahin ayaa ka soo baxeysa Isgaarsiinta Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe oo muddo saacado ah hawada ka maqneyd, kadib markii sida la sheegay amar lagu siiyay shirkadaha isgaarsiinta inay hawada ka saaraan.
... |
|
 Friday, 28 November 2008
Qardho,(insidesomalia.org)- Munaasabadda caleema saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse Boqor Yuusuf (kiinkoor )ayaa maanta si weyn waxa ay ugu dhacdey Ceelmur oo 5 KM ujirto dhanka bari Magaaladda Qardho ee caasimadda Gobolka Karkaar.
... |
|
.jpg) Friday, 28 November 2008
Puntland,(insidesomalia.org)- Waxaa mar qura afka ooda ka wada qaaday maalmahan dambe caalamka oo idil, kuwaas la yaaban burcad badeeda sida xowliga ah murqaha ula soo baxay, islamarkaana wax kasoo qafaalanaya biyaha dalalka dariska sida Kenya iyo Yemen.
... |
|
|
|
|
|
|