Home arrow News in Somali
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 27 2008
Jaamacada Kismaayo Kutaala oo Maleeshiyo Beeleed ay Qabsadeen
Written by Miikaahiil Rashiid Bare   
Tuesday, 27 May 2008

Kismaayo, (insadesomalia.org)- Masuuliyiinta Jaamcada Magaalada Kismaayo ayaa shaaca kaqaadey in Jaamacada juba ee magaalada kismaayo ay qabsadeen maleeshiyo Beeleedyo kuhubeysan gaadiidka tiknikada looyaqaano.

Masuuliyiin ka tirsan Jaamacada Juba ee Magalada Kismaayo ayaa walaac xoogan ka muujiyay heeysashada Jaamacadasi ee Maleeshiyaadka ay haystaan, waxaana ay Maamulka Magaaladasi gacanta ku haya ka dalbadeen in ay wax ka qabtaan Maleeshiyadasi gudaha u galay Jaamacada, isla markaana la wareegay gacan ku heeynta Jaamacadaasi.

Lama oga sababt dhabta ah ee kadanbeysa qabsadha jaamacadan ay qabsadeen Maleeshiyada.

Max’ed Axmed Warsame oo ka mid ah Masuuliyiinta Jaamcada Juba ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay la bexeen qaar ka mid ah qalabkii jaamacadasi ay ku howlgaleeysay.

Arintani ayaa waxaa ay saameeyn weeyn ku yeelatay dhamaan Goobaha wax barashada ee Magaalada Kismaayo, waxaana meel cidlo ah taagan Ardaydii wax ka baraneeysay Jaamacadasi Juba ee ay la wareegeen kooxaha Hubeeysan.

Weli wax war ah oo arintaasi ku aadan kama soo bixin Maamulka Gacanta ku haya Magaalada Kismaayo oo ku aadan la wareegida jaamcadasi ee Kooxaha Maleeshiyaadkasi ah.

Waa markii labaad ee ay koox dableey hubeeysan ay la waregaan Jaamacadaasi dhawaan ayeey aheeyd Jaamacada Kismaayo ay la waregeen Maleeshiyo hubeeysan waloow markii danbe laga wareejiyay.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items
< Prev   Next >