Home arrow Tacaliinta arrow Imtixaanada Dugsiyadda Sare ee Kenya oo Bilaabanaya
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:46
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:88
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:261
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:398
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:141
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 20 2008
Imtixaanada Dugsiyadda Sare ee Kenya oo Bilaabanaya
Written by Ali Moallim   
Saturday, 20 September 2008

Nairobi,(insidesomalia.org)-  Imtixaanada Dugsiyadda Sare ee Dalka Kenya oo Bilaabanaya October 21 Ilaa November 17, 2008 oo Ardaydgii QishlLagu arko lasheegay in lagu Ganaaxidoono Sh100,000 ama Sh250,000.

 

Shirkadaha Imtaxaanaadka Dalka Kenya ayaa digniino iyo sharciyo cusub ka soo saaray imnitaxaanaadka Dusiyadda Sare ee ka dhacayay Dalka ,iyadoona cidii ka hor timaadaan shacigaan cusub oo ku dhaqanta kii horay u yaalay isna ganaax mutaysandoono,

 

Shirkadda Kenya National Examination Council oo marka magaceeda la soo gaabiyo la yiraahdo KNEC ayaa markii ugu horaysa inta aysan imtaxaanaadka Dugsiyadda Sare bilaaban digniin u jeediyay ardayda iyagoona ardaygii isagoo qishaya lagu qabto xilli imtaxaanka lagu guda jiro lagu xukumi doono lacag gaaraysa Sh100,000 oo ah lacagta Kenya ama 1sano oo xarig ah ama intaba lagu wada xujumi doono,

 

Dhinaca kalayto ardaygii ka caga jiidda ku dhaqanka sharcigaan cusub ayaa lagu ganaaxi doonaa lacag u dhaxeysa Sh100,000 ilaa Sh250,000 ,xabsi ama dhaanba,

 

Dhinaca kalayto ardaygii lagu helo dambi ah inuu macalinkiisa xilliga imtaxaanka ilaalinaya ama arday aflagaadeeya ayaa lagu xukumidoonaa isna Sh100,000 oo lacagta Kenya ah ama 18 bilood oo xabsi ah,

 

Sisktaba ha ahaatee ardaydaa ayaa u muuqda inay xilligaan yihiin kuwa ka fijignaan digniinaha ku aadan imtaxaanaadka ay galayaan iyagoona dhamaantood sheegaya inay dadaal dheeri ah muujinayaan siday ay uga badbaadilahaayeen imtaxaankaan oo haday ku gulaystaan u gudbaya Heer Jaamacadeed,

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >