Home arrow Tacaliinta arrow Aqoon Isweydaarsi La Soo Gebegebeeyey
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:320
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:145
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:456
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Dec 31 2007
Aqoon Isweydaarsi La Soo Gebegebeeyey
Written by Ali Moallim   
Monday, 31 December 2007

Ardayda Soomaaliyeed ee HindiyaIndia, (insidesomalia.org)- Aqoon isweydaarsigan ayaa waxaa soo abaabulay Ardayda iyo Waalidiinta iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka India , waxaana barnaamijkaasi loogu magac daray SOMALI STUDENT'S EDUCATIONAL PROGRAM.

Barnaamijkan ayaa waxaa loogu tala galay in Ardayda ay isku weydaarsadaan aqoontooda, dhamaan ardayda wax ka barata Dalka India, qasataan Magaalada Hyderabad oo ah halka Soomaalida wax ka barata dalka india ay ugu badan yihiin.

Aqoon isweydaarsigaas oo ujeedadiisu aheyd in looga hadlo sida :-

1. Medical Field.
2. Engineering.
3. Information Technology (IT).
4. iyo sidii ay ardayda Soomaaliyeed ku hor marin lahaayeen aqoontooda.


Aqoon isweydaarsigan ayaa waxa uu ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan, waxaana dhamaan Ardayda ay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin, iyaga oo codsaday in la sii wado barnaamijyada oo kale si loo sii horumariyo kobcinta aqoonta Ardayda Soomaaliyeed.

Qaban qaabiyayaasha kulan aqooneedkan waa kamid ahaa

1. Abdirashid Sheik Mohamed (Danjire).
2. Ibrahim Ali Abdi (Ibrahim BCA).
3. Nuradin Ahmed Haruse.
4. Abdinasir Idle Sabriye.
5. Ibrahim Mohamed Nur (Ibrahim Kuusow).
6. Abdulkadir Mohamed Weidow.
7. Abdirahman Mohamed Omar (G8).
8. Shafi'i Nur Alas.
9. Sharif Mohamed Sh. Elmi.
10. Mustafa Abdulkadir Yusuf (Kibaar)
11. Mohamed Sh. Abdikarim.

Aqoon isweydaarsigan ayaa waxa uu ku soo dhamaaday jawi aad u wanaagsan, waxaana dhamaan Ardayda ay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin, iyaga oo codsaday in la sii wado barnaamijyada oo kale si loo sii horumariyo kobcinta aqoonta Ardayda Soomaaliyeed.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >