Home arrow Safar arrow Yaman oo Lacir Ciireysa Tahriibiyaal
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:106
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:106
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:44
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:50
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:46
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 15 2008
Yaman oo Lacir Ciireysa Tahriibiyaal
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 15 April 2008

Muqdisho, (insidesomalia.org)-Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada dalka Yaman ayaa waxa uu sheegay in dadka Somalida ee qatarta ku soo galinaya Naftooda xeebaha Cadhan ay aad u soo kor dhayaan ka dib markii 22 Ruux maalintii Axada ahayd ay ku geeriyoodeen xeebaha dalka Yaman.

Dadka iyagu ka shaqeynaya doomaha dadka tahriibiya ayaa waxa ay yihiin kuwa ugu daran ee khatarta galiya dadkaani.

Doon wada 120 Ruux oo African ah ayaa qaarkood lagu qasbay in bada ay ku daataan xili dadkaasi ay marayeen meel u dhaw xeebta dalka Yaman sida ay sheegayaan ciidamada ilaalada Yaman.

Wakaalada Wararka AFP oo Wareysi la yeelatay sarkaal sare oo ka tirsan dowlada dalka Yaman oo diiday in uu magaciisa uu shaaciyo ayaa tilmaamay 120 Ruux oo Tahribayaal ah ilaa iyo haatan la Weysanyahay meesha jaan iyo cirib ay dhigeen kuwaasi oo u dhashay dalka Somaliya halka kuwa kale oo la badbaadiyay qaarkoodna lagu haayo dekada Cadhan.

Inta badan dadka tahribayaasha ah ayaa waxa ay ku la’daan xeebaha dalka Yaman iyagoo doonaya in ay u gudbaan dalka Sacuudi Arabia si halkaasi nolol maal meed ay uga raadsadaan

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >