Home arrow News in Somali
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:101
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:102
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:36
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:40
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 25 2008
Ururka Al shabaab oo Howlgalo ka Fuliyay Diinsoor
Written by Ali Moallim   
Monday, 25 August 2008

Diinsoor,(insidesomalia.org)-Xili ay sii kordhayeen ammaan darida ka jirtay Gobolka Bay gaar ahaan agagaarka Degmada Diinsoor ayaa waxa howlagalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka fuliyay Degmadaasi xoogaga Al Shabaab, kuwaasi oo ku soo qabqabtay dad gaaraya illaa 4 ruux oo jidgooyo ay u taalay wadada dheer ee isku xita Degmooyinka Diinsoor iyo Qansax Dheere ee Gobolka Bay.

 

Sida ay sheegayaan dadka ku nool Degmada Diinsoor 4-ta qof ee ay xoogaga Al shabaab soo qabteen ayaa waxaa la dhigay xabsiga Degmada oo ay gancata ku hayaan Xoogaga Al shabaab.

 

Howlagalkani ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili inta badan Gobolka Bay ay gacanta ku hayaan xoogaga Al shabaab, isla markaana ay ka bilaabeen howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo.

 

Dadka ku nool Gobolka Bay gaar ahaan Degmooyinka Diinsoor iyo Qansax dheere ayaa si weyn u soo dhaweeyay howlgalkani ammaanka lagu sugayo ee ay xoogaga Al shabaab ay bilaabeen, waxana sheegen in talaabadasi ay soo afmeeri karto dhibaato ay ku qabeen kooxo burcad ah oo wadooyinka u gala dadka Shacabka ah eek u safraya wadooyinka

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >