Home arrow Safar arrow Tahriibayaal Soomaali ah oo ku Geeriyooday Saxaraha Liibiya
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:317
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:143
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:455
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 02 2008
Tahriibayaal Soomaali ah oo ku Geeriyooday Saxaraha Liibiya
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 02 July 2008

Libyan DessertTripoli, (insidesomalia.org) - Tahriibayaal Soomaali ah ayaa ku geeriyooday Saxaraha weyn ee u dhaxeeya wadamada liibiya iyo Suudaan.

Dadkaan Soomaalida ah ee ku geeriyooday Saxaraha weyn ee u dhaxeeya liibiya iyo Suudaan ayaa la sheegayaa in ay ka yimaadeen Magaalada Muqdisho iyo Magaalada Nairoobi ee xarunta wadanka kenya, kuwaasi oo doonaya in ay gaarayaan dalka liibiya kadibna ay uga sii gudbaan wadamada rer Yurub.

Muhaajiriintaan Soomaalida ah ayaa u geeriyooday gaajo iyo haraad dartiis ka dib markii safar loogu tala galay 5 maalin uu ku qaatay mudo bil ah taasoo ugu wacneeyd cilad farsamo oo ku timid gaarigii ay saarnaayeen.

Cali Maxamed Xuseen Cali Ganey oo waraiyaha lahadley ayaa waxaa uu sheegay in gariga ay ka soo raaceen dalka Suudaan islamarkaana gaariga ay saarnaayeen 30 Ruux, waxana geeriyooday ilaa 15 Ruux oo ka mid ah dadka tahriibayaasha ah.

Sidoo kale Cali Ganey ayaa intaasi ku dareen in Ciidamada ilaalada xuduudaha dalka liibiya ay dadkasi soo qaadeen iyagoo naf la caari ah,waxaana dadkaan la dhigay Isbitaal ku yaala Magaalada kukta ee dhacda xadka u dhaxeeya liibiya iyo Suudaan, islamarkaana xaalada dadkan ay ka soo reyneyso.

Maha markii ugu horeysay oo saxaraha liibiya iyo Suudaan ay ku dhintaan tahriibaiyaal Soomaali ah, iyadoo sanadkii 2001 ay ku dhinteen Saxarahaasi dad gaaraya 50 Ruux oo u badnaa Soomaali.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >