Home arrow Ganacsiga arrow Tahriibayaal Soomaali ah oo ay Doon Kula Qalibantey Badda
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:138
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:66
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:48
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:333
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 11 2008
Tahriibayaal Soomaali ah oo ay Doon Kula Qalibantey Badda
Written by Ali Moallim   
Friday, 11 July 2008

Tahriibiyaal Doon LaqalibanteyLiibiya,(insidesomalia.org)- In ka badan 50 Tahriibayaal Soomaali ah oo isugu jira, Caruur, Haween iyo Dad waa weyn ayaa waxay Doon kula ciladowday Badda u dhaxeysa Liibiya iyo Talyaaniga.

Tahriibayaashan oo dhamaantood Soomaali ah ayaa waxay kula soo xiriireen Taleefoonka Sattelite-ka ee Thuraya-ha Idaacadda BBD-da, waxayna u sheegeen in ay Doontii ay saarnaayeen ay kula sabbeyneyso Badda u dhaxeyso Liibiya iyo Talyaaniga.

Mid ka mid ah Dadkaas oo Taleefoonka hayay ayaa wuxuu sheegay in aysan ogeyn jiho ay Doonta ula socoto, wuxuuna sheegay in uu raashinkii ka dhamaaday, xaaladooda ay halis ku jirto.

Dadkani oo ka tegay Xeebaha Dalka Liibiya ayaa waxay sheegeen in ay ku sii jeedeen Dalka Talyaaniga, balse ay Doontii uga ciladowday meel dhexe oo aysan xitaa dadka Doonta saaran sheegi waayeen halka ay ku beegan tahay.

Tahriibayaasha Soomaalida ah ee ka talaabada  Badda Mediterenian-ka si ay u gaaraan Dalka Talyaaniga ayaa waxay beryahan noqdeen kuwo sii caqliyeysanaya, waxayna iibsadaan inta aysan Badda gelin Taleefoonka Sattelite-ka ee Thuraya-ha, si marka ay xaaladda ku xumaato ay ugu qeylo dirsadaan Dowladaha Talyaaniga ama Malta, waxaana qorshahaas ku badbaaday Tahriibayaal badan oo markii ay la xiriireen Dowladahaas loo soo gurmaday.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >