Home arrow Safar arrow Soomaali Farabadan oo ku Geeritay Xeebaha Aduunka
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:318
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:144
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:455
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 27 2008
Soomaali Farabadan oo ku Geeritay Xeebaha Aduunka
Written by Ali Moallim   
Sunday, 27 July 2008

Muhaajirin Soomaali ah Libiya,(insidesomalia.org)-Dooni ay saarnaayeen muhaajiriin Soomaali ah ayaa waxaa ay ka shiraacatay Xeebaha Dalka Libya 20 kii bishan aanu kujirno,taasi oo ku sii jeeday Dalka Talyaaniga.

 

Tahriibayaashani oo intooda badani ka cararay dagaalada ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay naftooda ugu biimeeyeen saxaraha isku xira wadamada Sudan iyo Libya iyo weliba Badweynta u dhexeeysa Wadamada Libiya iyo Talyaaniga, halkaasi oo ay ka raadinayaan nolol dhaanta tan ay uga carareen dalkoodii hooyo.

 

Dadkani Soomaalida ah ee ay doonida kula degtay Bada u dhexeeysa wadamada Libya iyo Italy ayaa waxaa tiro ahaan lagu qiyaasay in ay gaarayeen 35 qofood oo isugu jiray haween iyo rag oo dhamaantooda u badnaa dhalinyaro.

 

Weli wax war ah kama soo bixin Dowlada KMG ah ee  Soomaaliya oo ku aadan dhibaatooyinka ay dhalinyarda kala kulmaan biyaha wadamada Libiya iyo Teliyaaniga iyo weliba Xeebaha u dhexeeya Soomaaliya iyo Yemen, maadaama ay masuuliyada Shacabka Soomaaliyeed ay saaran tahay Dowladda.

 

Ma’ahan markii ugu horeeysay  ee Muhaajiriin Soomaali ah ay ku nafwaayaan badaha u dhexeeya libiya iyo Talyaaniga waxaana bishan oo kaliya lagu weysan yahay dada gaaraya 150 ruux oo Soomaali  ah, kadib markii ay la quustay doonidii ay saarnaayeen dadkaasi.

 

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >