Home arrow Safar arrow Qimo korar ku yimid Gaadiidka Looraaco Gobolada Dhexe
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:323
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:146
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:118
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:458
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 08 2008
Qimo korar ku yimid Gaadiidka Looraaco Gobolada Dhexe
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 08 April 2008

baabur bas ah Muqdisho,(insidesomalia.org)- Waxaa ku soo badanaya Bustejooyinka laga raaco gaadiidka aada gobolada Dalka dadka tahriibayaasha ah Xili ay sii kordhayaan dadka ku geeriyoonaya Badaha.

Tahriibayaashani oo manta ay saxaafada kula kulantay Busteejada Gaadiidk gobolada Dhexe aada ee isgooyska Banaadir ayaa sheegay in waxa ku kalifaya in ay isga baxaan ay tahay dhibaatada colaadaha ee daba dheeraaday iyo Sicir bararka ku yimid Maciishada Qutul Daruuriga ah ee ka Jira Dalka Somalia.

Madaxa kuwa rara Gaadiidka aada gobolada dhexe ayaa waxaa uu Saxaafada u sheegay in ay sii badanayaan dadka tahriibayaasha ah ee ka baxaya Magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu ku sheegay in ay u badan yihiin Caruurta,haweenka iyo dhalinyarada waxaana uu intaa raaciyay in qofkii ay ka qaadaan lacag dhan 450 illaa 480 Kun shilin Soomaaliya taasi oo uu ku sababeeyay sicir bararka ku yimid Shidaalka uu Gaadiidka isticmaala

Mid ka mid ah dhalinyarada Tariibayaasha ah ayaa sheegay in waxa ku kalifay in Magaaada Muqdisho uu ka tahriibo ay tahay in uu u adkeensan wayay Colaadaha Joogtada ka noqday dalka Soomaaliya iyo barakaca baahsan oo uu sheegay in ay u wehliso sicir bararka ku yimid Maciishada iyo diidisat Lacagta kunka shilin ee duuga ah oo ay ganacsatada ay diideen in ay qaataan.

Arintani ayaa ku soo beegmeeysa Xili dhawaanaha ay soo kor dhayeen dadka somalida ah ee ku le’anay xeebaha u dhexeeya Dalalka Soomaaliya iyo Yemen ee Gacanka Cadmeed.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >