Home arrow Safar arrow Meydka 39 Ruux oo Soomaali ah oo Laga Helay Xeebaha Gacanka Cadmeed
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:105
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:105
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:39
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:49
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:42
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 11 2008
Meydka 39 Ruux oo Soomaali ah oo Laga Helay Xeebaha Gacanka Cadmeed
Written by Ali Moallim   
Thursday, 11 September 2008

Sanca,(insidesomalia.org)- Meeydka dad gaaraya 39 ruux oo Soomaali ah ayaa laga helay xeebaha wadanka Yemen iyagoo dul sabeeynaya.

 

Kooxaha wax tahriibiya ayaa ku qasbay illaa 40 ruux in ay bada isku daadiyaan xili ay marayeen xeebaha dalka Yemen.

 

Dhacadadani ayaa ka bilaabatay kadib markii kooxaha wax tahiiribaya ay bada ku tureen labo caruur ah oo iyagu ka mid ahaa tahriibayaasha iyagoo kadibna ku qasbay in 39 kale in ay bada isku daadiyaan kadib markii qoryo ay ku qabteen iyagoo dhex maraya Bada dhexdeeda.

 

Meydadka 39 ruux  ee Soomaalida ah ayaa waxaa laga helay iyagoo dul sabeeynaya biyaha Deegaanka Wadi al-Barakin ee wadanka Yemen sida ay shaacisay hay’ada Dhaqaatiirta aan xuduuda leheysn oo intaa ku dartay in dadkasi ay dabaalan waayaan kadibna ay ku maashoobaan badda dhexdeeda.

 

Illaa iyo 120 Muhaajiriin Soomaali ah ayaa ka talaabay todobaadkani xeebaha u dhexeeya wadamada Soomaaliya iyo Yemen, kuwaasi oo ku safra doomo Macmal ah waxaana ka geeriyooday ku dhawa 10 ruux oo caruuri ay ku jiraan oo bada dusheeda lagu tuuray sidaasi waxaa yir Dhaqaatiirta aan xuduuda laheyan.

 

Nin ka gaabsaday magaciisa oo dadkiisa lagu sheegay 23-sano jir kana mid ahaa Dadkii Muhaajiriinta Soomaalida ah ayaa Hay’ada Dhaqaatiirta aan Xuduuda leheyn u sheegay in doonida ay ku safrayeen ay aheyd mid duug ah isla markaana aysan heli wax cuno iyo biyo ah labo maalin oo ay safarka badda ah ku soo jiree.

 

 “Si ay inoo Baqdin galiyaan waxa ay inoogu  garaaceen si daran Suumankooda “Mid kaa Mid ah  waxaa uu nagu shubay basin waxaana uu na tusay Taraq kaasi oo sheegay in uu nagubi doono hadii aanan Badda isku tuurin” ayuu intaa raaciyay.

 

Boqolaal Muhaajiriin u dhashay wadanada Africa gaar ahaa Dalka  Soomaaliy ah ayaa biyaha Wadamada Soomaaliya iyo Yemen ka gudba sanad waliba kuwaasi ku geeriyooda sarafka ay ku jiraan ee dhanka Badda ah xili ay dhibaato kala kulamaan kooxaha wax tariibiya oo ku qasba in ay badda isku tuuraan biyaha halista ah.

 

 

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >