Home arrow Safar arrow Markab Afduub lagu Haystey oo Lasiidaayey
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:36
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 27 2008
Markab Afduub lagu Haystey oo Lasiidaayey
Written by Ali Moallim   
Sunday, 27 April 2008

Puntland,(insidesomalia.org)-Wakaalada wararka ee Dalka Spain ee rasmiga ayaa ka soo xigatay Mas’uuliyiinta Dalkaas in Markabkii lagu haystay Xeebaha Dalka Soomaaliya ee lagu Magacaabo El paya de pakio in la sii daayey .

Ra’iisal wasaara Kuxigeenka Dalka Spain Maariya Teriza Di la viga  ayaa sheegtay in sii dayntaan ay ku timid hab diplomaasiyeed balse, aysan jirin wax Madax furasha ah oo labixiyey .

Inkastto Mas’uul ku sugan Harardheere uu sheegey in ay jirto Madax furasho lasiiyey kooxihi wax afduubtay, taas oo gaareysa 1,000,000 oo Dollar .

Markabkan ayaa laga afduubtay meel u jidha 400 oo km meel u jidha xeebaha Dalka Soomaaliya.

Madaxada wadanka Spain ayaa sheegay in Markabkaasi uu marayey markii la,afduubayey  Biyaha caalamka .

Xeebaha Dalka Soomaaliya ayaa ah meel lagu tiriyo meelaha caalmka ugu khatarsan ee Maraakiibta iyo Doomaha ay maraan marka laga hadlayo Brcad badeeda.

Warbixintaii ugu dambeysay ee laga soo saaray Xeebaha Dalka Soomaliya ayaa lagu sheegay in sanadkii hore Xeebaha Soomaaliya lagu afduubay inkabadan 25 Markab.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >