Home arrow Safar arrow Markab Afduub Looguheystay Xeebaha Puntland oo Lasiidaayey
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:97
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:102
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:36
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:40
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 18 2008
Markab Afduub Looguheystay Xeebaha Puntland oo Lasiidaayey
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 18 March 2008

Eyl, (insidesomalia.org) - Markab mudo Bil ah Afduub loogu heystay Xeebaha Puntland ayaa la sii daayay, ka dib markii Kooxihii heytey ay qaateen Lacag Madax furasho ah sida ay sheegayaan Warar lugu kalsoon yahay oo laga helayo Degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ee Puntland.

Markabkan oo laga leeyahay Dalka Ruushka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay qaateen burcadii afduubka ku haysatey Markabka lacag madaxfursho ah oo gaareysa700.000$ US Dollar (Todobo Boqol oo Kun oo Dollar), waxaana lacagtan bixiyay Shirkadii iska lahayd Markabka sida ay sheegayaan Masuuliyiin ku dhow dhow arimaha Maraakiibta Afduubka loogu heysto Xeebaha Puntland.

Shaqaalaha Markabkan oo nabad qaba iyo Markabkiiba waxa ay ku sii jeedaan Magaalada Mambosa ee Dalka Kenya, ayagoo halkaasina uga sii gudbaya Magaalada Moscow ee Dalkaasi Ruushka oo ay ka soo jeedaan Asal ahaan.

Xukuumada Puntland ayaa bixinta lacagta Madaxfurashada ah ee lasiiyey Burcada waxay kutimaantey mid dhibaato horleh keeni karta waxayna sheegtay in talaabadaasi tahay mid ka baxsan Sharciga Caalamiga ah in la quudiyo dad ka soo horjeeda amaanka Caalamka oo dhan, gaar ahaan Maamul Gobaleedka Puntland.

Saraakiisha ku dhow dhow Kooxaha wax Afduubta ayaa sheegaya in ay Koooxahaasi wali gacanta ku hayaan Markab laga leeyahay dalka Cumaan Afduubna loogu heysto Magaalada Eyl ee Puntland, isku maalmana lala qabsaday markabka Ruushku leeyahay ee la siidaayay Saakadii hore.

Markabkan ayaa arintiisa loo saaray gudi ka Madax banaan Xukuumada iyo Odayaasha dhaqanka Reer Eyl ,balse luguma guuleysan ugu danbeyntii waxa ayna Sababtey in Lacag la siiyo dadkii Afduubka geystay.

Inta badan Kooxaha Maraakiibta Shisheeye Afduubaa, waxa ay isku dayaan in ay helaan Lacago badan, ayagoo gorgortan xoog leh ugala sidii ay uhelilahaayeen lacag farabadan, ,waxaana burcadankasoo jeedaa Maamul goboleedja Puntlan.


Maha markii ugu horeysay oo lacag Madax furasho ah laga bixiyo Maraakiib afduub loogu qabsado Gobalada Puntland, waxaana horey udhacday in lacago fara badan laga bixiyay maraakiib horey loo afduubtey.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >