Home arrow Safar arrow Dowladda Urdun oo Sheegtay in Markab ay Leedahay Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:138
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:66
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:48
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:333
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 18 2008
Dowladda Urdun oo Sheegtay in Markab ay Leedahay Lagu Afduubtay Xeebaha Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Sunday, 18 May 2008

Muqdisho, (insidesomalia.org)-Dowladda Urdun ayaa Xaqiijisay in Markab laga leeyahay Dalkeeda lagu afduubtay Xeebaha Wadanka Soomaaliya.

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa waxa ay weerar ku qaadeen Markab laga leeyahay Wadanka Urdun, iyagoo ku Afduubtay Xeebaha Wadanka Soomaaliya sida ay cadeeyeen qaar ka mid ah Hay’adaha Badmareenada Caalamka

Anrew Mwangura oo ka mid ah Saraakiisha Hay’adaha badaha caalamka ayaa waxa uu sheegay in weerarkaasi uu ka dhacay xeebaha soomaaliya, isalamarkaana uu san ka bixin wax faah faahin dheeraad ah iyo tirada Shaqaalihii saarnaa Markabkaasi.

Shaqaalihii Saarnaa Markabkaasi ayaa waxaa ay u kala dhasheen Wadamada Kenya Tanzania iyo Qaar kale oo ka socda qaarada Asia .

Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ah ayaa markabkaan waxa ay ka afduubteen Xeebaha Wadanka Soomaaliya, gaar ahaan meel u dhaw Dekada Muqdisho, islamarkaana ay ula dhaqaaqeen waqooyiga ayuu yiri Anrew Mwangura

Waa markii labaad oo Xeebaha Soomaaliya lagu Afduubto tan iyo markii Ciidamada Farasiinka ay xoog uga furteen Markab dalxiis oo laga lahaa Dalka Faransiiska.

Saraakiisha Wadanka Urudun ayaa waxa ay Sheegeen in ay wayeen Xiriirkii ay la lahaayeen Markabkaani oo mararayay afafka hore ee Xeebaha Wadanka Soomaaliya sida ay Wakaalada Wararka ee Urdun oo lagu magacaabo Badra la soo xigtey.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >