Home arrow Safar arrow Diyaarad Noca wax Basaasa ah oo Kusoo Dhacday Duleedka Marka
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:101
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:103
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:36
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:40
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 28 2008
Diyaarad Noca wax Basaasa ah oo Kusoo Dhacday Duleedka Marka
Written by Ali Moallim   
Friday, 28 March 2008

waa diyarad amerikaanMuqdisho,(insidsesomalia.org)-Diyaarad nooca wax basaasa ah ee aan Duuliyayaasha la socon ayaa saaka waxay ku soo dhacday Deegaanka Cagaaran oo Degmada Marka u jira 3 KM.

Dad ku sugan Deegaanka Cagaaran oo soo arkay diyaaradda dhacday ayaa sheegay in diyaaraddan ay ahayd mid aan cidna la socon, isla markaana ay ku rakibnaayeen qalab ay garan waayeen waxa uu yahay.

Ma jiro wax khasaare ah oo ay diyaaraddan u geysatay meesha ay ku soo dhacday, marka laga reebo in ay kosoodhacdey.

Meesha ay diyaaraddan ku soo dhacday ayaa waxaa la geeyay Ciidamo ka amar qaata Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaasi oo halkaasi loo geeyay in ay dadka ka celiyaan in ay Diyaaradda u dhawaadaan.

Horaantii todobaadkan ayay ahayd markii hawada Degmada Marka lagu arkay Diyaarado la mid ah tan maanta soo dhacday, kuwaasi oo dadka ku dhaqan Magaalada Marka si weyn u qalqal geliyay.

Si kastaba arrintu ha ahaatee, Diyaaradahan wax basaasa ayaa muddooyinkan dambe waxaa lagu arkayay deegaanno dhowr ah oo ku yaala Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Jubbooyinka, iyadoo Dadka ku dhaqan Gobolladaasna ay si weyn u cabsi geliyeen Diyaaradahan aan cidna saarneyn ee dushooda heehaabaya.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >