Home arrow Safar arrow Burcad Badeed Soomaali ah oo Lacag Madax Furasho ah Dalbanya
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 25 2008
Burcad Badeed Soomaali ah oo Lacag Madax Furasho ah Dalbanya
Written by Ali Moallim   
Friday, 25 April 2008

Puntland, (insidesomalia.org) - Kooxda burcad badeeda ah ee afduubka u haysata Markab kaluumaysi iyo shaqaalihiisa oo laga leeyahay Dalka Spain ayaa waxay dalbadeen lacag madaxfurasho ah oo gaaraysa boqolaal kun oo doolar.

War ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee Dalka Spain ayaa waxaa lagu sheegay in burcad badeeda Soomaalida ah ay dalbadeen in la siiyo lacag gaaraysa 400 kun oo ah lacagta Euro-ga, taasi oo ay ku xireen siideynta Markanka iyo dadka saaran oo ka kooban 26 qof, oo 13 ka mid ah ay u dhasheen Dalka Spain.

Doonida Playa De Bakio ayaa waxaa laga qafaashay xeebaha Soomaaliya, waxaana warku intaasi ku darayaa in kooxaha burcad badeeda wadahadal ay aqbaleen, iyagoo u ogolaadey la haystayaasha in ay la hadlaan qoysaskooda.

La haystayaasha ayaa waxay sheegeen in ay bad qabaan oo ay kooxaha burcad badeeda ah ay si wanaagsan ula dhaqmaan.

Angelines Mariño,  oo ah afada Captain-ka Doonida oo lagu magacaabo Amadeo Álvarez, ayaa u sheegtey saxaafada in ninkeedu uu kula soo xiriiray khadka Teelfoonka, isla markaana uu sheegay in ay bad qabaan oo ay kooxaha haysta ay si wanaagsan ula dhaqmaan ayna u ogolaadeen waxyaabo aasaasi ah..

Wadahadalada ku aadan in lagu siidaayo la haystayaasha iyo doonida ay saaran yihiin ayaa waxaa la sheegay in ay marayaan meel wanaagsan.

dhanka kale wasiirka arimaha dibada ee Dalkaasi Spain  Miguel Ángel Moratinos, ayaa shegay in markabkii dagaal ee ay u direen xeebaha Soomaaliya uu gaaray halka lagu haysto doonida iyo shaqaalaha saaran, waxaa kale oo uu sheegay in ay sidoo kale direen Diyaarad nooca wax basaasta ah oo ilaalo kahaysa markabka iyo Shaqalahan saran.

 

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

          Next Page>>

< Prev   Next >