Home arrow Media arrow Wariye Caan ah oo Manta Dowladda Xirtey
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:317
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 21 2008
Wariye Caan ah oo Manta Dowladda Xirtey
Written by Ali Moallim   
Monday, 21 April 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ciidamada DFKM ayaa maanta gacanta ku dhigay Madaxa Wararka Shabkadda Warbaahinta Shabelle Cabdi Maxamed Ismaaciil(Cabdu Cuud) xili uu marayay Isgoyska Banaadir ee Magaaada Muqdisho

Wariye Cabdi Cuud Ayaa iminka ku jira Xarunta Ciidamada Dowladda Ee ex xaruntii hore ee Gulwadayaasha lama oga ujeeda ay Ciidamada Dowladda u qabteen Cabdi Maxamed Ismaaciil (Cabdi Cuud) oo ah Madaxa Wararka ee Idaacada Shabelle,waxaana la qabtay barqanimadii maanta.

waxaana xariga Cabdi Cuud ka xumaaday dhamaan qeybaha kala duwan ee Bulashada ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.

Shaqaalaha idaacada Shabelle iyo Maamulkooda ayaa ugu baaqay Masuuliyiinta Dowladda in ay iska siidaayaan wariye Cabdi Max'ed Ismaaciil (Cabdi Cuud)

Ma’aha markii ugu horeysay ee ay Ciidamada Dowladda ay xiraan Wariyaal ka tirsan Shabkadda Warbaahinta Shabelle ,waxaana tani ay qeyb ka tahay Tacadiyada ay la kulmaan Wariyaasha Idaacada Shabelle ee Magalada Muqdisho iyo guud ahaan Kuwa ka howl gala Warbaahinta gudaha Dalka Soomaaliya.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >