Home arrow Media arrow Ururka Udooda Suxufiyiinta oo Canbaareeyey Xariga labo waiye....
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:323
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:146
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:118
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:458
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jan 15 2008
Ururka Udooda Suxufiyiinta oo Canbaareeyey Xariga labo waiye....
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 15 January 2008

Muqdisho (insidesomalia.org)- Ururka Suxufiyiinta aan xuduuda leheeyn ayaa kadalbadey Dowladda KMG Soomaaliya in la sii daayo wariyayaasha ku xiran Xabsiyada Magaalada Muqdisho.

Ururkan oo marka Magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano RSF ayaa ku baqay in la sii daayo Wariye Cabdi Raxmaan Max'ed Xasan (Xudeeyfi) oo ahaa Agasimihii Idaacadda Somaliweyn iyo Wariye Bashiir Cabdi Qaadir Max'ed (Al-bashiir) oo isna ka howlgali jirey Idaacadaasi Somaaliweyn.

Wariyaashan ayaa Sedax beri kahor waxaa Ciidamada Nabada sugida Dowladda Fadaraalka KMG Soomaaliya kakexesteen Xarunta Idaacada, kadibna ladhigey Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho.

"Dowalda soomaliya waxaanu ka codsaneeynaa in Xabsiga ay ka sii deeyso wariyayaashaasi isla markaana ay wax ka badasho hanaanka ay ula dhaqanto Saxafiyiinta iyo Warbaahinta Madaxa banaan ee ka howlgasha Dalka Soomaliya ayaa lagu yiri" Warsaxaafadeed uu soo saarey Ururka RSf oo fadigiisu yahay Caasimada Dalka Faransiiska ee Baris.
 
Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen kooxaha kale ee ku jira loolanka Siyaasdeed ee Dalka Soomaliya in ay xag dhowraan Wariyaasha Soomalida iyo kuwa Ajaanibta ah ee imaanaya Dalka Soomaliya.
 
RSF ayaa Waxaay ka dalbatey Dowladda Soomaliya in ay sharaxdo sababta ay u xirtay Saxafiyiintaasi iyo in ay ilaaliso Xoriyatul qoowlka.

Xariga ka dhanka ah Saxafiyinta Soomaliya ayaa waxaa uu noqday mid soo batay tan iyo markii ay Xukuumada Soomaliya soo gaartay Muqdisho lana wereegtey Maamulka Magaalada Caasimada ah ee Mugdisho .

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >