Home arrow Media arrow NUSOJ oo si Kulul u Cambaareysay Dilka Weriye Nasteex Daahir
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:317
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:144
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:455
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 07 2008
NUSOJ oo si Kulul u Cambaareysay Dilka Weriye Nasteex Daahir
Written by Ali Moallim   
Saturday, 07 June 2008

Kismaayo, (insidesomalia.org) Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si caro leh u cambaareeyay dilka caawa Magaaladda Kismaayo looga geystay Weriye Nasteex Daahir Faarax oo sidoo kale ahaa ku xigeynkii Guddoomiyaha Ururka Nusoj, iyada oo weriye Nasteex ay ku toogteen dabley caawa Magaaladaasi Kismaayo.

Wariye Nasteex ayaa isaga oo ku socday hoygiisa, ayaa waxaa toogasho ogeystey rag hubeysan oo si arxandaro ah udileen, aygoo xabadana Xabado kaga furey caloosha iyo Xabadaka.

Weriye Nasteex waxaa kale uu u shaqeynayay BBCda iyo wakaaladda wararka ee Reuters, waxuuna u dhintay dhaawaciisa 10 daqiiqo ka dib markii la geeyay Isbitaalka Magaalada Kismaayo, sida ay ku warameen ilo ku sugan Magaaladda Kismaayo.

Ala haunaxarestee Nasteex ayaa loo doortay ku xigeynka hoggaanka NUSOJ Sannadkii 2005 mar Magaalada Baydhabo lagu qabtay kal fadhiga guud ee Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

“Waxaan ku cambaareynaynaa erayada ugu adag ee suurtagal ah dilka loo geystay Guddoomiye ku xigeynkeena, iyada oo Mr Nasteex dhowr jeer oo hore uu sheegay in hanjabaado kaga imaaneyso tilifoono" aayuu yiri, Cumar Faaruuq Cusmaan.


Kama jiraan Soomaaliya Mas'uuliyiin cadaaladda hor keeni kara kuwa weerarka ku ah Suxufiyiinta Soomaaliyeed, sidoo kalana ma jirto cid difaaceysa Suxufiyiinta la dilayo" ayuu hadalkiisa sii raaciyay Mr Faaruuq.

Saddex cisho ka hor ayay aheed markii NUSOJ ay ka codsatay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobeyin uu difaaco Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ammaankooda si joogta ah loo khatar geliyo.

“Marna ma joojin doono howlaheena iyo dadaaladeena ka dhanka ah dambiilayaasha caadeystay in shaqadeena ah run sheegida ay u rogaan goob dagaal oo dhiigeena lagu daadiyo" ayuu hadalkiisa sii raaciyay Cumar faaruuq, Xogayaha guud ee NUSOJ.

Ururka NUsOJ oo u ololeysa difaacida Saxafiyiina Soomaaliyeed ayaa soo saartay Warsaxaafadeed deg deg ah daqiiqado ka dib markii la dilay weriye Nasteex.

waxay aheed 28kii January 2008, markii isla Magaaladda Kismayo lagu dilay weriye Hassan Kafi Hared, oo 36 jir ahaa ka dib markii Miino meelaha fog Fog laga hago ay ku qaraxday, isaga iyo dhaqaatiir ka tirsanaa Ururka dhaqaatiirta aan xaduuda laheyn Howl Saxaafadeed lafulinayey.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >