Home arrow News in Somali
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:101
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:102
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:36
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:40
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 28 2008
Leicester iyo Al-Hijra oo Samifinalki Isugu soo Baxay Ciyaarihii EuroSom
Written by Ali Moallim   
Monday, 28 July 2008

CiyaartooyBirmingham ,(insidesomalia.org)-Waxaa baryahanba si xiiso leh uga socdey magaalada Leicester ciyaaro aad u xiiso badan oo ay dadweyne badana usoo daawasho tagaan maalin walaba, ciyaarahaas ayaa waxaa manta lacayaaray Semifaynalkoodii, waxaa ciyaarahaas isaga horyimid kooxaha kala ah Birmingham, Leicester,Al-Hijra,Waaberi.

 

Ciyaartii ugu horeysey manta ayaa waxaa isaga horyimaadeen labada kooxood eekala ah Birmingham iyo Leicester, ciyaartaan ayaa waxaa ay aheyd ciyaar aad u adag oo ay labada kooxood soo bandhieen ciyaar wanaag ay ku dheehneed degenaan .

 

 

Ciyaarta ayaa waxaa weerar iyo weerar celis ka dib ay qaybtii ugu horeeysey kusoo gabagaboowdey eber iyo eber. Qaybtii labaad ayaa markii ay labaddii kooxood wadatashi iyo dardaaran lasoo suubiyeen tababarayaashooda ayaa waxaa intii aysan dhamaan ciyaarta qaybteeda labaad ayaa waxaa usuuro gashay inay dhaliyaan gool kooxdii Leicester, goolkaasna waxaa u dhalyey inanka 23 u sita kooxda Leicester magaciisana layiraah SICIID H. Siciid, sidaas ayaana kooxda Leicester waxaa ay ugu soo gudubtay ciyaartii kama danbaysta aheyd. Kooxda Birmingham ayaan waxaan ka xasuusanaa ciyaaryahanka nro sideedaad ee kooxdaa Cabdicasiis oo ahaa kabtanka kooxda kaas oo waxbadan isku dayey inuu dhiirigeliyo kooxdiisa.

 

Ciyaartii labaad ayaa waxaa isaga horyimid labada kooxood eek ala ah Waaberi iyo Al-Hijra, labadan kooxood ayaa waxaa ay ahaayeen laba kooxood oo aad loosugayey, kooxahan ayaa waxaa ay ka mid yihiin kuwa EuroSom ugu adag, hase ahaatee ciyaartii markii ay bilaabatay ayaa waxaa durbadiiba dareemaysey iney soo diyaargaroobeen labadan kooxood oo koox walba waxaa ay rabtay iney usoo baxdo ciyaarta Finalka ah ee laciyaaridoono maalinta 31.7.2008.

 

 

Ciyaartan ayaa qaybtii koowaad waxaa ay ku dhamaatay eber iyo eber, horaybaa waxaa loo yiri ciyaari waa gelindanbe, si kastaba ha ahaatee waxaa ay ciyaartii kusoo gabagaboowdey Al-Hijra oo halgool ugu soo gudubtay Finalka, waxaana u dhaliyey Abdinaasir Siciid Geesey. iyo waaberi oo aan waxba dhalin.

 

Macalimiinta kooxahan ayaa waxaa ay ahaayeen kuwo aan dhihi karo qibradooda waa kuwo u qalma iney soo saaraan kooxo tirobadan oo Somaaliyeed, Macalin Siciid Ceyrow ayaa waxaa uu ahaa Ciyaaryahankii Naadiga Horseed iyo Qaranka Somaaliyaba, Halka Macalin Rabiicna uu yahay macalinka keliya ee EuroSom ugu asiyaaneysan, marna ka mid noqdey macalimiintii qaranka wax ka hogaamisey.

 

 

Haddaba aqristayaalow ciyaarta finalka aha ayaa waxaa laciyaaridoonaa maalinta 31.7.2008, waxaana isaga hor imaandoona kooxaha Al-Hijra oo ka socota London iyo kooxda gurigeed martida loogu yahay ee Leicester.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >