Home arrow Media arrow Idaacadiihii laxirey oo Dib Hawada Ugusoolaabtey
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:138
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:66
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:48
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:333
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 04 2008
Idaacadiihii laxirey oo Dib Hawada Ugusoolaabtey
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 04 March 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Idaacada Shabelle ayaa Maanta waxa ay si rasmi ah u heshay Qalabkii Ciidamaada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya dhawaan ka qaateen Xarunta Idaacada Shabelle, islamarkaana Qalabkaasi lagu Wareejiyay Mas'uuliyiinta Shabkadda Warbaahinta Shbaelle ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Dowladda ayaa labdii Bishan Xarunta Shabelle waxay ka qaateen Qalab muhiin u ah Idaacada, ka dib markii si xoog ah ku soo galeen Xarunta Idaacada oo kutaala Wadada labeed ee Suuqa Bakaaraha.

Dhamaan Shaqaalaha iyo Dhegeystiyaalka Shabelle ayaa maanta soo dhaweeyay dib u howl galinta Idaacada iyo Qalabkiii lagaqaatey oo dib loogu soo celiyey gacanta Maamuliyaasha Idaacada.

sidoo kale Idaacadah Simba iyo Horn Afrika ayaa iyana Qalabkii laga qaatey dib loogu soo celyey,ayguu islamarkii Qalabka loo soo celiyey toos hawada ugu soolaabtey.

isqabqabsiga kadhaxeeya Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Saxaafada Madaxbanaan ayaa waxaa uu yaahay mid inta badan soo noqnoqda ,ayadoo mararbadan laxirey Warbaahinta ka howlgasha Magaaalda Muqdisho iyo Wariyaasha kashaqeeya intuba.

Baarlaamnka Soomaaliya ayaa mar sii horeysey baas gareey Sharci kumeel gaar ah oo lagu Maamulayo Saxaafada Madaxabanan ee Soomaaliya .

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >