Home arrow Media arrow IFJ oo Dowladda Ugubaaqadey in ay wax Lagabedelo Sharaciga Saxaafada
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:336
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:79
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:673
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:297
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 14 2008
IFJ oo Dowladda Ugubaaqadey in ay wax Lagabedelo Sharaciga Saxaafada
Written by Ali Moallim   
Friday, 14 March 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Ururka saxafiyinta Caalamiga ee marka la soo gaabiyo Magiciisa liyiraahdo (IFJ) ayaa Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ugu baaqday in ay wax ka bedesho Sharciga dhinaca Saxaafada oo dhawaan uu ansixiyay Baarlamaanka.

 

 

 

IfJ waxa ay sheegtay in Sharcigan cusubi aanuu la jaan qaadi karin heerarka Caalamiga ah ee xoriyada Saxaafada sidaa darteedna waxaa Dowladda looga baahanyahay in wax ka badasho Sharcigaan.

 

 

 

Xoghayah Guud ee ururka IfJ Aidan White ayaa sheegay in sida ay sheegayaan war bixinada aan ka helayno Saaxiibadadeena dhinaca Saxaafada ee jooga Soomaaliya in ay waajahayaan dhibaatooyin qatar ah oo ku saabsan sharcigan cusub.

 

 

 

IfJ waxaa kale oo ay sheegatay in war bixino ay ka heleen Ururka Saxfiyiinta soomaaliyeed ee markii magaciisa lasoo gaabiyo looyaqaano (NUSOJ ) ay sheegayaan in Sharciga cusub ee dhinaca saxaafada oo dhawaan ay ansixiyeen Baarlaamka Soomaaliya looga baahanayahay in wax laga bedelo si sharcigaasi ay ula jaan qaado heerarka caalamiga ah ee dhinaca Saxaafada.

 

 

 

NUSOJ waxaa ay sheegatay in Sharciga Saxaafada oo ka kooban ilaa 17 qodob oo dhawaan uu ansixiyay Baarlamaanka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya uu muujinayo la jaan qaad la’aan dhinaca Demoqrasiyada Saxaafada iyo Xuquuda Aadamaha.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >