Home arrow Kaalmo arrow UN-ka oo Kadigtay Macluul Kadhalata Dalka Somalia
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:63
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:270
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:820
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 02 2008
UN-ka oo Kadigtay Macluul Kadhalata Dalka Somalia
Written by Ali Moallim   
Friday, 02 May 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobey ayaa waxa ay sheegtay in sara u kaca cuntada gudaha Soomaaliya iyo Abaaraha dabadheeraaday ay sababi karaan Macluul xoogan oo baabi’isa Dadka Somaliyeed,iyagoo ka digay in nus Milyan ruux ay u baahnaan doonaan gar gaar la gaarsiiyo dhamaadka Sanadkaan.

Ilaa 2.3 Milyan oo qofood oo Soomaamali ah ayaa waxa ay u baahanyihiin Caawimaad si loo quudiyo,waxaana Hay’da ay sheegtay in %40 ilaa Janay ay kor u sii kordhayaan dadka gaajadu laysay.
Warsaxaafadeed ay soo saartay Hay’ada Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Misoobey ayaa waxaa lagu sheegay in Macluul ay ka jirto goobo Cusub, islamarkaana warsaxaafadeedaka aan lagu sheegin goobaha cusub oo ay Macluusha ka jirto.
Hay’adda Cuntada iyo beeraha ayaa sidoo kale waxa ay sheegtay in qiimaha lagu iibsado raashinka Galeyda Masagada uu yahay mid sara u kacay 110 ilaa 3.75 % Sanadkii la soo dhaafay .
Tirade Dadka u baahan gar gaarka ayaa laga yaabaa in ay gaaraan 3.5 Milan iyo bar ruux dhamaadka sanadkaan ayaa lagu yiri warsaxaafadeedkaasi.
Hay’ada Cuntada iyo Beeraha ayaa waxa ay codsatay in gar gaar lala soo gaaro Dadka Macluusha ay ku haysato gudaha Dalka Soomaaliya.
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >