Home arrow Kaalmo arrow Roob Xoogan oo Beledweyne Kada,ay
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 12 2008
Roob Xoogan oo Beledweyne Kada,ay
Written by Ali Moallim   
Monday, 12 May 2008

Beledweyne,(insidesomalia.org)- Roobab lagu diirsaday ayaa 24kii saac ee ugu dambeysay waxaa ay ka da'een qeybo ka mid ah gobolka hiiraan.

Roobabkan ayaa sida dadku ku dhaqan Gobolkan Hiiraan ay sheegeen waxaa ay da'een xili ay Gobolka ka jirto abaar iyo cuduro dabo dheeraad, kuwaasoo sababay dhimaso dad iyo duunyaba leh waxaana roobabkani haatan ka da'ay qeybo ka mid ah Gobolkan Hiiraan ay noqonayaa kuwo dadka iyo duunyadaba ay ku diirsadeen.

Xili roobaabkan oo ah xiliga gu'ga ayaa waxaa si weyn looga sugayay in uu goor hore ka da'o Dalka Soomaal,i balse waxaad moodaa in xooga uu dib u dhacay xiligii ay dadku sugayeen waxaana meelo badan oo Gobolada Dalka ah oo abaarta ay la degtay haatan ka da'ay roobab xoogan oo mahiigaan ah.


Roobabka haatan ka da'ay qeybo ka mid ah Gobolkan ayaa sida aan ka warhaayno qasaaro la sheegikaro aanu geysan marka laga tago meelaha qaar oo xoolo uu ku dilay, kuwaasoo aan badney islamarkaana ah kuwo liitay oo abaartu kala reebtay.


Meelaha uu roobka ka da'ay waxaa ka mid ah Magaalada B/weyne iyo deegaano ku dhow dhow, waxaana ka da'ay roob lagu qaboowsaday oo wadooyinka qaar ee Magaalada lala mari waayay biyo fariisimo uu sameeyay roobka.

Dadka reer miiga ah ee xoolo dhaqatada ah ee ku dhaqan meelaha roobka uu ka da'ay ayaa si weyn ugu faraxsan roobabkan waxayna Ilaah ka bariyeen in mid kaloo ka weyn uu siiyo maadaama abaaro, cuduro iyo sicir barar ay in badan halakeeyeen.

Roobkan ka da'ay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraa ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili culumaa'udiinka iyo oday dhaqameydyada iyo qeybaha kale ay sameeyeen dibad baxyo roobdoon ah.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >