Home arrow Kaalmo arrow Roob 48 Saacadood ka Da’ayay Magaalada Muqdisho oo Dhismasho iyo Dhaawac Geystay
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 15 2008
Roob 48 Saacadood ka Da’ayay Magaalada Muqdisho oo Dhismasho iyo Dhaawac Geystay
Written by Ali Moallim   
Sunday, 15 June 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa 48-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka da’ayay roob xooggan, kaasi oo marka laga soo tago in ay dadka ku qabowsadeen dhanka kale khasaare geystay.

Xero Qaxooti oo ku taala Xaafadda Wajeer ee Degmada Kaaraan ayaa waxaa ku geeriyooday canug 13 sano jir ah 3 ruux oo kale oo qoyskiisa ka tirsanna dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii uu ku soo dumay derbi ku wareegsanaan xerada ay deganaayeen, kaasi oo ka duldhacay Aqal Cooshado ka sameysan oo ay qosykaas ka dhisteen meel u dhow derbiga.

Mid ka mid ah Dadka qaxootiga ah ee Xeradaas degan ayaa sheegay in derbigaas uu ka dul-dhacay 21 aqal, inkastoo uu sheegay in qosysaskii aqalladaas ku noolaa ay horay ugu barakaceen Deegaanka Ceelasha Biyaha.

Dad ku nool Xaafadda Afisyooni ee Degmada Waaberi ayaa iyanu waxaa saameyn ku yeeshay roobkii 48-ka saacadood ka da’ayay magaalada Muqdisho, waxayna dadkaas ka carareen Guryahooda kadib markii ay daadad ugu soo galeen.

Sidoo kalena Xero Qaxooti oo Kulmis lagu magacaabo, isla markaana ku taala inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ku geeriyooday labo caruur ah, kadib markii ay biyo qaadeen, wuxuuna Shire Axmed Socdaal oo ka mid ah dadka Xeradaas ku dhaqan uu sheegay in ay sidoo kalena xaaladdooda aad u liidato caruur kale oo iyana uu roobka waxyeello u geystay.

Roobabka ka da’aya Magaalada Muqdisho iyo duleedyadeeda ayaa waxay saameynta ugu ba’an ku yeesheen Dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho ee haatan ku nool inta u dhaxeysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasi oo roobka ka hor ay la kufaakacayay xaalado raashin la’aan iyo caafimad darro ah.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >