Home arrow Kaalmo arrow Q/Midoobay oo ka Digtay Xaaladda Dadka Muqdisho ka Barakacay
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 08 2007
Q/Midoobay oo ka Digtay Xaaladda Dadka Muqdisho ka Barakacay
Written by Ali Moallim   
Thursday, 08 November 2007

Muqdisho,(insidesomalia.org) Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka Soomaalida ah ee ka qaxay dagaallada ka socda Magaalada Muqdisho ay ku nool yihiin xaalad aad u liidata.

Warbixin ay soo saartay guddiga sare ee Q/Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadamaha ayay ku sheegtay in qaar ka mid ah dadkaasi ay la kulmayaan xaalado ay ka mid yihii Kufsi iyo dhac.

Warbixinta ayaa laga soo saaray qiimeyn guddi ka tirsan UNHCR iyo hay'adaha kale ee Q/Midoobay ay ku sameeyeen deegaannada inta badan dadkaasi ay ku nool yihiin ee duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa caasimadda Muqdisho iyo Afgooye.

Dadkaas ayaa la sheegayaa inay la xarbinayaan xaalad nolol xumo oo ay wajahayaan, iyagoo maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhaya.

Afhayeen u hadlay UNHCR ayaa tilmaamay in sidoo kale qaar ka mid ah xaaladaha halkaasi ka jira ay horseedi karaan in deegaanadaasi ay ka dilaacaan cudurro uu ugu weyn yahay cudurka Choleraha.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev