Home arrow Kaalmo arrow Madaxa Xafiiska Hay’adda UNHCR Muqdisho oo Xalay La,afduubey
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 22 2008
Madaxa Xafiiska Hay’adda UNHCR Muqdisho oo Xalay La,afduubey
Written by Ali Moallim   
Sunday, 22 June 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Waxaa xalay gurigiisa oo ku yaala Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose laga af-duubtay Madaxii Hay’adda UNHCR ee magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Cali.

Dad la deris ah Sarkaalkan la afduubtay ayaa waxay sheegeen in ay kooxo hubeysan oo Gaadiid watay ay kaxeysteen, iyagoo sheegay in aysan aqoonin meel lala aaday.

Sarkaalkan ayaa wuxuu deegaanka Ceelasha Biyaha ka waday howlo loogu gurmanayo Dad badan oo ka barakacay Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay nolosha ku adkaatay kadib markii ay gaareen Deegaanka Ceelasha Biyaha.

Taliye ku xigeenka Booliska Gobolka Shabeelaha Hoose Nuuriye Cali Faarax oo wax laga weydiiyay Afduubka Sarkaalkan UN-ka u shaqeynayay loo geystay ayaa wuxuu sheegay in ilaa iyo haatan lagu soo wargeliyay in ay Kooxo hubeysan qafaasheen sarkaalkaas ayna ula dhaqaaqeen dhinaca Magaalada Muqdisho.

Afduubka xalay loo geystay Sarkaalkan u shaqeynayay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan Deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose laga qafaashay Samafalayaal u shaqeynayay Hay’ad Talyaani ah oo lagu magacaabo CINS, kuwaasi oo ilaa iyo haatan ku jira gacanta Kooxihii afduubtay.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >