Home arrow Kaalmo arrow Hay'adaha Gargaarka oo Kadgay Xaalada Biniaadaninimo ee Soomaaliya
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 21 2008
Hay'adaha Gargaarka oo Kadgay Xaalada Biniaadaninimo ee Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Monday, 21 April 2008

Nairobi, (insidesomalia.org) - 40 hay’adood oo ah kuwa ka shaqeeya gargaarka bani’aadimnimo ayaa kadigay in Dalka Soomaaliya uu qarka u saran yahay in ay soo food saarto xaalad bani’aadimnimo tii ugu xumeyd.

Bayaankaan oo ay siwadajir ah u soo saareen hay’adaha Save the Children, world vision, Oxfam, iyo international medical cops ayaa lagu sheegay Soomaliya in ay qarka u saarantahay xaalad bani’aadimnimo tii ugu khatarsneyd oo hor leh, oo u baahan in wax laga qabto.

Warbixintan ayaa lagu sheegay in inkabadan 20,000 oo qof bil kasta ay guryahooda kaqaxaan dagaalada Muqdisho kasocda awgood.

Sidoo kale warbixintu waxa ay tilmaamtay in 1,000,000 oo qof ay soo waajahaday xaalad bani’aadimnimo, taas oo ay u sii dheertahay sicir barar iyo abaaro isdaba joog ah iyo roobabki lafilayey oo aan weli kada’in Dalka Soomaliya.

Dhibaatooyinka hortaagan in lagaarsiiyo gargaar bani’aadimnimo dadka tabaalaysan ayey hay’aduhu ku macaneeyeen isbaarooyinka oo ku sii badanayo wadooyinka iskuxira gobolada Dalka iyo burcad badeedka oo afduub ugaysanaya Maraakiibta u sida Macaawinada dadkaas iyo nabadgelya la’aanta kajirta Soomaaliya.

Qaramada Midowbe ayaa lasheegaa in ay caawineyso inkabadan 2,000,000 oo qoxooti Soomaali ah oo kakal nool xeryaha qoxoortiga ee ku yaal Dalalka Kenya, itoobiya iyo Yemen.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >