Home arrow Kaalmo arrow Doonyo Laga Afduubtay Dekada Marko
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:323
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:146
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:118
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:458
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 23 2008
Doonyo Laga Afduubtay Dekada Marko
Written by Ali Moallim   
Sunday, 23 March 2008

Marka, (insidesomalia.org)-Labo Doonyood oo nuuca yar yar ah ayaa xalay kooxo hubeysani ka afduubteen Dekada Magaalada Marko ee Gobolka Shaelha hoose, kuwaas oo ilaa hada aan la garanayn halka lala aaday.

Labadaan Doomood oo ka furtay Marsada Dekada Marko ayaa waxa la sheegay in ay urarnaayeen Hay’ada Cunad Aduunka ee WFP.

Ciidamada Amaanka Magaalada Marko aya waxay wadaan dadaal ladoonayo in lagu soo badbaadiyo Doomahaasi xaley la afduubte.

Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Gobolka Shabelha hoose Nuure Cali Faarax ayaa sheegay in mid ka mid ah Doonyahaasi lala baxsaday laga helay meel ku dhaw xeebta jilib marko iyadoo maran,waxana uu sheegay in arrintaasi shan ruux oo la tuhmayo loo xirxiray.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxa Dekada Magaalada Marka ka soconayay howlo lagu dajinayo Raashin Mucaawino ah oo ay keenaysa Hay’adda WFP.

arinka ayaa qeyb ka ah amaan darida kajirta Xeebaha Dalka Soomaaliya,ayadoo Ururada Caalamiga ah ee ku lugta leh Arimaha Badaha Caalamka ay Xeebaha Soomaaliya ku sheegeen in ay yihiin meelaha ugu qatarsan Aduunka, marka laga hadlayo Amaanka.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >