Home arrow Kaalmo arrow Dadka Kasoo Barakacay Muqdisho oo ka Cabanaya Dhibaatooyin soo Wajahay
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 20 2008
Dadka Kasoo Barakacay Muqdisho oo ka Cabanaya Dhibaatooyin soo Wajahay
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 20 May 2008

muuqaalka dad qaxooti ah oo dhibaateysanMuqdisho,(insidesomalia.org)- Dadka soo bara kacay ee ku nool Siligii hore ee Mareeykanka ayaa ka cabanaya dhibaatooyin nololeed iyo mid hooy la’aan oo soo wajahay xiligan.

In ka badan 700 oo Qooys oo ku nool 3 Kaam oo ku yaal Siligii hore ee Mareeykanka ayaa ka cabanaya dhibaatoyin dhanka nolosha ah oo la soo gudboonaaday xiligan, kuwaasi oo isugu jira nafaqo dari,hooy la’aan iyo caafimad dari.

Max’uud Axmed Raage oo ka mid ah odayaasha Kaamakaasi ayaa sheegay in dadkani ay yihiin kuwo markii horeba ahaa danyar oo ka soo bara kacay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho xiliyadii ay dagaalada xoogani ka socodeen Magaalada, isla markaana aaneey heeysan guryo ay roobka kaga gabaadaan.

Odaygaasi ayaa waxaa ay sheegeen in tan iyo markii ay degeen halkasi aysan heli wax gar gaar ah oo ay soo gaarsiiyeen Hay’adaha Samafalka, isagoo ka war bixinaya dhibaatooyinka ay qabaana waxay sheegeen in ay u daran tahay Bacaha Roobka laga galo, maadaama xiligan la gudo galay Xili Roobaadka, isla markaana ay ku nool yihiin aqalo ka sameeysan Cooshado, kuwaasi oo aan celi karin Roobabka iyo weliba Qoraxda.

Sidoo kale Maryan Axmed Xasan oo ka mid ah haweenka ku dhaqan Kaamkaasi ayaa iyana sheegtay in Roobkii xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho uu dusheeda ku dhamaday maadaama aysan heeysan hooy ay ka galaan iyada iyo Caruuteeda.

Inta badan dadkii ka bara kacay Magalada Muqdisho ayaa qaarkood goobihii ay gaareen waxaa ku heeysta dhibaatooyin kala duwan oo aysan muuqan cid wax ka qabata marka laga reebo Hay’adan qaarkood oo dadkaasi gaarsiiya wax aan baahidooda dabooleynin.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >