Home arrow Kaalmo arrow Dad Isugu Jira Caruur iyo Waayeel oo Gaajo ugu Geeriyooday Muqdisho
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:320
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:145
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:456
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 21 2008
Dad Isugu Jira Caruur iyo Waayeel oo Gaajo ugu Geeriyooday Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Saturday, 21 June 2008

Muqdisho. (insidesomalia.org)-Illaa 5 qofood oo isugu jira Caruur iyo Dad da’ah ayaa gaajo iyo macluul ugu geriyooday inta u dhexeeysa deegaanka Xaawo Cabdi iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Banaadir.

5 ruux oo 3 ka mid ah ay yihiin Caruur ayaa ugu geeriyooday gaajo Kaam lagu magacaabo Sarmaan oo ay ku sugan yihiin dad Qaxooti ah oo ku yaala inta u dhexeeysa Deegaanka Xaawo Cabdi iyo Lafoole.

Axmed Max’ed Waraay oo ka mid ahaa dadka ku nool Kaamkasi oo Saxaafada u waramayay ayaa sheegay in dadkaasi ay u nafwaayeen nafaqo la’an iyo gaajo iyo weliba qaboow ay u gagsan waayeen oo ku haleelay meel banaan ah, kadib markii uu roobabka qaaday aqaladii ay dadkasi ku hoyan jireen.

Dadkani ku nool Xeerooyinka dadka Qaxootiga ah ee ku yaala inta u dhexeeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ay u badan yihiin dadkii Magaalada Muqdisho ay ka barakiciyeen dagaalada iyo weliba dadkii markii horeba qaxootiga ku ahaa Muqdisho.

Dadkani ayaa waxaa ay sheegeen in kudhawaad 3 Bilood aysan helin wax gargaar ah, isla markaana maalinba maalinta ka danbeysa ay xaaladooda ka sii dareeyso hadii aan wax laga qabana ay macluusha sii kordhi karto.

Dhamaan Hay’adaha Samafalka iyo shacabka Soomaaliya ayeey ugu baaqeen in ay wax ka qabtaan dhibaatada ku sii baaheeysa dadkaasi.

Dhawaan ayeey aheeyd markii dad u badnaa Caruur ay ku geeriyoodeen inta u dhexeeysa Muqdisho iyo Degmada Afgooye, kadib markii roobab mahiigaan ah ay ku dul de’een dadkaasi Qaxootiga ah oo aan haysan guryo ay roobka xiligan da,aya ay kagalaan.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >