Home arrow News in Somali
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:316
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 04 2008
Dad Hor Leh oo Soomaali ah oo Buux Dhaafiyay Xeerooyinka Qoxootiga Dalka Kenya
Written by Ali Moallim   
Friday, 04 July 2008

Muuqaalka Dad Qaxooti ahDhadhab,(insidesomalia.org)- Qoxooti hor leh oo Soomaaliyeed ayaa buux dhaafiyay Xeryahay Qaxootiga ee kuyaala Wadanka Kenya.

Sida uu shaaciyay Tv-ga Qaran ee Wadanka Kenya kumanaan Qaxooti Soomaaliya ayaa malmihii ugu dambeeyay waxa ay aad u soo galyeen Xuduuda wadanka Kenya, iyagoo siwayn u sii galay xerooyinka Qaxootiga ee Dalkaasi Kenya.

Qaxootigan ayaa la sheegay in ay tiradoodu kor u dhaafayso 200 oo kun oo ruux, waxaana la sheegayaa in ay si gar ah u aadayaan Xerooyinka Qaxootiga ee ay maal galiso Dowaladda Canada iyo Hay'adu Dalkeeda ka socda sida uu sheegayo kariin Mataaga oo isagu kasocda Hay'ad gaar gar oo maal galisa goobaha qaxootigu ay ku sugan yihiin ee halkaasi.

Hay'ada ugu wayn Canada ee halkaasi ka howl gasha laguna Magaacaao ayaa halkaasi waxa ay ka wadaa howlo ay kamid yihiin wax barasho biyo nadiif ah iyo nadaafada, waxaana lacagaha howlahaasi lagu qabanayo ay tahay kuwo ay soo dhiibaan Hay'ado caalami ah oo ka howl gala Wadanka Kenya.

Inta badan Qaxooyigaan ayaa la sheegayaa in ay dhibaato xoogan ay ka haysato nolasha inkastoo haatan la sheegayo in ay Xaaladoodu wanaagsantahay.

Xaawo Amiin Maxamed oo ah haweenay Soomaali ah, islamarkaana ka mida dadka halkaasi ku sugan ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya ay ka soo carartay, kadib markii saygeeda uu ku geeriyooday Magalada Muqdisho, kadib markii hoobiye uu ku soo habsaday gurigeeda waxaana ay sheegtay in dhibaato xoogan ay ku qabtay Soomaaliya ha yeeshee haatan ay nabad galyo dareemayso.

Si kastaba ha ahaatee Dowladda Wadanka Kenya ayaa sheegatay in Dadka ka soo carararya Soomaaliya ay tiradoodu sii laba laabantay, iyadoo walac ka muujisay nolosha ay dadkaasi ku nool yihiin oo tirada ugu badan ay ku jirto Xerada Dhadhab, waxana sidoo kale la sheegayaa in dadkaani dhibaatada ugu daran ee haysata in ay tahay dhanka cuntada iyo biyaha waxaana la sheegay in ila bishii lasoo dhaafay 40% Qaxootiga soo galaya xuduuda dalka Kenya ay yihiin dad u badan Soomaaliya ka soo carartay rabshadaha ka jira Dalka Soomaaliya





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >