Home arrow Kaalmo arrow Dad Gaajo Ugudhintey Muqdisho
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:64
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:271
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:825
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 15 2008
Dad Gaajo Ugudhintey Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Saturday, 15 March 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Dadweynaha Magaalada Muqdisho kunool ayaa waxaa haatan soo wajahday Gaajo daran,kadib markii uu sicir barar kii ugu weynaa ee abid soo mara Magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho uu sii laba laabmey.

Sicir bararkaan oo ay wehliyaan Amni xumo baahday, qaraxyo, dagaalo, dilal qorsheysan iyo barakac loo geystey Dadweynaha Shacabka ah ayaa waxa uu saameyn weyn ku yeeshay Noloshii kumanaanka ruux oo weli baqi ku sii ah magaalda Muqdisho, kuwaasoo manta ku nool nolol tii ugu xumeyd ee soo marta weligood.

Sicir bararkaan oo bilihii la soo dhaafay ka jiray Magaalada Muqdisho ayaa haatan laba jibaarmay waxaana circa isku shareeray Raashinkii quutul daruuriga ahaa, taas oo keeni karta in kumanaan ruux ay u geeriyoodaan gaaajo, halka haatanba uu jiro dad danyar ah oo cagaha ka barray, kadib markii ay duruuftu u saamixi weyday in ay helaan hal mar in ay wax cunaan, waxaana haatan soo ifabaxaya dad gaajo darted ugu geeriyooday Magaalada Muqdisho, gaar ahaan dadka ku barakacay xerooyinka ku yaala Magaalada.

Dhinaca sicirka la kala siisto ascaarta daruuriga ah ayaa si weyn kor ugukacay, tusaale halkii Liitir ee Saliida cuntada lagu karsado ayaa waxaa u gaarey 75-80-kun oo Shilin Somaali ah, sidoo kale halkii Madaal oo galeyda ah ayaa gaaray 8000-9000-kun Shilin Soomali ah, halkii kilo oo Baasto ahna waxay gaartey 35000-kun oo shilinka Soomaaliga ah.

waxaa taa bar bar socda qiimaha lqgu raaco gawaarida BL-ka ah oo asna sara ukac kuyimid,asagoo gaarey 4000 oo Shilin Soomaali ah halii qof in uu kuraaco gaariga.

dhanka kale waxaa aad looga deyrinayaa xaalada noolaleed ee dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool gobolada udhow dhow Goblka banadir,kuwaasi oo lasheegayo in ay xoolihii abaar darteedi uga la,aanayaan.

Dadka Xoolo dhaqatada ah ayaa markii abaari dhacdo waxay unugulyihiin in ay islamarkiiba ay udhintaan gaajo darteeda,maxaa yeeley noolashooda ayaa waxay ku tiirsantaahy Xoolaha ay dhaqdaan.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >