Home arrow Kaalmo arrow Daad Kusoo Rogmaday Dooxa Hargeysa oo Xalay Qaaday Bus Siday 30 Rakaab ah
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:101
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:105
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:38
Date:13-11-2008
Riwaayo Somali ah
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:48
Date:13-11-2008
Hidaha iyo Dhaqanka Jabuuti
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:41
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 03 2008
Daad Kusoo Rogmaday Dooxa Hargeysa oo Xalay Qaaday Bus Siday 30 Rakaab ah
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 03 September 2008

Hargeysa,(insidesomalia.org)- Dooxa Magaalada Hargeysa ayaa xalay  10:30 qaaday Gaari Bas ah iyo rakaabkii saarnaa oo tiradooda lagu qiyaasay 30 qof, Waxaana socda hawlgal lagu samata bixinayo dadkii saarnaa Baska ee uu qaaday daadka.

 

Gaariga Baska ah oo ka mid ah basaska u baxa xaafada pepsiga iyo Isha Boorama ayaa ka tallaabayey dooxa kala qaybiya Magaalada, halkaas oo uu si lama filaan ah ugula kulmay daad xawli ku soconaya oo ka yimi roob galabta makhribkii ka da’ay deegaamada Galbeedka iyo Koonfurta Hargeysa.

 

Gaadhiga ayaa la sheegay in daadku qalibay, isla markaana la maqlay qaylada qaar ka mid ah dadkii rakaabka ahaa oo daadku qaaday.

 

Waxaana gurmad u fidiyey dadka deeganka iyo Ciidanka Booliska oo ka yimi taliska Guud ee Booliska oo ku yaala dooxa dhinaciisa Koonfureed, kuna beegan wadada dooxa dhexmarta ee ay baabuurtu ka talawdo intii ka dambeysey markii uu daad baabiyey qaadayna Biriijkii laga talaabi jiray.

 

Shan iyo labaatan qof ayaa la badbaadiyey oo ay ku jiraan darawalkii baska iyo wiilkii Kirishbayga ahaa.

 

Waxaana la sheegay in sadex qof daadku qaatay halka laba kalena uu ku jiifsaday basku markii uu daadku qaaday sadexda ruux ee daadku qaaday ayaa la raadinaya raq iyo ruux ilaa haddana waxa la xaqiijiyey geerida shanta ruux.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >