Home arrow Kaalmo arrow Ciidamada Uganda oo Kaguurey KM4
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 06 2007
Ciidamada Uganda oo Kaguurey KM4
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 06 November 2007

Mogdishu, (Insidesomaliaorg) Ciidamadan Ugaandha oo deganaa Dhismayaasha Safaaraddii Masaarida, Shineemadii Ekwatoore iyo Dhismaha Daarta Tahliil Warsame ee Isgoyska KM4 ayaan xaley kaguurey fadhiisamadoodii.

Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa waxay sheegayaan in fariisimada ay ka guureen Ciidamada Uganda la dejindoono Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka mid ah kuwa haatan ku soo qulqulaya Magaalada Muqdisho, waxeyna dib ugu laabteen Xaruntooda dhexe oo ah Dugsigii Tababarka Xalane.

Ciidamada Uganda ayaa intii ay ilaalada ka hayeen Isgoyska oo muhiim u ah Dhaqdhaqaaqa Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa dhowr jeer loo geystay weerarro loo adeegsaday waxyaabo qarxa, iyadoo lagu tuurayey Bambo iyo waxyaalo kale oo qarxa.

Ciidamada Uganda ayaa waxay ilaalo ka hayeen afar goobood oo Muqdisho ku taala kuwaasi oo kala ah Dekedda weyn ee Muqdisho, Garoonka Diyaaradaha, Xarunta Villa Somalia iyo Isgoyska KM4 oo ay xalay ka guureen.

Ugu dambeyntiina, Ciidamada kasoda Dalka Uganda oo horraantii sanadkan soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxay qeyb ka yihiin Ciidamo 8,000 oo askari gaaraya oo ay Dalalka Midowga Afrika.

Ciidamadan kasocdey Dalaka Madigoga Afrika ayaa waxaa loogu talagaley in ay Amni iyo kala dambeyn ku soo celiyaan Soomaaliya, in kastoo ay wili soo dirin Dalakii kale oo balan qaadey in ay Soomaliya ay Ciidamadooda usoo dirayaan.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >