Home arrow Kaalmo arrow Caruur Nafaqo Daro Ugeeriyootey
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Feb 25 2008
Caruur Nafaqo Daro Ugeeriyootey
Written by Ali Moallim   
Monday, 25 February 2008

carur dhibaateysanMuqdisho, (insidesomalia.org)- Dadkii Muqdisho ka bara kacay qaarkood ee ku sugan Agagaarka Degamada Afgooye ayaa maanta soo bandhigay caruur ay hayso Macliuul iyo Nafaqo Daro.

 
Kulan ay maanta isug yimaadeen wax garadka iyo odayaash dadka soo bara kacay ee ku nool deegaanka Buundo Carbis ee Degmada Afgooye ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen dhibaata haysata carurta kujirta xiradaasi,waxay sheegeen in ay bishaan oo keliya caruurta udhimatey nafaqo darada ay gaarayaan 6 ilaa 7 caruur ah .

 
Dadkani oo maanta ka arinsanayay sidii ay hay’adaha Samafalka uga gaabiyeen wax u qabashada dadkaasi ayaa waxaa ka hadlay mid ka mida waalidiinta caruurta Macluusha ugu geeriyootay Deegaankaasi, waxaana uu sheegay in  dhibaatada dadkaasi heeysta ay iska ilooween hay’adaha Gar gaarka, isla markaan inta hartay ee Caruurta iyo dadka da’da ah ay qarka u saaran yihiin Macluulsha heeysta in ay u geeriyoodaan.
  
Dadkan ku nool deegaankaasi ayaa waxaa ay sheegeen in bilihii ugu danbeeyay ayan wax gar gaar ah ka helin hay’adaha Samafalka isla markanaa xeryaha deriska la aha ay quudin ka wadaan iyagana aan wax isku day ah xitaa loo geeysan.
 
Carurta dadooda ay ka yartahay 5 sano ayaa waxaa ay yihiin kuwa u nugul macluusha isla markaana dhibaatada ay iyaga la soo deristay waxaana ay ka dalbadeen dhamaan hay’adaha gargaarka in ay la soo gaaraan gurmada Deg Deg ah dakaasi.

 

 

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >