Home arrow Kaalmo arrow Boob Loogeystay Gaari Raashin Usiday Hay'adda WFP
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:36
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 10 2008
Boob Loogeystay Gaari Raashin Usiday Hay'adda WFP
Written by Ali Moallim   
Thursday, 10 April 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Gaari raashiin mucaawino ah siday ayaa maanta ku rogmaday deegaanka KM4 ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii gaarigaasi ay ku soo xoomeen dad weyne fara badan, isla markaana boob u geestay qaar ka mid ah raashiinkaasi Mucaawinada ah.

Mid ka mid ah dadkii goob joogeyaasha ayaa ayaa sheegay in dadkaasi oo caro ay ka muuqatay kuwaasi oo dhagxaan ku weerareen gaariga, isla markaana qaar ka mid ah raashiinkii saarnaa Gaariga boob ugeystey, iyagoona dhaawac fudud u geystay wadihii Gaarigaasi rashinka macawinada ah sidey.

Qaar ka mid ah dadkaasi boobka geestay oo saxaafada la hadlay ayaa ku andacooday, in gaariga raashiinka uu waday uu ahaa mid mucaawino ah, isla markaana iyga loogu talagalay, balse laga wareejiyay, sida ay yiraahdeen dadkaasi boobka geystey.

Ma'ahan markii ugu horeysay oo mucaawino lagu booboo magaalada Muqdisho, waxaan waqtiyadan danbe maalinba maalinta kadanbeysa sii kordhaya sicir bararka cunta qutul datuuriga ah.



Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >