Home arrow Kaalmo arrow Al-Shabaab oo Sheegay in Aysan horjoogsaneynin Hay'adaha Gargaarka
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:138
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:66
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:48
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:333
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jan 11 2008
Al-Shabaab oo Sheegay in Aysan horjoogsaneynin Hay'adaha Gargaarka
Written by Ali Moallim   
Friday, 11 January 2008

Muqdisho (insidesomalia.org) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo howlaha ay Hay'adaha Samafalka ugu gargaarayaan Dadka Soomaaliyeed, isla markaasana aysan wax dhibaato ah u geysaneynin

Sheekh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) oo Afhayeen u ah Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Dadka wax u qabanaya shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gudaha Dalka Soomaaliya.

"Waxaan u sheegayaa hay'addaha gargaarka ee Gobolada Bay iyo Bakool jooga anaga waxaan la dagaalameynaa Ciidamada Itoobiya iyo kuwa la safan ee weerar kuma nihin ciddii umada wax u qabaneysa, haddii ay ajaaniib yihiin iyo haddii ay Soomaali yihiin intaba"ayuu yiri Mr Roobow.

Afhayeenka ayaa waxaa uu sheegay in aysan jirin wax kulan ah oo uu la yeeshay mas'uuliyiinta Hay'adda MSF-Belgium ee ka howlgasha Gobolka Bakool.

Waxaa uu hadalka Afhayeenka ku soo beegmayaa xili ay dhawaan Dowlada Federaalka KMG Soomaaliya ay ku amartay Hay'ada MSF-Belgium in ay isaga baxdo Dalka Soomaaliya, iyadoo taasina sabab uga dhigtay in mas'uuliyiinta Hay'adaas ay la kulmeen Shiikh Mukhtaar Roobow.

Dhanka kalena Shiikh Roobow waxaa uu sheegay in dagaal shalay ka dhacay Deegaanka Iidaale ee Gobolka Bay uu u dhaxeeyay Ciidamadiisa iyo Ciidamo u daacad ah Dowladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay dagaalkaasi ku itaal roonaadeen Ciidamadiisa.

Hadalkan Afhayeenka Ururka Al-Shabaab ayaa waa uu kusoo aadayaa xili la sheegayo in Ciidamo ka tirsan Maxkamadihii Islaamiga ahaa ay dhaqdhaqaaqyo ka wadaan deegaano dhowr ah oo ku yaala Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Sheek Muqtaar Roobow oo ahaa teliye xigeenka Amriniga Golihii Maxaakiimta Ialaamka ayaa beriyahan danbe waxaa lasoo sheegayaa in uu howlgal Ciidan kawado qeybo kamid ah Gobalada Bay Iyo Bokool,halkaasi oo deegaan ahaan uu kasoo jeedo .

 

 

Comments (1)add
ilaahey ha cabsada oo daaya dadka wadankina u shaqeynaya
written by muuna xassan , August 27, 2008
walaalo bacda salaan waxan idin sheegayaa in aad dadka wadankiina ka shaqeynaya aad iska deysaan aadna waan idin salaamayaa

byyyyyyyyyy
report abuse
vote down
vote up
Votes: +0
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >