Home arrow Kaalmo arrow MSF oo Deeq Gaarsiisay Isbitalka Mareereey
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:422
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Feb 18 2008
MSF oo Deeq Gaarsiisay Isbitalka Mareereey
Written by Ali Moallim   
Monday, 18 February 2008

Muqdisho (insidesomalia.org)-Hay’ada MSF Holland ayaa deeq Daawo ah gaarsiisay Isbitaalka Deegaanka Mareereey ee Gobolka Jubada Dhexe tan iyo markii ay hay’ada ka baxday Gobolka Jubooyinka.


Deeqdani oo ka koobneed daawo iyo raashiin quudinta Caruurta loogu tala galay ayaaa waxaa la soo gaarisiyay Isbitaal yar oo ku yaal deegaanka Mareereey ee Gooblka Jubada hoose, Isbitaalkaasi oo ay horay u taakuleeyn jirtay hay’ada MSF Holland.
Gudoomiyaha Deegaanka Mareereey oo ka war bixinayay deeqdaasi waxa ay ka kooban tahay iyo sida lagu soo gaarsiiyay ayaa waxaa uu sheegay in daawo iyo quudinta Caruurta ay ka kooban tahay deeqdaasi ay soo gaarsiisay Hay’aa MSF Holland.

Hay,ada MSF ayaa Dabayaaqadii Bishii tagtay isaga guurtay Deegaanada Hoos taga Gobolada Jubooyinka, taas oo timid markii qaar ka mida shaqaalaheeda lagu qarajiyay Magaalada Kismaayo, Kadib markii Miino Wadada dhineceeda loo dhigay.

Deeqdani ayaa waxaa ay tahay tii ugu horeeysay ee gar gaar ka socda hay’ada MSF Holland ay soo gaarsiiyaan deegaanada Jubooyinka tan iyo markii hay isaga bexeen gobolkaasi.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >