Home arrow Ganacsiga arrow Xilibaanada Baarlamaanka oo eedeyn u jeediyay Ganacsatada Soomaaliya
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 23 2008
Xilibaanada Baarlamaanka oo eedeyn u jeediyay Ganacsatada Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Sunday, 23 March 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)-Qaar ka mid ah xilibaanada Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ee kusugan Magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay sicir bararka ka jira Dalka, iyagoo arrintaasi ku eedeeyay Ganacsatada waaweyn ee wax soo dejisa.

 

waxaa dhowaanahan circa isku sii shareeraya qiimaha lakala siisto Cuntada daruuriga ah iyo badeecooyinkan kale ee lagamaarmaanka ah, waxaan sara ukacan si isku midd ah u saameeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada, haba ugu darnaadeene kuwa danyarta ah ee kunool xerooyinka Qaxootiga,waxayn Xilibaanada Baarlamaanku ka hadleen cida iska leh Masuuliyadaasi, kadib Shir Jaraa’id oo ay qabteen.

 

Xilibaan xaawo Cabdulaahi ayaa waxa ay sheegtay in ay aad uga xun yihiin in Maciishada lagu qaali gareeyo Dadka danyarta ah oo markii hore ka barakacay dagaalada Magaalada Muqdisho,iyadoo sheegtay in ay Mas’uuliyadaasi leeyihiin Ganacsatada keena Badeecadaha iyo sidoo kale lacagaha lagu daabaco deegaano ay ka mid yihiin Puntland.

 

Xilibaan caasho cabdulaahi ciise oo iyana hadashay ayaa sheegtay in Ganacstada looga baahan yahay inay u naxariistaan Dadka danyarta ah.

 

Marka laga sootago raashinka laga keeno dibadaha waxa cirka isku shareeray Dalagyadii ka soo bixi jiray Dalka Soomaaliya Gudihiisa, sida Digirta Galayda iyo Masagada, mana cada saameynta arrintaan hadii ay sii socoto ay keeni doonto,ayadoo dadka qaaray saadalinayaan in arinta hadii ay siisocoto oo aan si deg deg ah wax looga qaban ay dhici karto in ay dadbadan Gaajo udhimandoonaa.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >