Home arrow Ganacsiga arrow Xaalada Suuqa Bakakraha oo Saaka Cakiran
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:422
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Feb 21 2008
Xaalada Suuqa Bakakraha oo Saaka Cakiran
Written by Ali Moallim   
Thursday, 21 February 2008

Muqdisho, (insidesomalia.org)-Ciiadamo ka tirsan kuwa Dowladda oo aad u tiro badan ayaa saaka waabarigii soo galay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha, iyadoo Ciidamada ay rasaas ooda kaga qaadayaan cidda ay Suuqa ku dhex arkaan, waxaana la maqlayaa qaraxyo iyo rasaas oo ka dhacaya gudaha Suuqa Bakaaraha.

Laba qarax oo ah nooca Baambaanooyinka ayaa laga maqlay suuqa, kuwaas oo lala beegsanayey Ciidamada Dowladda, iyadoo laba Qaraxa ka kala dheceen Suuqa qeybta Bacadlayaasha dharka iyo qeybta Badarka, waxaana Ciidamada iyo ragga Bambaanooyinka la beegsaday ay isweydaarsanayaan rasaas aad u xoogan.

Qaraxyada ka dib ayaa la sheegayaa in Ciidamada Dowladda Suuqa gudaha ugu jiray ay dib uga soo gurteen, lamana oga ilaa iyo hadda qasaaraha ka dhashay qaraxyada iyo rasaasta kasocota Suuqa iyo agagaarihiisa.

Sidoo kale Ciidamada ayaa waxaa lasoo sheegayaa in ay Dadka ka celeyeen galitaanka  suuqa, iyagoo rasaas aan loo aaba yeelin ku ridaya Dadka doonaya in ay soo indha indheeyaan Ganacsiyadoodii.

rasaastii la isku ridayey ayaa waxay  haleeshay laba qof oo rayid ah sida uu inoo xaqiijiyay mid ka mid ah dadkii saka u kalahay Suqqa  Bakaarah, balse isga soo laabtay markii uu gali waaayey Suuqa.

Maalintii Sedexaad ayaa waxaan jirin wax dhaq dhaqaaq Ganacsi oo ka jira Suuqa ugu weyn Soomaaliya, iyadoo aysan jirin cid ka tirsan Dowladda Federaalka KMG soomaaliya oo ka jawaabaysa cabashada dadweynaha.

 

 

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >