Home arrow Ganacsiga arrow Xaalada Suuqa Bakaaraha oo Cakiran
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Dec 11 2007
Xaalada Suuqa Bakaaraha oo Cakiran
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 11 December 2007
Suuqa BakaarahaMuqdisho,(insidesomalia.org) - Xaalada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa saaka cakiran,kadib saaka markii ay ka dheceen Dagaal xoogan oo udhexeeya dhinacyadii Mugdisho ku Dagaalamayey.

Wadooyinka lagasoogalo Suuqa Bakaaraha ayaa la tilmaamayaa in saaka uu Dagaal ku dhaxmarey Ciidamda Dowlada KMG Soomaliya iyo Kooxo hubeysan, ayadoo dhowr Bambaano lala beegsadey Ciidamo ka tirsan Boliska oo ku suganaa Isgoyska H/wadaag.

Dad Goob Joogayaal ah ayaa waxay sheegayaan in ay indhahooda ku arkeen Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda iyo Dad Rayid ah oo Qasaaro soo gaaray, kuwaas oo ku waxyeeloobey Miino kuwa Gacanta laga hago ah, oo lagu aasay Wadada Isgoyska H/Wadaag qarkeeda.

"Waxaan indhaheyga saaray, Dad caraya, iyo kuwo ay waxyeeleysay Miinada Dhulka lagu aasey oo mar kaliya dhawaqeeda uu ila gil gilay goobtii aan joogey, Askar dhowr ah oo Dhulka jiifta iyo Dad rayid ah ayaan arkayey"ayuu yiri Goob Jooge Magaciisa qariyey.

Suuqa Bakaaraha Ganacsiga Suuqa ayaa gebi ahaanba istaagay, iyadoona dhaq dhaqaaqa Dadka iyo Gaadiidka sidaasi si lamid ah u istaageen.

Ciidamada Dowladda ayaa Rasaas aan loom eel dayin furaya , waxaana la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen Rasaastaas Dad Rayid ah oo gaara 4 Ruux, kuwaasi oo marayrey halka ay iska hor imaadyada ka dhaceen.

Si kastaba ha ahaatee Rabshadaha sii laba kacleynaya ee ka aloosan Suuqa Bakaaraha ayaa saameyntii ugu ballaarneyd ku yeeshay Dadka nolol Maalmeedkooda uu ku tiirsan yahay suuqaasi, iyadoo aan muuqan ilaa iyo hada wax xal ah oo laga gaarayo qul qulatooyinka ka aloosan Suuqaasi.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >