Home arrow Ganacsiga arrow Suuqa Bakaaraha oo Maanta Furmey
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:409
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:315
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 10 2008
Suuqa Bakaaraha oo Maanta Furmey
Written by Ali Moallim   
Monday, 10 March 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Xaalada Suuqa Bakaaraha oo maalihii la soo dhaafay aheyd mid cakiran ayaa saaka u muuqata mid caadi ku soo noqoatay, iyadoo markii ugu horayasay mudo 3 Maalmood ah la arkayay Gadadiidka Dadwemaha oo gudaha Suuqa soo gelaya

Suuqa oo Maalmihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen Ciidamada Boliiska Dowladda Soomaaliya ayaa saaka Dadka Meherada Ganacasiga kuleh Suuqaas iyo weliba kuwa ka dukaamayasta ay ku soo kaleheen, si ay uhubiyaan xaalada Suuqa iyo weliba sida ay yihiin Goobohooda Ganacsi.

Lagasoo bilaabo gelinkii danbe ee Maalintii Khamiista ayaa Gacasiga Suuqa Bakaaraha noqday mid xaniban, kadib marakii Ciidamada Booliiska Dowladda Federalaaka KMG ah ee Soomaaliya ay guadaha u soo galeen Suqaasi, xiligaa kadibna uu dhamaan hakad uu ku yimid Ganacsigii suuqa.

Inkastoo Goobaha Ganacsiga aan weli rasmi haan loo furin hadana xaalada Suuqa ayaa saka u muuqabanyasa mid caadi ku soo laabatay.

Ganabasatada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa weli ka walaacsan mustaqbalka Ganacasiga Suuqaas sababo laxirra is ka hor imaayada ku dhexmaraan Ciidamada Dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda oo sababay in Suuqa laga kala cararo.

Maalmo ka hor ayaa Suuqa waxaa uu ahaa mid dadka mehradaha Ganacsi ku lahaa in ay alaabadooda isaga rartaan Suuqaasi, iyago ka baqdin qaba in waxyeelo kale ay ka soo gaarto dhanka Ciidamada Dowladda intii uga hartay hantidooda.

 

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >